Home » 5:42 am Entries posted on “July, 2015”

Nuxurka Warqad Shucuurta Reer Masar Gilgishay Oo Madaxweyne Maxamed Mursi Jeelka Kasoo Diray

Ca’iro:Jully,20,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Xasbiga ku jira ee Dalka Masar laga inqilaabay Maxamed Mursi, ayaa munaasibaddii ciidul-fidriga shacabkiisa usoo diray waraaq uu kaga hadlay xaaladda dalkiisa, isla-markaana ku dhiirrigelinayo dadkiisa. Maxamed Musri ayaa Shacabka Masar u diray fariin isugu jirta Cod iyo qoraal oo uu soo dhigay boga uu Aallada Fecebook ku leeyahay waxa uuna taageereyaashiisa ugu baaqay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynihii Hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin oo Khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay Ummada Somaliland DAAWO

Boorama 20.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynihii hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo Mudooyinkii u danbeeyay ku Sugnaa dalka ayaa Booqday Magaaladda Boorama ee Xarunta u ah Gobolka Awdal oo uu dhalasho ahaan ka soo Jeedo. Gudoomiyaha Gobolka Awdal Maxamed Cali Saleebaan Ramaax ayaa Maalintii Shalay Hadhiimo- Sharafeed u sameeyay Waxaa kale oo Hadhiimo Sharafeedkaas […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wikileaks oo Bannaanka so dhigay Sir Culus iyo Fadeexad Dul-hoganaysa Shirkadda SOMTEL & Xukuumadda Siilaanyo AKHRI

Roma 20.July 2015 (SDN/QJ)- Shabakadda caanka ku ah jabsashada iyo baadhashada Dhukumentiyada Sirta ah ee dawladaha iyo Shirkadaha waawayn ee caalamku is-dhaafsadaan ee Wikileaks, ayaa kashiftay ama fashilisay Sir culus oo noqonaysa Fadeexad dul-hoganaysa dawladda Somaliland iyo Shirkadda Isgaadhsiinta Somtel oo ka mid ah Shirkadaha Isgaadhsiinta ee Somaliland ka shaqeeya.   Waxay Shabakadda Wikileaks doraad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo ku Taliyay in Xaalada dalka ka Taagan Wax laga Weydiiyo Daahir Rayaale Kaahin

Boorama 20.July 2015 (SDN/QJ)-Badhasaabka Gobolka Awdal Maxmuud Cali Saleebaaan (Ramaax),  ayaa sheegay in loo baahan yahay in Madaxweynihii hore ee Daahir Riyaale Kaahin wax laga weydiiyo arrimaha iyo xaaladaha siyaasaddeed ee dalka ka taagan, isla markaana wuxuu sheegay inuu kala tashanayo Suldaan Wabar iyo kooxdiisa ka gaysta falalka amaan-daro Gobalka awdal ee uu masuulka ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxkamadda Sare ee Somalia oo Go’aamisay in Muwaadin Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) oo lagu eedeeyay inuu Been abuuray Magacyada Mas’uuliyiin dawlada ah Xoriyadiisii loo soo Celiyo

Muqdisho 20.July 2015 (SDN/QJ)- Maxkamadda Sare, oo ah hey’adda Garsoor ee dalka ugu sarreysa, waxay go’aan ay soo saartay ku caddeysay in xarigga Cali Cabdi Wardheere (Cali – Yare)  uu yahay sharci darro. Waxay Maxkamaddu amartay in la sii daayo. Sii haynta Cali Yare sharci ma ahan. Cid kasta oo gacanteeda uu ku sii jirana […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hogaamiyaha Ruuxiga ah ee Iiraan oo Cadeeyay inaanay ka Joogsanayn Ficil kasta oo Maraykanka Qab weynidu ku Jirto ka dhan ah.

Tehran, 20 July 2015 (SDN/QJ)-Hogaamiyaha sare ee Iiraan Ayatullah Cali Khamaniyi, ayaa wacad ku maray inaan waddankiisu joojin doonin diidmada uu Maraykanka ku wajahayo iyo cilaaqaadka caawinta ah ee uu la leeyahay bariga dhexe. Khamaniyi oo  khudbad dalkiisa u jeediyay dhammaadka Ramadaan awgeed ayaa sheegay inaan dalkiisu joojin doonin siyaasadda adag ee uu Maraykanka ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ra’iisul Wasaare Cumar iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo si diirran loogu soo Dhoweeyey Degmooyinka Burtinle iyo Gaalkacyo.

Gaalkacyo, July 20, 2015 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka kooban labadda Gole ee dowladda, la-taliyayaal iyo masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland oo safar dhanka dhulka ah oo ka kicitimay  magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa gaaray magaalooyinka Burtinle iyo Gaalkacyo. Ra’iisul Wasaaraha XFS […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiir Cadami & Weftigiisii Oo Maaro U La’ Xal U Helidda & Xasilinta Nabadgelyada Ceerigaabo.

Hargeysa,19july,2015(QJ/SDN)-Weftiga heer qaan oo ka kooban Wasiirka Gaashaandhigga Axmed X. Cali (Cadami) oo isagu weftiga hoggaaminaya Wasiirka Khyraadka Biyaha Baashe Cali Jaamac, Xildhibaan-Bulqaas oo golaha wakiillada ka tirsan iyo Badhasaabka G/Gabiley Mustafe Cabdi Ciise oo tan iyo dhammaadkii toddobaadkii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Ceerigaabo si ay xal uga raadiyaan khilaafaad beeleedyo sababay arrimo ay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo Cali Warancadde Hadduu Gacan Bir ah Hayo Iyo Hadduu Gacan Caag ah Hayoba Waa la Arki Doonaa Isagaana Dadka Ugu Hor Carari Doona “Muj-Dhegaweyne”

Haregysa,19july,2015(QJ/SDN)-Daawo Cali Warancadde Hadduu Gacan Bir ah Hayo Iyo Hadduu Gacan Caag ah Hayoba Waa la Arki Doonaa Isagaana Dadka Ugu Hor Carari Doona “Muj-Dhegaweyne”

Posted in Uncategorized | Read More »

Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Sul.Maxamed Sul.Cabdiqaadir Oo la filayo In uu Ka qayb galo Shirka Salaadiinta Soomaaliyeed Oo ka Dhici Doona Puntland.

Hargeysa,19july,2015(QJ/SDN)-Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa la filayaa in uu ka qayb galo shirka salaadiinta soomaaliyeed oo ka dhici doona deegaanada puntland gaar ahaan magaalada Qardho. Shirkan oo looga hadli doono danaha ummadda soomaaliyeed ee ku nool mandaqada geeska afrika, shirkan ayaa la filayaa in diiradda lagu saari doono sidii ummadda soomaaliyeed […]

Posted in Uncategorized | Read More »