Home » 7:32 am
Entries posted on “July, 2015”
New York:Jully,22,2015(SDN/QJ)-Sida ay shaacisay Wasaaradda Gaashaandhigga Dalka Maraykanku, waxa duqayn diyaaradeed lagu dilay Hoggaamiyihii Kooxda Khorasan oo ah Garab Al-qaacida katirsan. Muhsin al-Fadli ayaa lagu tilmaamaa hogaamiyayasha Al Qacida ugu khatarsan sida Maraykanka sheego, wuxuuna in muddo ah ku sugnaa dalka Siiriya, waxaana la sheegay inuu abaabulayey weeraro ka dhan ah reer Galbeedka. Maaha markii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,22,2015(SDN/QJ)-Midkamid ah khubarada Soomaaliyeed eek u xeel dheer arrimaha Hawada iyo Duulimaadyada caalamiga ah, ayaa si xeeladaysan usoo bandhigay dakhliga rasmiga ah ee diyaaradaha Badda iyo Berriga Soomaalida isticmaala laga dheefo iyo beenta hadoodilan ee Un-ta Hawada Soomaalida Gacanta ku Haysaa Dadka ku maaweeliyaan. Warbixintan oo si qoto dheer u axadhay Qiimaha lacagta, Tirada diyaaradaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MUDUG LAYS KUMA HAYSTEE MACNE KALE AYAA JIRA!!!! Dhawaan waxaa cirka isku shareeray oo warbaahinnada soomaalida qabsaday hadal haynta iyo sheeg-sheegga qilaafka dhextaagan maamul-goboleedyada Galmudug iyo Puntland kaasoo ku saabsan sheegashada dhan walba ah ee Gobolka Mudug. Haddaba buuqa iyo qayladhaanta ayaa bilaabatay markii bilihii 6aad iyo 7aad sannadkaan magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud lagu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,21july,2015-Soldiers from the African Union forces in Somalia have ‘randomly’ shot dead at least 10 civilians in the coastal Somali town of Marka Tuesday, the second such ‘cold blood’ shootings after a bomb attack targeting their convoy, residents, officials told HOL. Witnesses in the town told HOL that after the explosion AU soldiers have walked […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,21july,2015(QJ/SDN)-Xusbiga mucaaridka ah ee waddani ayaa jawaab degdeg ah ka bxiyay dhawaaqii xukuumadda somaliland kasoo yeedhay ee sheegayay in ciidamada heeggan la galiyay, hudheeladana laga kirrayn karin waddani. halka ka daawo kuxigeenka gudoomiyaha waddani Axmed Muumin Seed oo saxaafadda la hadlay
Posted in Uncategorized | Read More »
Ankara,21july,2015(QJ/SDN)-Tan iyo Maalintii ay billaabatay Ciidul-fidriga illaa shalay oo ay ahayd 20-ka bishan July ayaa Waxaa shilal gaadiid oo Turkiga ka dhacay ku dhintay 74-qof, iyadoo ay ku dhaawacmeen 446-qof oo kale, sida Baahisay Warbaahinta Turkiga Salaasada Maanta ah. Warbaahinta ayaa sheegay in 100 shil ay ka dhaceen guud ahaan Turkiga intii uu dhexeysa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Meneapolis,21july,2015(QJ/SDN)-Mas’uuliyiinta dalka Mareykanka ayaa doonaya in dhalashada lagala laabto Imaam Soomaali ah oo lagu tuhmay inuu sanadihii Sideetameeyadii xidhiidh la lahaa Kooxo Xagjiriin ah. Sh. Maxamed Sh. C/raxmaan Kaariye ayaa lagu eedeeyay inuu lacago ku bixin jiray si uu dagaalyahanno ugu qoro uguna tababaro kooxo sannadihii 1980-kii kula dagalaamayay Afgaanistaan Midowgii Sofiyeeti, iyadoo Waaxda Cadaaladda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Labo sanno ayaa ka soo wareegtay murankii doorashooyinka degaannada Saylac iyo Lughaya.Tabashadii Ciisaha Barina, weli dawo looma helin. Dibudejintii Ciisaha lagu haasaawiyeyna, dhalaanhababis baa ay ahayd. Waxgaradna waa iska ogaa in aan biyo la gaadhayn. Sabaalayntii wadajirka Jabuuti iyo Hargeysa looga soo maleegay, sed uma noqon Ciise Bari. Dhan ay salaaddu ka xidhmi weydayba, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nin soomaali ah ayaa qaxooti lagu keenayn waddanka maraykanka. Ninkani iyo reerkiisa waxa ay dawladdu u kiraysay guri ay lahayd gabadh marakykan ahi. Reerkii cusbaa waxaa nafta isugu keenay baranbarooyin fara badan oo ay khaatiyaan isku taageen. Maalintii danbe ayay gabadhii marakaykanka ahayd ee guriga lahayd ay u yeedhayaan si ay uga hagaajiso baranbarooyin gurigii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London July 21,2015(SDN/QJ)-Waxaa galbeedka London lagu qabtay munaasabad balaaran oo lagu taareeyaya dib u soo noqoshadii Cabdi Maxamed Cumar , hadabo hoos ka dawo munasabadaasi.
Posted in Uncategorized | Read More »