Home » 12:46 pm Entries posted on “July, 2015”

Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo Nidar ku Maray inuu Dacwad ka Gudbin doono Isu-duwaha aan ka soo Xaadirin Xafiiska uu Mas’uulka ka yahay DAAWO

Boorama 20.July 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka Awdal Maxamud Cali Saleebaan Ramaax ayaa daboolka ka qaaday in 21 Wasaaradood ee ka hawl gala Gobolkaas 15 ka Mid ahi aanay Wax Shaqo ahi ka socon, Waxaanu Cod dheer ku Sheegay in Wixii hada ka danbeeya Mas;uulka ka soo Xaadiri waaya Xafiiska uu Madaxda ka yahay uu u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

‘’Taageerada UK Waxay Muhiim u tahay dib u soo kabashada Soomaaliya’’ Xassan Sheekh

Muqdisho,20july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada kaga Guddoomay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo Safiirka cusub ee Boqortooyada UK Wakiilka uga noqon doonta Somalia Harriet Mathews.   Xasan Sheekh ayaa ugu horreyntii ka Mahad-celiyay Taageerada mar walba ay Britain la garab-taagan tahay Soomaaliya oo uu sheegay inay muhiim u tahay dib u soo kabashada Soomaaliya. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dagaal qadhaadh oo xilligan ka soconaayo duleedka Degmada Baardheere

Baardheere,20july,2015(QJ/SDN)-Dagaal culus, ayaa waxa uu xilligan ka soconayaa Deegaanka Juungal oo qiyaastii 30km u jirta Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Dagaalka wuxuu ka dambeeyay markii Ciidamada Huwanta ay ka soo dhaqaaaqen dhinaca Deegaanka Garas-dulan, kuna hawlanaayen qabsashada Deegaanka Juungal.   Ciidamadan Huwanta, ayaa toddobaadkii hore ka soo dhaqaaqay Deegaanka Faa-faax-dhuun, oo 80km u jirta Degmada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo Arrimaha Shacbigu Naga Filayo Jawaab Degdeg ah Baad Naga Maqli Doontaan “Guddoomiye Cirro”

Hargeysa,20july,2015(QJ/SDN)-Daawo Arrimaha Shacbigu Naga Filayo Jawaab Degdeg ah Baad Naga Maqli Doontaan “Guddoomiye Cirro”

Posted in Uncategorized | Read More »

Maraakiib Dagaal iyo Ciidamo Kenya Usoo Diraysa Badda Muranku Ka Taagan yahay Ee Xadka Soomaliya

Nairobi:Jully,20,2015(SDN/QJ)-waxa meel sare gaadhay muranka dhinaca badda ah ee u dhexeeya Dawladaha Kenya iyo Somalia, waxana xukuumaddu Kenya ku hawllan tahay qorshe ay maraakiib dagaal iyo ciidamo ugu dirto Goobaha muranku ka taagan yahay. Gudxiga Golaha Difaaca Qaranka  iyo xidhiidhka Caalamiga ah ee Baaralamaanka Kenya, ayaa dowladda Uhuru Kenyatta ugu baaqay inay si Deg Deg […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Isu Soo Bax Ballaadhan Oo Madaxweyne Obama Ku Qaban Doono Nairobi Iyo Tirada Dadka La Filayo Inuu La Hadli Doono

Nairobi:Jully,20,2015(SDN/QJ)-Guriga looga taliyo Waddanak Maraykanka, ayaa ayaa shaaca ka qaaday in madaxweyne Obama uu isu soo bax ballaadhan ku qaban doono Magaalada Nariobi oo la filayo inuu dhawaan Booqasho ku tegi doono. Kulanka Obama uu shacabka khudbadda ugu jeedin doono ayaa la filayaa in ay ka qeyb galaan in ka badan 300,000 oo qof. Arintaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muran Ka Dhashay Boqor Salmaanka Sucuudiga iyo 400, Oo Qof Oo Uu Wato Oo Si Khaas ah Loogu Xidhay Xeeb Lagu Dalxiiso Oo Faransiiska Ku Taalla

Paris:Jully,20,2015(SDN/QJ)-Muran Xooggan, ayaa ka  taagan dalka faransiiska, kadib markii saraakiisha dalxiiska dalkaasi shaaciyeen in xeeb dad badani ku dalxiisi jiren si khaas ah loogu xidhi doono Boqor salmaanka Sucuudiga oo kali ah. Masuuliyiinta deegaanka Vallauris ayaa xaqiijiyay in ay sameeyeen xayndaab ku dhereran xeebta si loo xaqiijiyo ammaanka boqorka iyo afar boqol oo ruux oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Haddii Wada-hadallada Somaliland Iyo Somalia Hagaagaan Waxa Qalabka Hawada Lagu Maamulo La Dhigi Doonaa Laba Goobood Oo Xamar Iyo Hargeysa ah….”Wasiirka Duulista Somalia

Muqdisho:Jully,20,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somalia Cali Axmed Jaamac Jaangeli,  ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay dhibaatada ka taagan maqnaanshaha maamulkii Hawada Soomaaliyeed oo wali gacanta ugu jira Qaramada Midoobay, isla-markaana laga maamulo Magaalada Nairobi. Wasiirka oo u warramayey Idaacadda VOA-da, ayaa sheegay inuu dedaal ugu jiro sidii maamulka Hawada Soomaaliyeed ay gacantooda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamada Ammaanka Hargeysa Oo Gacanta Kusoo Dhigay Gaadhi-dukhaan Dhawaan Afduubtay Haweenay Kiraysatay

Hargeysa:Jully,20,2015(SDN/QJ)-Ciidanka ilaalada Nabadgelyada waddooyinka, ayaa gacanta kusoo dhigay Gaadhi nooca Dukhaanka loo yaqaano oo si weyn loo raadinayey, kadib markii uu isku dayey afduubka Haweenay dhallinyaro ah oo kiraysatay. Gaadhigan oo Number-kiisu yahay 58037, ayaa maalintii shalay la arkay isagoo yaalla goob u dhaw Xarunta Tv-ga Hctv, Waxana ciidamadu ku qaadeen Wiish, kadib markii hore […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xubin Sare Oo Mucaaridka Ethiopia Katirsan Oo Maanta La Filayo In Maxkamad Lasoo Taago

Addis Ababa:Jully,20,2015(SDN/QJ)-Andargachew Tsige oo ah Xog-hayaha Guud ee ururka Gimbot-7 ee dagaalka kula jira xukuumadda Ethiopia, ayaa lagu wadaa in maanta oo isniin ah lasoo taago maxkamad ku taala magaalada Addis Ababa. Maxbuuska ayaa maxkamada lala keeni doono 10 maxaabiis ah oo qaarkood lagu eedeyey in ay xubno ka yihiin ururka Ginbot 7 oo dawlada […]

Posted in Uncategorized | Read More »