Home » 6:05 am Entries posted on “July, 2015”

Taariikh Nololeedkii Jaamac Cabdilahi Qaalib {Diirqadhaadh} Qalankii ;Fuaad Cusmaan Muxumed {Shibiin}

Qalinkii Fuaad Cusmaan Muxumed { Shibiin } Jaamac Wuxuu Dhashay 1929 kii, wuxuu ku dhashay magaalada Hargeysa gaar ahaan xaafadda jameeco weyn ee degmada maxamuud haybe.  Jaamac Cabdilahi wuxuu ka soo jeeda qoys caan ah oo laga yaqaan dhammaan geeska Africa. Dhulka ay Soomaalidu Degto, aabihii wuyuu ahaa magaciisu xaaji Cabdilahi diir qadhaadh oo ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Afar Kamid ah Ciidamada Maamulka Puntland Oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday

Garowe:Jully,18,2015(SDN/QJ)-Illaa iyo haatan inta la xaqiijiyey afar kamid ah ciidamada Maamul-goboleedka Puntland, ayaa geeriyooday, halka saddex kalena dhaawacmeen, kadib markii uu gaadhigii ay saarnaayeen kula dhacay inta u dhexeysa deegaanka Tuka-raq iyo magaalada Garowe. Dr.Cabdisalaan Axmad Jaamac oo ah agaasimaha guud ee isbitaalka Garowe oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa xaqiijiyey dhimashada iyo dhaawaca ciidankaasi, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Madaxweynaha waan la sheekaystay oo waxa uu yidhi siddeedaa la igu bilaabaa oo la leeyahay annagana reerkayaga Wasiir-ku-xigeen yar baad na siisay, waxana ku xeeran dad aqoontoodu…”Prof. Axmed I.Samatar.

London:Jully,18,2015(SDN/QJ)-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa si qoto dheer uga Hadlay dhibaatooyinka Haysta Xukuumadda Somaliland, kuwaas oo u arko inay lagama gudbaan yihiin, isla-markaana loo baahan yahay xalkii lagaga bixi lahaa. Axmed Ismaaciil Samatar oo khudbad u jeediyey Jaaliyadda somaliland ee dalka Ingiriiska, ayaa dhibka ugu weyn ee xukuumadda haysta ku sheegay mid dhinaca qabylaadda salka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Anigaa Madaxweyne Khaatumo u ah oo wada-hadal aanu Somaliland la leenahayna ma jirto.” Prof. Cali Khaliif.

Muqdisho:Jully,18,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dibad-wareegga ah ee Maamulka KHaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh, ayaa ma Ka hadlay warar sheegaya inay wada-hadal la fureen Somaliland, waxana uu sheegay inaanu jirin wax wada-hadal ah oo haatan jiraa. Cali khaliif oo la hadlay warbaahinta Munaasibadda Ciidda Awgeed, ayaa tilmaamay in wararka soo baxaya ee sheegaya inay jiraan wada-hadal maamulkiisu la furay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maydka Marxuun Fu’aad Aadan-cadde oo Sabtida Beri Hargaysa laga soo Dejin doono iyo Gudida qaban qaabada aaska oo ka hadlay qaabka uu aasku u dhacayo

Hargaysa 18.July 2015 (SDN/QJ)- Gudidii heer qaran ee madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland u xil saaray Aaska Marxuum Fuaad aadan Cade ayaa Qoraal Kooban oo ay Soo Saareen Waxay ku Cadeeyeen in Maydka Marxuunka Beri oo Sabti ah Saacadu markay tahay 10:30 Barqo-nimo laga soo dejin doono Madaarka Cigaal ee Caasimada Hargaysa. Gudida Heerka Qaran Waxay ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Uganda announces air force deployment in Somalia.

The Ugandan air force says it is going to deploy fighter jets in Somalia to help the war-torn country battle al-Shabab militants. A spokesperson for Uganda’s air force said Friday that the deployment comes as part of the African Union (AU) mission’s operations in Somalia to retake more areas from the militants.   “The AU […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Obama won’t be visiting relatives’ village during Kenya visit, says ambassador

NAIROBI (AFP) — US President Barack Obama won’t be visiting his Kenyan relatives in their home village in the west of the country during his trip to Kenya later this month, the US ambassador said.   “I can confirm that unfortunately President Barack Obama will not travel to Kogelo during his visit to Kenya,” Robert […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Suldaan Mahamed Suldaan Cabdi Qaadir iyo Soomaliland oo Dhan Waa isku Miisaan In Lacaayana Ma istaahilo ,Shakhsigga Suldaanka Caayaayna Waa Qof Soomaliland Oo Dhan Cayay ‘Waana inuu Raligelin Bixiyaa .

Soomaliland Awal Hore Waxay Ka Badqabtay in Lacaayo Saladiinta  Cuqaasha Culumo awdiinta ,Lkn Manta  waxay  usoo Dhigten,Suldaan Maxamed S.Cabdi Qadir In Laacayanna Ma Istaahilo. Xaqiiqdii Qofka Waxa ka sheegga Suldaanka Guud Ee Beelaha Soomaliland Suldaan Maxamed S.Cabdi Qadir  waa qof dhamaan Cayaay oo meel kagaga dhacay Shacabka Soomaliland Qaran Joog iyo Qurbo Joog iyo Dawladda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Maanta Dhagax-dhigay Waddo Laami ah (SAWIRRO)

Laascaanood,17july,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland, Xirsi Cali Xaaji Xasan oo ay Wehlinayeen Wasiirro iyo Xubnaha ka ka tirsan Xukuumada Somalialnd ayaa Maanta dhagax-dhigay Wado laami ah oo laga dhisayo magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool, isagoo sidoo kalena Xadhigga ka jaray Mashaariic la dhameystiray, ballanna-qaaday kuwo kale kaddib markii Magaalada u yimaadeen ka qaybgalka dabaal-dagga Ciidda Soon-fur. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Garabka dhalinyarada Ee Heer Qaran Xisbiga Waddani Waxay U Arkaan Is Casilaadii Uu Is Casilay Gudoomiyihii Hore Ee Garabka Dhalinyarada Maxamuud Cabdilaahi Gaagaab in ay Tahay Wax iska Caadiya’’ Xoghaya Dhallinyarada Xisbiga Waddani Cabdifataax Siciid Axmed.

Hargeysa,17july,2015(QJ/SDN)-Garabka dhalinyaradda ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI,ayaa markii ugu horraysay ka hadlay xubno uu ku jiro Gudoomiyahoodii oo dhawaan iska casilay Xisbiga. Waxayna sheegeen in is-casilaadda Gudoomiyahoodii tahay wax iska caadi ah,isla markaana ka mid ah Sunnaha Dimuqraadiyadda. Qoraal kooban oo soo saaray Xogahayaha guud ee garabka dhalinayaradda heer qaran ee Xisbiga WADDANI oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »