Home » 4:38 pm Entries posted on “July, 2015”

Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadda oo Si Wada Jir ah Xaaraan ugu Tilmaamay Shirkii Isbahaysiga Mucaaridku ku Baaqeen Iyo Asaraarka Taagan DAAWO

Hargaysa 22.July 2015 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland iyo xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye ayaa jawaab  ka bixiyey baaqii axsaabta mucaaradka eek u aadanaa qabasahada shirweyne. Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda iyo Xubnaha Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Xisbiga Kulmiye ayaa Xaaraan ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sheekh C.laahi Diiriye Sooraan oo Mudo Hore Fanka ka Fadhiistay kana Mid ahaa Culimada Diinta oo Hargaysa ku Geeriyooday Iyo Weedhihii Aaskiisa laga Jeediyay DAAWO

Hargaysa 22.July 2015 (SDN/QJ)- Ilaahay Naxariistiisii Jano ha ugu deeqee Waxaa Maanta lagu aasay Xabaalaha Naasa Hablood Sheekh Cabdillaahi Diiriye Cali Sooraan oo mudooyinkii u danbeeyay ku xannuunsanayay Magaalada Hargaysa. Sheekh Cabdillaahi Diiriye Cali Sooraan Eebbe ha u naxariistee Waxa uu Mudo ku siman Labaatan sanno ka hor ka fadhiistay Hawlaha fanka ee uu xubinta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xisbiyada Mucaaridka Oo Maxkamadda Sare U Gudbiyay Dacwad Ka Dhan Ah Xukuumadda AKHRI

Hargaysa 22.July 2015 (SDN/QJ)- Labada Xisbi Mucaarid ee UCID iyo WADANI ayaa dacwad ay kaga cabanayaan amaro ay shegeen inay Xukuumadda ka soo baxeen waxay u gudbiyeen Maxkamada Sare ee Somaliland, Gal dacwadeedkan oo aan lagu xusin Xilalka iyo masuuliyiinta ay Warqadu ka soo baxday, balse lagu soo koobay oo kaliya Magacyada labada Xisbi iyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maamul-goboleedka Puntland Oo Ciidamo Xoog leh Ku Daabulay Gudaha Magaalada Gaalkacyo

Galkacyo:Jully,22,2015(SDN/QJ)-Wararka ka imanaya Magaalada Galkacyo ee Xarunta Maamul-goboleedka Galmudug, ayaa sheegaya in Maamulka Puntland ay halkaas ku daabushay Ciidamo Tiro badan oo laga keenay Magaalada Garowe. Puntland oo ka arrimisa waqooyiga Bariga iyo Galbeedka Gaalkacyo ayaa heegan gelisay ciidamadeeda maalinimadii shalay, xili koonfurta Gaalkacyo uu soo gaadhay Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikarim Guuleed. Cabdikariim Guleed Madaxweynaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Degmada Baardheere Oo Ka Baxday Gacanta Al-shabaab Iyo Ciidamada Huwanta Oo Isku Ballaadhiyey

Bardhere:Jully,22,2015(SDN/QJ)-Kadib dagaallo Goos goos ah oo muddo socday, ayaa Waxa Degmada Baardheere ay goor dhaweyd ku dhacday Gacanta Ciidamada Huwanta, waxana Gebi ahaanba Halkaas laga saaray Ciidamadii Al-shabaab Oo Muddo dheer kasoo talinayey. Sida ay sheegayaan ciidamada gudaha u galay degmada Baardheere ayaa ka yimid dhanka Ceel Waaq, kuwaasoo qeyb ka ahaa Ciidamo dhowr jiho […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Salaadiinta Iyo Waxgaradka Somaliland Oo Bilaabay Dedaallo Mucaaridka Iyo Xukuumadda Lagu Dhexdhexaadinayo

Hargeysa:Jully,22,2015(SDN/QJ)-Gebi ahaan somaliland, wax aka bilaabmay dedaallo Salaadiinta, Waxgaradka iyo Aqoonyahanku iskugu diyaarinayaan inay ku dhexdhexaadiyaan Xukuumadda Somaliland iyo mucaaridka oo isku maandhaafsan shir talo qaran ah oo maalintii shalay mucaaridku iclaamiyeen. Xubno salaadiinta ugu magaca weyn kamid Somaliland, ayaa warbaahinta qaar u xaqiijiyey inay labada dhinac ka aqbaleen dedaallo ay doonayaan inay ku dhexgalaan, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Madaxweynaha Ayaa Leh Awooda Shir Qaran, Xisbiyaduna Waa Siyaasad Xisbi” Wasiir Cabdi Aw- Daahir

Hargaysa 22.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Shaqadda iyo arimaha Bulshadda Dr. Cabdi Aw Daahir,ayaa naqdiyay baaqa maucaaradka ee ah in layskugu yimaado talo-qaran oo loo dhan yahay,maadama ay dib-u-dhac ku yimid Doorashooyinkii Dalka ka dhici lahaa sanadkan,iyaga oo dhinaca kalena Xukuumadda iyo Xisbigeedaba ku eedeeyay inay Xisbiyadda Mucaaradka ah kaga baxeen Heshiiskii ay wada galeen. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Suxufiyiin Reer Spain Ah Oo Lagu La’yahay Gudaha Waddanka Suuriya

Alepo:Jully,22,2015(SDN/QJ)-Ugu yaraan saddex wariye oo  kasoo jeeda Dalka Spain, ayaa la la’yahay, kadib markii ay waddanka Suuriya u tageen diyaarinta Warbixinno Ku Saabsan Xaaladda Bani’aadan-nimada. 10-kii bishan July ayaa José Manuel López oo 44 jir ah, Ángel Sastre oo 35 iyo Antonio Pampliega 33 jir ah waxay Siiriya ka galeen dhanka Turkiga, mana jirin wax […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Diyaaradaha Maraykanka Oo Bilaabay Inay Dul Heehaabaan Magaalada Nairobi Xilli Saacado Ka Hadhsan Yihiin Booqashada Madaxweyne Obama

Nairobi:Jully,22,2015(SDN/QJ)-Iyadoo Maalinimada Jimcaha foodda inagu soo hayso booqashada Madaxwene Obama ee Dalka Kenya ku beegan tahay, ayey Diyaaradaha Militeiga Maraykanku bilaabeen inay dul heehaabaan Magaalada Caasimadda Nairobi. Shacabka Reer Nairobi, ayaa markhaati ka noqday hugunka iyo Guuxa diyaaradahaasi samaynayaan, waxana ay astaan u yihiin inuu Dalkaas kusoo dhaw yahay Ninka dunida loogu ilaalo badan yahay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Abwaan Cabdilaahi Diiriye Sooraan Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

Hargeysa:Jully,22,2015(SDN/QJ)-Eebbe ha u naxariistee waxa xalay magaalada Hargeysa ku geeriyooday Awbaankii weynaa ee Cabdilaahi Diiriye Sooraan oo muddo cisbitaal ugu jirey xanuun xagga Madaxa Kaga soo booday. Marxuum Sooraan oo muddooyinkii ugu dambeeyey ka leexday dhinaca Fanka, una baydhay Dhinaca Horumarinta Diinta, ayaa xanuunkiisu ahaa dhiig la sheegay inuu dhinaca Madaxa kaga furmay. Muddo bil […]

Posted in Uncategorized | Read More »