Home » 12:25 am
Entries posted on “July, 2015”
Washington,24july,2015(QJ/SDN)-Djibouti government’s Permanent Representative to the United Nations and Ambassador of Djibouti to the United States Roble Olhaye has died in the United States on Wednesday. Mr. Olhaye who was the longest-serving ambassador to the United States died for undisclosed illness, according to Abdirahman Isse, a Djiboutian businessman based in Minnesota. Olhaye who was born on […]
Posted in Uncategorized | Read More »
hursday July 24, 2015Washington–President Barack Obama is not just heading to his father’s homeland, but to a hotbed of terror. Al-Shabaab militants in East Africa are now posing new worries for the President’s trip to Kenya this week. CNN has learned that, in just the last week, the U.S. military has conducted nearly half a […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,24july,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta kaga gudoomay Xafiiskiisa nuqul ka mid ah Warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Kenya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Amb. Maj. Gen. (Rtd.) Lucas Kyonze Tumbo. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga iyo Safiirka cusub oo shir […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Cadaado,24july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Cadaado kaga qeybgaley munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku Xigeenka maamulka ku meel gaarka ah ee Galmudug. Madaxweynaha oo halkaasi hadal ka jeediyay ayaa mar kale u hambalyeeyay Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo maamulkiisa, isagoo sheegay dhismahan maamulkan looga fadhiyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,24july,2015(QJ/SDN)-Ergeyga Qaramada Midoobay ee Somalia, Nicholas Kay ayaa soo dhaweeyay caleema-saarka Madaxweynaha Maamulka KMG ee Galmudug, Cabdikariim Xuseen Guuleed ee maanta ka dhacday degmada Cadaado ee Gobolka Gal-guduud. Danjire Nicholas Kay ayaa u Hambalyeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, Guddiga Farsamada, Ergooyinka iyo Dhammaan Shacabka Galmudug ee Suuro-galka ka dhigay Xafladdan Caleemo-saarka ah. “Waxaan dowladda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Cadan,24july,2015(QJ/SDN)-Xoogagga Xuuthiyiinta Yemen ayaa shalay gellinkii dambe laga saaray goobihii ugu dambeeyay ee ay kaga sugnaayeen magaalada Cadan ee Koonfurta dalka Yemen. Dagaal culus ayaa ka dhacay shalay Xaafadda Masheeq ee Cadan, halkaasoo uu ku yaallo Aqalka Madaxtooyada, iyadoo lagu dilay dagaalka 20 ka mid ah xoogag u dagaalamayay Xuuthiyiinta shiicada ah. Ciidamada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kaakuma,23july,2015(QJ/SDN)-Hay’adda Qaxoontiga Adduunka ee UNHCR ayaa sheegtay in labadii asbuuc ee la soo dhaafay qaxooti cusub oo Soomaali ah laga diiwan-galiyay xerada Dhadhaab ,waxaana tiradooda lagu sheegay in ay gaadhayso 3,719 Qof. Waxaa UNHCR ay sheegtay in waaxda dowladda Kenya u qaabilsan arimaha qaxootiga ay fursad siisay qaxootigan si loo diiwaan-galiyo ,waxaana dadka la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Diinsoor,23july,2015(QJ/SDN)-Wararka laga helayo Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM ee Is-kaashanaya ay kaabiga ku hayaan degmadaas, kaddib markii ay xoogaggii Al-shabaab isaga bixiyeen. Ciidamada Huwanta ah ayaa la sheegay inay ku sugan yihiin hadda meel 7-KM oo keliya u jirta Degmadaas oo ka mid ahayd Degmooyinkii ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Thursday, July 23, 2015(CBCNEWS)- The Canadian dollar dropped to levels not seen since 2004 on Wednesday. The loonie closed at 76.70 cents against the U.S. dollar, according to the Bank of Canada, down 0.53 cents. That’s lower than the 76.85 cents the loonie closed at on March 9, 2009, more than six years ago. The loonie […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa,23july,2015(QJ/SDN)-Redsea Cultural Foundation and its partners are proud to present the 8th Hargeysa International Book Fair, starting Saturday the 1st of August till the 6th August 2015, Hargeysa, Somaliland. This largest celebration of book in East Africa is also designed to showcase all other forms of artistic expression such as poetry, drama, documentaries and exhibitions, […]
Posted in Uncategorized | Read More »