Home » 4:03 am Entries posted on “July, 2015”

Daawo Dood Kulul Oo Dhexmartay Xisbiyada Mucaaridka Ah ,Xisbiga Kulmiye & Xukuumadda

Hargeysa,23july,2015(QJ/SDN)-Daawo Dood Kulul Oo Dhexmartay Xisbiyada Mucaaridka Ah ,Xisbiga Kulmiye & Xukuumadda.   Halkan Hoose Ka Daawo

Posted in Uncategorized | Read More »

General Fartaag oo ka hadlay qabashada Degmada Baardheere iyo dilka Maxamed Dheere

Kismaayo,23july,2015(QJ/SDN)-Madaxweyne Ku Xigeenka 1-aad Ee Maamulka Jubbaland, General C/laahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa sheegay inay ku mahdinayan qabsashada Degmada Baardheere, ka dib muddo sanado ah, oo Shabaabku ay ka arriminayen. Madaxweyne Ku Xigeenka, ayaa bulshada reer Jubbaland, gaar ahaan dadka ku dhaqan Magaalada Kismaayo ugu yeeray inay soo dhaweeyan guusha ka dhalatay qabashada Degmada Baardheere, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Safarka Obama wax ma kabadali karaa siyaasada cakiran ee Geeska Afrika.

Hargeysa,23july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha dalka maraykanka mr.brack obama ayaa la filayaa in uu saacadda soo socda soo gaadho dalka Kenya, iyadoo halkaasi uga sii gudbi doona dalka itoobiya. Waxaana la filayaa in madaxweyne obama halkaasi kula kulmi doono madaxda wadamadaasi. Waana markii ugu horraysay oo obama yimaado wadamadan. Hadaba su’aasha is weydiinta leh waxay tahay waa maxay danaha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qur’aan la qoray xilligii Nebi Muxammad SCW oo la helay-DAAWO SAWIRADDA

London,23july,2015(QJ/SDN)-Maqaar ama harag ay ku qoran yihiin aayado kamid ah Qu’aanka Kariimka ah oo la rumaysan yahay in ay tahay midii ugu cimriga dhereed ayaa laga dhex helay Jaamacadda Birmingham ee dalka Ingiriiska. Shucaaca loo yaqaano Radiocarbon ee lagu ogaado taariikhda jiritaan waraaqaha ayaa sheegtay in qoraalkan la qoray ugu yaraan 1,370   sano kahor. Bogogan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Safiirkii Dowlada Djabouti Ee Mareykanka oo Geeriyooday.‏

Washington,23july,2015(QJ/SDN)-Wararka laga helayo Magaalada Washiton Ee Caasimada dalka Mareykanka ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi oo ku geeriyooday Safiirkii Djabouti u qaabilsanaa dalka Mareykanka. Allaha unaxariistee Rooble Colhaye ayaa baryihii ugu danbeeysay waxa uu ku xanuunsanaa Magaalada Washiton Ee Caasimada Dalka Mareykanka. Allaha unaxariistee Marxuum Danjire Rooble ayaa 27-kii sano ee la soo dhaafay ahaa danjiraha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Suxufiyiinta Magaalada Kismaayo Oo Tababar Loo Furay-DAAWO SAWIRADA

Kismaayo,23july,2015(QJ/SDN)-Ururka suxufiyiinta Qaranka Soomaaliya, ururka suxufiyiinta madaxa bannaan ee Jubbaland iyo hay’adda qaramada Midoobay ee caawinta Soomaaliya (UNSOM) oo iskaashanaya ayaa maanta tababar la xidhiidha howlah saxaafadda u furay wariyeyaasha ku dhaqan degmada Kismaayo. Tababarkan oo socon doona mudo laba maalmood ah ayaa waxaa lagu baran doonaa arimo ku saabsan sida wariyuhu u ilaalin karo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirkii Dood-qaran ee sanadkii 2006, muxuu kaga duwan yahay kan maanta ay diidan yihiin Xukuumadu, bal DAAWO Dooda wakhtigaas ee Siilaanyo iyo diidmada maanta DAAWO.

Hargaysa 22.July 2015 (SDN/QJ)- Ismaandhaaf Xadhkaha Goostay ayaa Maanta ka dhex oogan Xukuumada Somaliland ee uu Gadh wadeenka ka Yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Iyo Xisbiyada Mucaaridka ah taas oo ka soo bilaabantay Mudo kordhintii ay Golaha Guurtidu u samaysay Madaxweynaha iyo Golaha Wakiiladda, Ilaa iminka waxaan fulin Heshiiskii Khilaafka Siyaasadeed lagu soo afjaray,kaas […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waa Sidee Xaaladda Magaalada Baardheere. Akhri Faallo Kooban.

Baardheere: waa magaalo ku taala koonfurta gobolka Gedo, waana magaaladda ugu ballaadhan uguna shacbiyadda badan gobolka, waxaana Baardheere hoos yimaada in ka badan 200 oo tuulo, waxaana ay xaruun u ahayd sanadihii ugu danbeeyay Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab, balse maanta ayay gacantooda ka baxday. Baardheere waxay wajahaysaa hadda xaaladd cusub iyo jawi ka gedisan kii ay horay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

AU troops ‘gun down unarmed civilians’ in Somalia At least 24 people killed and 22 injured after AU troops open fire on civilians in the town of Marka, residents say.

Currently 22,000 African Union troops are in Somalia to back the country’s internationally backed government [EPA] At least 24 civilians have been killed and 22 others injured in the southern Somali town of Marka after troops from the African Union opened fire on unarmed residents, local residents and a health worker have told Al Jazeera. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

A demonstration of a kind: Singles protest against marriage costs in Somaliland

Hargeisa,22july,2015(QJ/SDN)-Today, a group of young men staged a peaceful demonstration at Maansoor, Hargeisa, which was the first of its kind ever seen within the boundaries of the Republic of Somaliland. The young men wished to put forward, as was articulated by one of them, two fundamental points: (a) that they were young, single, eligible and ready to tie […]

Posted in Uncategorized | Read More »