Home » 4:19 am
Entries posted on “July, 2015”
Garowe,19july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Maamulka Puntland mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa safar shaqo ugu kicitimay magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya. Wararka ayaa sheegaya in m/weyne Gaas uu halkaasi kula kulmi doono madaxda wadankaasi Kenya. Madaxweyne Puntland oo saxaafadda u waramay intii uusan gegida ka duulin ayaa sheegay in safarkiisa uu yahay mid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,19july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Maamulka KHaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh, ayaa ma Ka hadlay warar sheegaya inay wada-hadal la fureen Somaliland, waxana uu sheegay inaanu jirin wax wada-hadal ah oo haatan jiraa. Cali khaliif oo la hadlay warbaahinta Munaasibadda Ciidda Awgeed, ayaa tilmaamay in wararka soo baxaya ee sheegaya inay jiraan wada-hadal maamulkiisu la furay Somaliland iyo Puntland […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,19july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynihii Hore ee Maamul goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa La Filayaa Inuu maanta Socdaal ku yimaado Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland, Safarka cabdiraxmaan Faroole ayaan si cad loo ogeyn ujeedadiisa balse ilowareedyadda aanu ka helany warkan ayaa sheegaya in uu yahay mid Shakhsi ah iyadoo Caruurta uu dhalay ay Hargeysa kagaba Soo Horeyeen kuwaasi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu,19july,2015(QJ/SDN)-Emboldened by recent deadly attacks against African Union forces and Somali government, the reclusive leader of the Al-Qaeda linked Al-Shabab group in Somalia urged his fighters to step up attacks across Somalia. In an audio message posted on pro-Al-Shabab website on Friday, Sheikh Omar Ahmed known as Abu Ubeidah exhorted the group’s ‘commandos’ unit named […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jig-jiga,19july,2015(QJ/SDN)-Guud ahaan Deegaanka soomaalida itoobiya ayaa shalay si wayn looga ciiday iyadoona aad loo sii qurxiyay Wadooyinka,Goobaha loogu talogalay salaada Ciidul-fidriga sidoo kalana lagu qurxiyay wadooyinka laydhadh kala jaad jaad ah iyo boodhadh ay ku xardhanaayeen farxada iyo Qiimaha balaadhan ee ay maalintani u leedahay Muslimiinta ajiibtay waajibaadkii soonka. Magaalada jigjiga oo ah caasimada dowladd […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi,19july,2015(QJ/SDN)-Xili lagu wado in maalinta Jimcaha ee fooda nagu soo hayso uu magaalada Nairobi soo gaaro M/weynaha Mareeykanka Obama, ayaa amaanka guud ee Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta, waxaa la wareegay ciidamada FBI-da Mareeykanka kuwaasoo si weyn usii xaqiijinaya amaanka. M/weyne Obama oo Aabihiis kasoo jeedo Dalka Kenya, ayaa booqashadiisa waxay noqon doontaa tii ugu horeeysay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,19july,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda JSL,ayaa ka qeybaha Bulshadda ku hanbalyeeyay Munaasibadda Ciidal-fidriga,waxaana uu ILAAHAY uga barayay in uu Bishan bisheedda ku gaadhsiiyo nabad-qab iyo horumar. Waxa uu dhinac kale ka hadlay hawla horumarineed ee Xukuumadda uu ka tirsanyahay Dalka ka hirgalisay,isaga oo Bulshaddana usoo jeediyay inay Xukuumadda kala shaqeeyaan Horumarka. Wasiirka ayaa sidaas ku sheegay Qoraal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,19july,2015(QJ/SDN)-Amiirka cusub ee xarakada Alshabaab Sheekh Axmed (Abuu Cubeyda) ayaa markii ugu horreysay soo saaray dhambaal uu uga hadlayo arrimo badan oo ay ka mid yihiin xaaladda soomaaliya iyo guud ahaanba bariga afrika. Amiirka Xarakada AlShabaab Axmed Cumar(Abuu Cubeyda) ayaa soo diray dhambaal tahniyadeed oo ku aadan Munaasabadda Ciidda, kuna socda Umadda Islaamka Meel waliba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi,18july,2015(QJ/SDN)-Waxaa maanta dib loo furay Suuqa Ganacsiga Westgate Mall ee magaalada Nairobi, kaddib laba sanno markii ay Al-shabaab ku Qaadday weerar ay ku dhinteen 67-qof bishii September ee Sannadkii 2013-kii. Dad badan oo doonayay inay wax iibsadaan suuqa ayaa buuxiyay, iyadoo aad loo adkeeyay amniga dhismahan ganacsi, waxaana aad loo dhimay qiimaha lagu iibsanayo alaabooyinka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,17,july,2015(QJ/SDN)-Ciidamada Cirka Uganda ayaa sheegay in ay Somalia u dirayaan diyaarado dagaal si ay qayb uga qaataan dagaalka lagula jiro dhaq-dhaqaaqa Al-shabaab oo weli ka talisa deegaanno badan oo ku yaalla Koonfurta iyo Badhtamaha Soomaaliya. Afhayeenka ciidamada cirka Uganda, Maj. Kiconco Tabaro ayaa sheegay Jimcihii shalay in diyaaradahan xoojin doonaan howlgallada Midowga Afirka ee Somalia, […]
Posted in Uncategorized | Read More »