Home » 12:37 pm
Entries posted on “July, 2015”
Hargaysa 17.July 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee wadani cabdiraxmaan maxamed cabdilahi ciro ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey ka dib markii safar shaqasi ah uu ugu maqanaa dalka aynu jaarka nahay ee jabuuti. Gudoomiyaha oo ugu horeyn ka hadlaya safarkii uu ugu maqanaa dalka jabuuti ayaa waxaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, 16 July 2015(QJ/SDN) – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia (SRSG) Nicholas Kay extends his heartfelt greetings to Somali people on the occasion of Eid-ul-Fitr. “I convey to all Somalis and their families Eid Mubarak, as they gather to celebrate Eid-ul-Fitr. As the holy month of Ramadan comes to a close, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 17.July 2015 (SDN/QJ)- Saalada Ciidul Fitriga ayaa magaalada Garoowe si weyn looga ciiday waxaana dadweynaha ay ku tukadeen intooda badan Garoonka kubadda Cagta Mire Awaare iyadoo ay jirto in dadweynahu ay ku tukadeen Masaajiyada waa weyn ee Garoowe, Waxaa salaada Ciida kala qayb galay dadweynaha raysal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe,17july,2015(QJ/SDN)-Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa maanta oo Jimco ah kula ciiday magaalada Garowe boqolaal kamid ah dadweynaha degmadaas oo maanta u dabaal-degayay munaasabadda Ciidul-Fidriga. Ra’iisul-wasaare Cumar oo ay dhinacyada ka taagan-yihiin madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ,Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Nugaal ayaa salaaddii Ciidda ku tukaday garoonka kubadda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera,17july,2015(QJ/SDN)-Wararka naga soo gaadhaya Magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil,ayaa sheegaya in xaafad ka tirsan Magaaladdaasi uu Saaka uu qabsaday dabxoogani. Dadkan ayaa ka kacay Xaafadda Fiinlayn ee Magaaladda Berbera,iyada oo aan ilaa hadda si rasmi ah loo aqoonsan sababta keentay,waxaana gurmad xoogan ka galay Masuuliyiinta Degmadda oo uu horkacayo Maayarka Magaaladda Cabdishakuur Cidhin.
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 17.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo xubno kale oo ka tirsan labada Gole ee dowladda iyo boqolaal dadweyne aad u fara badan ayaa maanta salaaddii ciidda kula tukaday masjidka Isbaheyga Islaamka ee magaalada Muqdisho. Waxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,17,2015(SDN/QJ)-Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey(aadan-siiro) oo kamid ah culimada Waaweyn ee Somaliland, ayaa si saraaxad leh uga hadlay xaaladda Guud ee Dalka, waxana uu si gaar ah farriin ugu diray Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye iyo Golaha Guurtida Somaliland. Sheekha oo ka Hadlay Madashii maanta Salaadda Ciidda lagu tukaday ee Garoonka Xawaadle, ayaa si cad u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 17.July 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland Saaka Si weyn looga oogay Tukashada Labada Rak-cadood ee Salaada Ciidul Fidri. Madaxweyne kuxigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdurraxmaan Cabdullaahi Saylici oo ay Weheliyaan Madax ka Tirsan Golayaasha Qaranka ayaa Shacab tiro badan oo ku dhaqan Caasimada Hargaysa Waxa uu kula Tukaday Garoonka kubbadda Cagta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,17,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa laga helay Muuqaal sir ah oo ku saabsan kulan uu dhawaan Hutel Maansoor ugu qabtay Qurbejoog beeshiisa kasoo jeeda, isagoo halkaas ugu soo bandhigay hankiisa madaxnimo. Muuqaalkan ayaa nuxurkiisu ahaa inuu Mudane samaale kooxdaas ay isku qoyska yihiin ku dhiirrigeliyey inay ka Hawlgalaan sidii beeshu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Stockholm:Jully,15,2015(SDN/QJ)-Ra’isal wasaaraha dalka Sweden Steven Loven, ayaa cisbitaalka la dhigay kadib markii uu waxoogaa caloo xanuun ah dareemay. Xanuunka ra’isulwasaaraha ayaa ku soo beegmay markii uu kasoo noqday Addis Ababa oo uu kaga qaybgalay shir caalami ah. Xoghayaha arrimaha saxaafada ee ra’isulwasaaraha, Anne Ekberg, ayaa sheegtay in baadhis dhanka caafimaadka ah lagu xaqiijiyey in xanuunka […]
Posted in Uncategorized | Read More »