Home » 8:55 pm
Entries posted on “July, 2015”
Hargeysa,16july,2015(QJ/SDN)-Muuqaal sir ah oo laga helay kulan dhawaan dhexmaray Wasiirkii maaliyadda xukumadda Siilaanyo Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Qurbejoog beeshiisa ah ayaa muujiyay dardaaranka uu faray qurbejoogaasi oo ah in Beeshoodu yeelatay han Madaxweyne halkii hore Wasiir xigeenno iyo Wasiiro ku niyad samayd. Cabdicasiis Samaale, oo aan saxaafadda lagu arag intii uu xilka iska casilay ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Madaxweynahay JSL Axmed Maxamed (Siilaanyo) ayaa guud ahaan ummadaha islaamka gaar ahaanna shacbiga Somaliland wuxu ku hanbalyeey munaasibadda Ciidal-fidriga. sidaasna waxa lagu sheegay qoraal kasoo baxay qasriga Madaxtooyada Somaliland uuna ku saxeexan yahay Xoghayaha Gaarka ah ee Xafiiska Saxaafadda Madaxtooyada JSL. Naasir Yuusuf Daahir (Nasir Naska) Waxana qoraalkaas oo nuqul ka mid ahi soo gaadhey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,16july,2015(QJ/SDN)-Waaxda Warfaafinta Ee Xisbiga Waddani ayaa magcawday xilal cusub Sidaasna waxa lagu sheegay qoraal kasoo baxay Xafiiska waaxda Warfaafinta Waddani Uuna Kusaxeexan yahay Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) ,oo soo gaadhey shebekeddan Oodweynenews Waxana qoraalkaasi u dhigan yahay sidan hoos ku cad:- Waaxda Warfaafinta ee Xisbiga Waddani Hargeysa, 16/7/2015ka, Ujeeddo: Magacaabid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,16july,2025(QJ/SDN)-Siyaasiga Cali Yuusuf ‘Cali-guary’ oo ah Gudoomiye Ku-Xigeenka 3-aad Ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID,ayaa meesha ka saaray in Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir yahay Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland,waxaana uu intaas raaciyay inuu yahay oo kali ah Suldaanka Beelaha Ciiddagle sida uu hadalka u dhigay. Waxa uuu sidaas ku sheegay qoraal kooban oo uu ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,16july,2015,(QJ/SDN)- Wasiirka diinta iyo awqaafta somaliland ayaa ku dhawaaqay in barri oo jimce ah ay tahay ciidu-fidri, wasiirka oo la hadlayay idaacadda qaranka ee Radio-Hargeysa. ayaa sheegay in deegaano ka mid ah dalka somaliland laga arkay bisha shuwaal, taasina ay la micno tahay in barri haddii allah awooda leh uu idmo laga ciidi doono guud […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,15,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Nuur Carraale, Duur, Ahna Xubin sare oo katirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa ka falceliyey xubno saddex ahaa oo maalintii shalay iska casilay xisbigaas. Maxamed Nuur Carraale Duur, ayaa qoraal kooban oo uu Bartiisa Face-book-ga soo dhigay waxa uu ku sheegay inaanay cay iyo aflegaaddo geyin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa:Jully,15,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo, ayaa goor dhaweyd Magacaabay Guddii heer qaran ah oo loo igmaday inay qabanqaabiyaaan Aas qaran oo loo samayn Marxuum Fu’aad Aadan cadde oo shalay ku geeriyooday Dalka Turkiga. Sidaasna waxaa lagu sheegay war-saxaafadeed ka soobaxay madaxtooyada Somaliland oo goor dhaweyd soo gaadhay Xafiiska Wararka ee Qurbejoog.com, waxana uu u dhignaa sidan: WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Borama:Jully,16,2015(SDN/QJ)-Sarkaal Ciidamada Sirdoonka Somalia ku dareen liis 12-qof ka kooban oo madaxooda la dul dhigay boqolaal ku Oo Dolla, isla-markaana Al-shabaabnimo lagu eedaynayo, ayaa sheegay inuu ku nool yahay magaalada Borama, isla-markaana aanu arrintaas waxba kaga jirin. Sarkaalkan oo magaciisa lagu sheegay Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, ayaa dhalasho ahaan kasoo jeeda Gobolka Awdal, waxana madaxiisa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Jully,16,2015(SDN/QJ)-Felix Kiprono oo ah qareen u dhashay dalka Kenya oo dhawaan shaaciyey inuu Guur ka damacsan yahay Gabadha curad ee uu madaxweyne Obamaha Maraykanku dhalay, isla-markaana soo bandhigay yarad xoolo nool ahaa oo aad u xiiso badnaa, ayaa shaaciyey inuu qaatay diinta islaamka. Felix Kiprono Matagei,oo aduunka caan ka noqda kadib markii uu ku dalbaday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,16,2015(SDN/QJ)-Adduunyadan hore u martay waxa si weyn u kala duwan nolosha dalalka iyo magaalooyinka, waxana jira Goobo si gaar ah loogu aqoonsaday in ku noolaanshahoodu ka qaalisan yahay meel kasta oo caalamka kamid ah. Haddii dad badani aaminsan yihiin Magaalooyinka Yurub iyo Maraykanku ugu nolol qaalisan yihiin caalamka arrintaasi sidaas ma wada aha oo tirada […]
Posted in Uncategorized | Read More »