Home » 6:23 pm Entries posted on “July, 2015”

Madaxweynihii Hore ee Punt land oo Si diiran Hargaysa loogu soo dhaweeyay DAAWO

Hargaysa 19.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynihii hore ee Puntland Mr. Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa galabta siweyn loogu soo dhaweeyay madaarka caalamiga ah ee Cigaal International Air pot ee magaalada Hargeysa, isla markaana waxa Cabdiraxmaan Faroole ayaa waxa madaarka ku soo dhaweeyey madaxda xukuumadda Somaliland, madax-dhaqmeed, culimada iyo shacabka tiro badan oo lulaayey sawirka madaxweynihii hore […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Guddiga doorashooyinka oo markii u horreysay ka hadlay khilaafka Muddo-kordhinta & bilawga diiwaangelinta Codbixiyeyaasha DAAWO

Hargaysa 19.July 2015 (SDN/QJ)- Guddiga doorashooyinka Qarnaka Somaliland, ayaa markii ugu horreysay maanta ka hadlay muddo-kordhinta Golaha Guurtidu u sameeyey Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada, isla markaana shaaciyey xilliga rasmiga ah ee ay bilaabmayso diiwaangelinta Cod-bixiyeyaasha doorashooyinka, iyagoo xusay inaanu khilaafka siyaasiga ah ee muddo-kordhinta Guurtida iyo Heshiiska Xisbiyada oo aan weli dhinacna la isla-dhigin. Shan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xiisaddii deegaanka Qarxis oo heshiis rasmi ah laga gaadhey

Garowe 19.July 2015 (SDN/QJ)- Waxaa heshiis rasmi ah laga gaarey xiisaddii ka aloosneyd deegaanka qarxis ee u dhexeysey saraakiisha hoggaaminayey ciidamada gadoodsan iyo dowladda Puntland. Waan-waanta oo muddo labo bilood ku dhow soo socotey islamarkaana marxalado badan soo martey waxaa ugu dambeyntii lasoo afjaray xalay, kadib markii labada dhinac tanaasul badan sameeyeen islamarkaana si wadajir ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

..”Umada Somaliland Igama ay Baran Hadalo Deelqaaf ah Balse Wasiir Abgaal Isaga ayay Hadalada Deelqaafku Ku Badnaa Oo Uu Madaxweynaha Wasiirka Uu U Yahay Cay Hawada Uu Marin Jiray..” Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Xisbiga Ucid DAAWO

Boorama 19.July 2015 (SDN/QJ)- Musharaxa Jagada Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa ka fal celiyay Dhaleecayn uu u so Jeediyay Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta oo ay ka soo wada jeedaan Gobolka Awdal. Musharax C.rashiid Xasan Mataan Waxa uu Sheegay inaan Shacabka Somaliland isaga ku baran Caytan iyo Aflagaado halka taas badalkeeda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiir Warancade iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Xiisad ka Taagan Gobolka Sool u Ambo baxay DAAWO

Hargaysa 19.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha Md Cali maxamed Warancadde iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dhanka Gobolka Sool, halkaas oo ay kaga biirayaan wadahadalada xalinta xiisadii dhowaan ka dhacday Degmada Guumays.  

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiir Xukuumadda Ka Difaacay Eedo Kaga Yimi Dhinaca Musharraxa Madaxweyne-ku-xigeen Ee Xisbiga Ucid

Borama:Jully,19,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo isgaadhsiinta somaliland Maxamed Jaamac Abgaal, ayaa raalligelin ka bixiyey dhaliilo dhawaan ka yimi dhinaca Musharraxa Madaxweyne-ku-xigeenka Xisbiga Ucid Cabdirashiid Xasan Mataan, kuwaas oo uu dhaqanka xukuumada ku dhaliilay Madashii salaadda ciidda lagu tukanayey ee Magaalada Borama. Wasiir Maxamed Jaamac Abgaal, waxa uu sheegay inuu raalligelin buuxda ka bixinayo erayadaas xukuumadda lagu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Komsihanka Doorashooyinka Qaranka Oo Shaaciyey Xilliga Rasmiga ah ee Diiwaangelinta Codbixiyayaashu Bilaabmi doonto

Hargeysa:Jully,19,2015(SDN/QJ)-Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa Maanta si rasmi ah u shaaciyey xilliga rasmiga ay bilaabmi doonto diiwaangelinta codbixiyayaasha oo si weyn loo sugayey. Shir jaraa’id oo ay maanta saxaafadda ugu qabteen xafiiskooda ayey ku sheegeen inay 21-ka bishan April ee aynu ku jirno diiwaangelinta Codbixiyayaasha bilaabmi doonaan, iyagoo ugu horrayn ka bilaabi doona gobolka Togdheer, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wararkii ugu dambeeyay dagaal xoogan oo ciidamada Ahlu Sunna iyo kuwa Dowladda ku dhexmaray Gobolka Galgaduud

Dhuusa-mareeb,19july,2015(QJ/SDN)-Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud, dagaal culus ayaa wuxuu halkaasi ku dhexmaray ciidamada Ahlu Sunna iyo ciidamo ka tirsan Dowladda Federalka Somalia.  Ciidamo ka tirsan kuwa Ururka Ahlu Sunna ayaa la sheegayaa inay wadada u galeen ciidamo ka tirsan Dowladda oo uu la socday Taliyaha ciidanka Dowladda ee Xerada 21-aad Sulub Axmed […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Fu’aad Aadan Cadde: Han-fogaan….Kal-furnaan Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

Fu’aad Aadan Cadde: Han-fogaan……..Kal-furnaan “Giddigeed adduunyada intii, geesi lagu faanay, Gocasho iyo magac baa ka hadha, gobi u aydaaye, Waad gudatay Muusow xilkii, kula gudboonaaye, Guushii ifkiyo aakhiroba, lagu guddoonsiiye, Gol-dalooladeennii kuwii, kula gufayn waayay, Ee nolosha kugu gabay ayaa, taagan goonyaha e’, Markaad guurtay bay leeyihiin, Ina Galaaloowe, Mar haddaanad geerida horteed, geesiga aqoonsan, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Akhriso: Warmurtiyeed laga soo saaray Shirkii saddex Geesoodka ahaa ee Garoowe ka socday

Garowe,19july,2015(QJ/SDN)-Shirkii ka soconayay Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland una dhaxeeyay Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland ayaa waxaa laga soo saaray Warmurtiyeed. Warmurtiyeedka laga soo saaray ayaa waxaa uu ka koobnaa 4 qodob oo dhinacyada Garoowe ku shirsanaa ay soo saareen. Afhayeenka Xukuumadda C/salaam Caato ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »