Home » 4:14 am Entries posted on “July, 2015”

Muslim Teacher Loses Religious Discrimination, Free Speech Lawsuit

On July 16, 2015, the federal Sixth Circuit Court of Appeals rejected a wrongful termination suit against the Columbus City Schools by a Muslim teacher claiming retaliation for some religiously motivated comments and actions. The suit was brought by Abdurahman Haji, an elder in the Somali community of Columbus, Ohio. Haji was hired in November […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dowladda Kenya Oo Ciidamo U diraysa Xuduud Biyeedka Uu Muranku Kala Dhexeeyo Soomaaliya.

Nairobi,21,2015(QJ/SDN)-Gudiga golaha qaranka ee difaaca iyo xidhiidhka dibada Kenya ayaa kula taliyay dowlada Kenya inay ciidamo difaac ah udirto biyaha badda Kenya iyo dhul badeedka Kenya damacsan tahay inay qaadato ee ka tirsan xeebaha Soomaaliya. Gudoomiyaha gudigaasi Ndung’u Gethenji ayaa sheegay in dowlada Kenya ay si aad ah u difaaci doonto biyo badeedkeeda iyo biyaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO-Sooraan iyo Jawaan oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadlay Sababta Ay Xukuumadda U Mucaaridi Waayeen.

Burco,20,july,2015(QJ/SDN)- jilayaasha caanka ee reer somaliland jawaan iyo sooraan ayaa markii ugu horraysay ka hadlay sababta ay xukuumadda u mucaaridi waayeen. HALKAN KA DAAWO:

Posted in Uncategorized | Read More »

New UN Deputy Special Representative of the Secretary-General for Somalia arrives in Mogadishu

Mogadishu  – The new Deputy Special Representative of the United Nations Secretary-General (DSRSG), Mr. Peter de Clercq of the Netherlands, arrived in Mogadishu today to assume his duties with the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM). He will also serve as United Nations Resident Coordinator, Humanitarian Coordinator and United Nations Development Programme (UNDP) Resident […]

Posted in Uncategorized | Read More »

British Ambassador formally welcomed by President of Somalia

Mogadishu,20july.(QJ/SDN)-Ms Harriet Mathews OBE, The British Ambassador to the Federal Republic of Somalia, today presented her credentials to the President of the Federal Republic of Somalia H. E President Hassan Sheikh Mohamud. Ms Harriet Mathews OBE arrived on 13 July, taking over from Neil Wigan, who will be taking up a diplomatic appointment in London. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qarax Dad Badan Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Dalka Turkiga- Daawo Sawirada

Suruc,20july,2015(QJ/SDN)- Qarax Xoogan oo dad badan ku dhinteen ayaa goordhaw ka dhacay Magaalada Suruc oo kutaala xaduuda uu dalka Turkiga la wadaago dalka Siiriya gaar ahaan Magaalada Kobani.   Telefishinka Aljazeera ayaa sheegay in qaraxu uu ka dhacay beer lagu nasto oo ku dhax taala xarun dhaqanka lagu soo bandhigo oo kutaala Magaalada Suruc oo ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Madaxweynaha Waxaan Waydiinaayaa Awoodiisii Xagay Ku Luntay” Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye DAAWO

Hargeysa 20.July 2015  (SDN/QJ)  Guddoomiyaha guddida nabadgelyadda ee Golaha Guurtida Somaliland  Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye, ayaa Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inuu keeno xal lagu fardaamiyo muranka ka taagan cayimaada wakkhtiga doorashada. Xildhibaan Obsiiye, waxa uu sheegay in guurtidu go’aan gaadhay balse aanay sharci u haysan dib uga noqoshada go’aanka ay ku kordhisay muddada sanadka iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

R.W Cumar oo maanta la kulmay bulshada rayidka, odayaasha iyo Maamulka gobolka Mudug, dibna ugu soo laabtay Muqdisho

Muqdisho, July 20, 2015 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta kulan la qaatay Odaayasha dhaqanka, qeybaha bulshada Rayidka iyo Maamulka gobolka Mudug ee Puntland, isaga oo la tashi kala sameeyay xaaladda dalka warbixinna ka siiyey halka xaalada dalku marayso, gaar ahaan qorshaha dowladda Soomaaliya ee deegaanada gobolka Mudug. Waxana kulanka goobjoob […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kumanaan Qoys Oo ka Qaxaaya Magaalada Baardheere iyo Ciidamada Huwanta Ah Oo kusii SIqaaya.

Baardheere,20july,2015(QJ/SDN)-Waxaa sii Kordhaysa Tirada Qoysaska ka Barakacaya Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, iyadoo dadku ay sheegeen inay ka baqdin qabaan in degmadaas ay ku dagaalamaan ciidamada Dowladda Somalia, kuwa AMISOM oo kusii siiqaya iyo xoogagga Al-shabaab oo Sannadihii u dambeeyay gacanta ku hayay.   Qoysaska illaa hadda ka Barakacay Baardheere ayaa lagu Qiyaasay in ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

RW. Soomaaliya iyo Madaxweynaha Galmudug Oo Ku Wada Sugan Magaalada Gaalkacyo.

Gaalkacyo,20july,2015(QJ/SDN)Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharm’arke iyo Madaxweynaha Maamuka Galmudug, C/kariin Xusseen Guulleed ayaa habeennadii xalay ku wadda hoyday magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo labada mas’uul ay gaareen gallinkii danbe ee maalintii shalay.   Socdaalka RW Sharma’arke  oo Qeyb ka ah Kulammo uu la yeeanayo Waxgaradka iyo Qaybaha kala duwan ee bulshada […]

Posted in Uncategorized | Read More »