Home » 9:43 pm Entries posted on “July, 2015”

Hogaamiyaha Ruuxiga ah ee Iiraan oo sheegay in aanay Waxba iska bedelin Mowqifkoodii Maraykanka.

Hargeysa18july,2015(QJ/SDN)-Hoggaamiyaha Ruuxiga ah ee Dalka Iiraan, Ayatullah Cali Khamenei ayaa u sheegay shacabka waddanka Iiraan in heshiiskii toddobaadkii hore ay la galeen dalka Maraykanka iyo quwadaha waaweyn aanu muujinayn inuu jiro wada-shaqayn ay Maraykanka kala sameynayaan arrimaha kale ee labada dal ku kala aragtida duwan yihiin.   Ayatollah Khamenei oo ka Hadlayay Heshiiskii Hubka Nukliyeerka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Suuqii Ganacsiga West-gate Mall Oo Qaybo Ka Mid Ah Albaabada Loo Furay.

Nairobi,18july,2015(QJ/SDN)-Suuqii Ganacsiga Westgate Mall ee Magaalada Nairobi ayaa maanta dib loo furayaa muddo labo sano kadib, weerarkii Al Shabaab ay dad badani ku laayeen oo ka dhacay Suuqaasi.   Dayactir iyo dib u hagaajin weyn oo lagu sameeyay Xarunta Suuqaan ayaa suuragelisay in dib loo furo maanta oo Sabti ah, waxaana albaabada Suuqa laga sameeyay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DEG DEG: Ciidamada Dowladda iyo Amisom oo la wareegay Degmada Ufurow ee Gobolka Baay

Afurow,18july,2015(QJ/SDN)-Ciidamada Dowladda Somaliya, Amisom iyo Xoogaga Ahlu Sunada Gobolada Koonfureed, ayaa waxay goor dhow bilaa dagaal kula wareegen      Degmada Ufurow ee Gobolka Baay.   Ciidamada Huwanta oo ka soo dhaqaaqay dhinaca Degmada Qansaxdheere, ayaa si buuxdo gacanta ugu dhigay Degmadaasi Ufurow, markii ay isaga baxeen Ciidamada Ururka Al Shabaab.   Ilo wareedyo, ayaa Dhacdo.com u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Suuqii Caanka ahaa ee Westgate Oo Laba Sano Kadib Maanta Dib Loo Furay

Nairobi:Jully,18,2015(SDN/QJ)-Waxa markii ugu horraysay muddo laba sano ah dib loo furay Suuqii Ganacsiga Westgate Mall ee Magaalada Nairobi, kadib weerarkii ay shabaabku ku qaadeen. Dayactir iyo dib u hagaajin weyn oo lagu sameeyay Xarunta Suuqaan ayaa suuragelisay in dib loo furo maanta oo Sabti ah, waxaana albaabada Suuqa laga sameeyay dhismooyin adag. Dib u furista […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Reer Somaliland Oo Madax Iyo Minjo Aan u Kala Hadhin Aaska Marxuum Fur’aad Aadan Cadde Oo Maanta God Galay

Hargeysa:Jully,18,2015(SDN/QJ)-Shacabka Somaliland, ayaa maanta si weyn uga qaybgalay Aas Qaran oo Magaalada Hargeysa duleedkeeda loogu sameeyey Marxuum Fu’aad Aadan Cadde, La-taliyihii hore ee Madaxweynaha dhinaca Arrimaha Bariga oo dhawaan ku Geeriyooday Dalka Turkiga. Aaska marxuumka, ayaa marka laga tago dadka shacabka ah, waxa si weyn uga qaybgalay Madaxda qaranka oo muxaafid iyo mucaaridba leh, kuwaas […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Banaanbaxyo maanta ka kala dhacay Magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar

Muqdisho/jawhar,18july,2015(QJ/SDN)-Banaanbaxyo siyaabooyin kala duwan loo soo agaasimay, ayaa maanta waxay ka kala dhaceen Magaalooyinka Jowhar iyo Muqdisho, iyadoo midka Jowhar ka dhacay ay ku dhaawacantay ilaa saddex ruux. Shacabka ku dhaqan Magaalada Jowhar, ayaa ka carooday dil maalin ka hor Magaaladaasi loogu gaystay mid ka mid ah dadka Magaalada, waxaana dilkaasi gaystay askari ka tirsan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Deegaannada ay Ahlu Sunnah Gacanta ku Hayaan Oo Maanta Ciidda Looga Dabbaaldegayo

Dhuuso marreeb:Jully,18,2015(SDN/QJ)-Inkastoo dunida islaamka maalintii shalay laga ciidday, haddana waxa jirta in qaybo kamid ah soomaalia maanta oo Sabti ah looga dabbaal degayo maalinta farxadda ciidul fidriga. Deegaannada ay gacanta ku hayaan Maleeshiyadda Ahlu sunna ee Gobolka Galgaduud, ayaa iyagu maanta galay maalintii koowaad ee Ciidul fidriga, iyadoo maalintii shalay hoggaanka maamulkaasi shaaciyey inay ramadaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’isal wasaaraha Somalia Oo Xuduudda Maamul-goboleedka Puntland Ku Tilmaamay Lama Taabtaan

Hargeysa:Jully,18,2015(SDN/QJ)-Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, Ra’isal wasaaraha Somalia, ayaa sheegay in xuduudda Maamul-goboleedka Puntland ay tahay lama taabtaan oo aan waxba laga beddel Karin. Ra’isal wasaaraha oo salaaddii ciidda ku tukaday deegaanno ku yaalla Gudaha Maamulkaas, ayaa goob fagaare ah ka sheegay in si qaranka somaliweyn loo dhiso ay waajib tahay in xuduudda Maamuulka Puntland aan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xoghayaha Siyaasada Xisbiga Ucid oo jawaaab adag ka bixiyey hadal ka soo Yedhay Gudoomiyaha Sadaxeed ee Xisbiga Ucid Cali Gurey ;Caliyoow laga fiican in ninka cimri taagan waxwalba dhex dabaasho, Suldaan Maxamed inuu yahay Suldaanka guud ee Somaliland meel wal oo somali ka degto geeska Afrika waa laga ogyahay.

london 18July15(SDN/QJ)Xoghayaha Siyaasada ee Xisbiga Ucid Abokor Maxamed ayaa jawaab adag ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Gudoomiyaha sadexaad ee xisbiga Ucid Mujaahid Cali Gurey xoghayaha ayaa waxa uu hadalkiisa ku bilaabay Caliyoow laga fiican in ninka cimri taagan waxwalba dhex dabaasho, Suldaan Maxamed inuu yahay Suldaanka guud ee Somaliland meel wal oo somali ka degto […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hoggaamiyaha Al-shabaab Oo Farriin Gaar ah u Diray Kooxda Ku Dagaallanta Magaca Amiirkii Isaga Ka Horreeyey Ee Abu Zubayr

Baardheere:Jully,18,2015,(SDN/QJ)-Hoggaamiyaha Kooxda Al-shabaab, ayaa cod laga soo duubay waxa uu guubaabo ugu diray Garabka Kooxdiisa kamidka ah eek u hawlagala Magaca amiirkii isaga ka horreeyey ee Abu Zubayr. Sheekh Axmed Cumar Abu Cubaydah oo ka hadlaayay arimo kala duwan ayaa wuxuu soo hadal qaaday weerarada ciidamada Shabaab ay ka geystaan Magaalada Muqdisho iyo deeganada kale, […]

Posted in Uncategorized | Read More »