Home » 8:58 pm
Entries posted on “July, 2015”
Baladweyne,21july,2015(QJ/SDN)-Wararka laga helayo Deegaanka Moqokori ee Gobolka Hiiraan oo ka mid ah Saldhigyada ugu Waaweyn ee Xarakada Al-shabaab ay ku Leeyihiin Gobolka Hiiraan ayaa la sheegaya in Caawa ay halkaas ka jirto xaalad kacsanaan ah, kaddib markii ay ku dhawaadeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo Gacan ka Helaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM. Ruux ku Sugan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,21july,2015(QJ/SDN)-Kulan ay Axaddii lasoo dhaafay ay yeesheen Golaha Wasiirrada XFS oo uu ka qaybgalay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh ayaa lagu Go’aamiyay in la dhimo mushaaraadka iyo waliba Qarashaadka ku baxa dowladda si looga soo kabsado hoos u dhaca ku yimid Miisaaniyadda dalka. Wasiir-u-dowlaha Maaliyada Somalia, C/llaahi Maxamed Nuur ayaa Warbaahinta uga war-bixiyay sida loo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,21july,20115(QJ/SDN)_Shirkii Baarlamaanka Federaalka Somalia uu maanta ku yeeshay Muqdisho ayaa lagu Dhaariyay Gudiyada Madaxa-bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka iyo Doorashooyinka Qaranka oo dhawaan uu baarlamaanku meel-mariyay. Dhaarinta kaddib ayaa waxaa warbaahinta la hadlay habdhowraha baarlamaanka Somalia, Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo sheegay in kulankii Baarlamaanka ee maanta lagu dhaariyay labada guddi ee Doorashooyinka Qaranka iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Associated Press Tuesday, July 21, 2015U.S. authorities are seeking to revoke the citizenship of an Oregon imam who they say tried to conceal past associations with radical Islamic groups. Mohamed Sheikh Abdirahman Kariye raised money, recruited fighters and provided training for insurgent groups battling Soviet forces in Afghanistan in the 1980s, the U.S. Department of […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 21.July 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa Jawaab ka Bixisay Shirkii ay ku Baaqeen Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland Isla markaana Fariin Digniin ah u dirtay Mulkiilayaasha Huteelada oo ay ka dalbatay inaanay ka Kirayn Cid kasta oo Shirar Siyaasadeed qabsanaysa . Sidoo kale Ciidanka Booliska Somaliland ee Gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa Galabta galay heegan buuxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Marka,21july,2015(QJ/SDN)-Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ay xasuuq ba’an ka geysteen gudaha magaaladaasi. Goob joogayaal ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay tobaneeyo shacab ah isugu keeneen barxadda wayn ee xaafadda Beytu Raas kadibna halkaasi ay ku toogteen. Dhimashada ayaa sii caga cagaynaysa toboneeyo qof halka dhaawacu uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Diinsoor,21july,2015(QJ/SDN)-Wararka laga helayo Degaano hoostaga Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in Diyaarado dagaal oo ay leeyihiin Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay Duqeeyeen Deegaano ay ku sugnaayeen Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab. Diyaaradaha ayaa la soo warinayaa in ay Duqeeyeen Degaano dhawr ah oo u dhaw Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay,halkaa oo ay ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,21,2015(SDN/QJ)-Madaxweynihii hore ee Maamul-goboleedka Puntland Md Cabdiraxmaan Faroore oo booqasho aan ujeeddadeedu caddayn ku jooga Magaalada Hargeysa, ayaa ka dareen celiyey aragtidiisa la xidhiidha Safarkiisa. Mudane Faroole oo ay Hargeysa kusoo dhaweeyeen madax-dhaqameedm, Saaxiibbo iyo xubno kale ay xidid dhaw yihiin, ayaa qoraal kooban oo uu face-book-giisa soo dhigay ku sheegay inay Caasimadda Hargeysa tahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,21July,20156(QJ/SDN)- Isbahaysiga mucaaridka somaliland ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay shir ay ugu magac dareen Talo Qaran, shirkaas iyo halka lagu qaban doonaba HALKAN HOOSE KA DAAWO;
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,21,2015(SDN/QJ)-Kadib shirar isdaba joog ah oo ay Saddexda Xisbi-qaran ee Somaliland iyo Madasha wada-tashiga iyo toosinku ku lahaayeen Magaalada Hargteysa, ayey maanta shaaciyeen inay laba maalmood kadib qaban doonaan shirweyne qaran oo xaaladda dalka lagaga tashan doono, maadaama muddo-xileedkii madaxweynuhu dhawaan idlaanayso. Musharax xigeenka Ucid Cabdirashiid Xasan Mataan, oo saxaafadda la hadlay kadib kulan dhex […]
Posted in Uncategorized | Read More »