Home » 8:29 am
Entries posted on “July, 2015”
Washington:Jullu,21,2015(SDN/QJ)-Mudanayaal kasoo kala jeeda Xisbiyada Jamhuuriga iyo Dimuqraaddiga waddanka Maraykanka, ayaa Madaxweyne Obama u qoray Qoraalo ay kaga codsadeen in uu sida ugumacquulsan u magacaabo Danjiraha cusub ee Maraykanka uga wakiilka noqonayo dalka Somalia. Mudaanayaashaasi oo bishan July 17-dii qoray Codsigaasi ayaa waxay ku muujiyeen sida loogu baahan yahay in la magacaabo Danjire cusub si […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Khartuom:Jully,21,2015(SDN/QJ)-Toddobaadka soo socda, ayaa lagu wadaa in Magaalada Khartoum ee Dalka Suudaan lagu shirweyne ay dalalka suudaan, Ethiopia iyo Masar iskugu iman doonaan, iyadoo halkaas lagaga doodi doono sidii xal waara loogu heli lahaa Muranka Ka Taagan Biyo Xidheenka Ethiopia doonayso inay Webiga Nile-ka samaysato. Shirka oo heer wasiir ah ayaa diirada lagu saaraya daraasad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London:Jully,21,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Britain, ayaa, ayaa shaacisay inay baasaboorrada ka qaadi doonto dadka isku dayaya inay carruurtooda kusoo xalaaleeyaan waddamada Dibadda, isla-markaana ay ciqaabo kale oo dheeri ah marsiin doonto. Arrintan ayaa ka mid ahayd khudbad dheer oo uu jeediyey Ra’iisal Wasaaraha Britain David Cameron oo uu kaga hadlayey siyaasadda dalkiisu kula macaamilayo dhalinyarada ku biiraysa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Jully,21,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Kenya, ayaa la sheegayaa inay ku hawllan tahay qorsheyaal ka dhan ah diinta islaamka oo al-baabada loogu laabayo Masaajiddo iyo maddarasado qur’aanka lagu barto oo ku yaalla Goobaha Soomaalidu degto, iiyadoo lagu eedaynayo in fikirka Al-shabaab lagu faafiyo. Masaajida iyo Dugsiyada la amray in la xidho, ayaa waxaa inta badan wax ku barta […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Jully,21,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Foosiya Yuusuf Aadan oo katirsan Baarlamaanka Federal-ka Somalia, ayaa soo jeedisay in muddo-kordhin loo sameeyo Baarlamaanka Xilligan jira, waxana ay xustay in muddada haatan uu Baarlamaanku Haysto aanay ku diyaarin karin shuruudaha badan ee looga baahan yahay in dalka doorashooyin laga qabto. Iyadoo u waramaysay Idaacada Risaala ee Magaalada Muqdisho Foosiya waxa ay sheegtay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Jully,21,2015(SDN/QJ)-Sarkaalkii labaad ee ugu sarreeyey Ciidamada Nabad-sugidda Somalia ee dhinaca Hawlgallada Md Cabdiqaadir Xasan Geelle, ayaa lagu lagu toogtay Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho. Dilka Taliye ku xigeenkii howlgalada ciidanka Nabad Suggida Geelle, ayaa waxaa ka dambeeyay ciidan ka tirsan Dowladda Somalia, inkastoo aan si dhab ah loo xaqiijin ciidankaasi qaybta ay Dowladda ka tirsan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe:Jully,21,2015(SDN/QJ)-Taliye-ku-xigeenkii hore ee Ciidamada Daraawiishta Maamulka Puntland Gen. Muxyadiin Axmed Aw Muuse, ayaa ugu dambayntii waxa lagu guulaystay in waan waan lagu soo celiyo, kadib markii uu muddo duurka ku jirey isagoo watay saraakiil kale iyo ciidamo xoog leh oo khalkhal geliyey jiritaanka Maamulkaas. Ladqabada Sarkaalkan oo muddo dheer lagu hawllanaa, ayaa lagu guulaystay waxana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bujunbura:Jully,21,2015(SDN/QJ)-Dalka Burundi waxa maanta laga filayaa inay ka bilaabanto doorashada madaxtinimada oo ay qaaddaceen Axsaabta Mucaaridka ahi, isla-markaana rabshado isla xalay ka bilaabmeen halkaas. Madaxweynaha talada haya Pierre Nkurunziza ayaa mar kale u tartamaya doorashada Madaxtinimada, waxaana hore uga dhashay rabshado markii uu ku dhawaaqay in mar saddexaad uu isu soo sharaxo. Rabshadaha ka bilowday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho July 21,2015(SDN/QJ)- Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa maanta si kulul u cambaareeyay xarrigga Tifaftirihii iyo Agaasimihii Idaacada oo maamulka gobolka Shabeelada dhexe ugu geystay magaalada Jowhar, uguna baaqay inay si bilaa shuruud ah xorriyadda weriyayaasha loo celiyo. Cabdishakuur Cabdullahi Axmed, tifaftirihii Idaacadda Asal, ahna wakiil wareedka telefishinka Som News iyo Adan Xuseen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Warshiikh July 21,2015(SDN/QJ)-Degmada Warshiikh waxa ay ka mid tahay Dagmooyinka Goblka Shabeelaha Dhaxe waxa ayna dhacdaa dhul ahaan Koofur Bari ee G/Shabeelaha Dhaxe. Waxa ay taariikh ahaan Degmada Caan ku tahay Faafinta Diinta Isalaamka iyo in ay tahay Xarun taariikh ku leh baahii Diinta Islaamka iyo Fahamkeeda ee umadda Soomaaliyeed. Ka hor xurnimadii Soomaaliya, Degamada […]
Posted in Uncategorized | Read More »