Home » 12:27 am Entries posted on “July, 2015”

”Anigu Kuma Odhan Nin Samaroon Ah Ayaan Ahay Ee Reer Gabiley ayaan Ahay…..” Daawo Proff Samatar Oo Arrimo Badan Ka Hadlay.

Aqoonyahan axmed ismaaciil samatar ayaa markii ugu horraysay ka hadlay hankiisa murrashaxnimo ee somaliland iyo in uu hungureenayo hoggaanka somaliland…………… hadaba si aad u daawato warkaas oo faahfaahsan Halkan Hoose Ka  Daawo

Posted in Uncategorized | Read More »

DOODII MASUULKA XISBIGA WADDANI IYO ANAGA EE MAANSOOR

Wali waxa aan ku guda jiraa cilmi-baadhis iyo xog urruurin ku saabsan arrimaha siyaasadda, dhaqaalaha iyo bulshada oo aan ka wado Somaliland. Safarkaygu waxa uu daaran yahay in aan u kuur galo, isla markaana si dhab ah wax uga ogaado Xaaladdaha aan kor ku xusay. Laakiin waxa aan ka cudur daaranayaa in aanu maqaalkani xidhiidh […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Qabsashada degmada Baardheere waa guul weyn oo u soo hoyatay AMISOM iyo kuwa Dowladda Somalia, waayo waxaa muddo toddoba sano ah ka talinaysay Al-shabaab”Col. David Obonyo.

Baardheere,24july,2015(QJ/SDN)-Ciidamada Kenya ee Qaybta ka ah AMISOM ayaa Maanta oo Jimco ah sheegay inay degmada Baardheere ku toogteen Toddoba xubnood oo ka tirsanaa Al-shabaab ayna ka Furteen Shan Qoryaha Fudud ah, kaddib markii maalin ka hor ay la Wareegeen gacan ku haynta Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.   Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayay ciidamada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Burundi Oo Markale Ku Guulaystay Doorashadii Dalkaasi Ka Dhacday.

Bujumbura,24july,21015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Burundi, Pierre Nkurunziza oo tan iyo sannadkii 2006-dii xukumayay dalka Burundi ayaa la shaaciyay maanta inuu mar kale ku guuleystay doorashadii madaxweynenimo ee dhawaan dhacday; taasoo ay Qalalaasooyin uu dhiig ku daatay oo ay hormuud ka ahaayeen xisbiyada mucaaradka ah iyo ururrada bulshada rayidka ahi hareeyeen.   Guddiga Doorashooyinka dalka Burundi ayaa goor-dhow shaaciyay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo Wasiirka Iskaashiga Caalamiga Ah ee UK Oo La Kulmay Madaxweynaha Somaliland

Hargeysa,24july,2015(QJ/SDN)-Wasiirka arrimaha dibedda somaliland Md: Maxamed Biixi Yoonis kulan uu madaxweynaha jamhuuriyadda somaliland mudane Siilaanyo uu la yeeshay wafti uu hoggaaminaayay wasiirka iskaashiga caalamiga ah Min Grant Shapps oo ay weheliyaan safiirka somaliland iyo soomaaliya u qaabilsan ingiriiska ee fadhigeedu yahay Addis Abba Amb.Harriet Mathens. Halkan Hoose Ka Daawo:

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Muqdisho Kula Kulmay Wasiirka Iskaashiga Uk, Maxay Ka Wada Hadleen? Akhri+Sawiro

Muqdisho,24july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho ku qaabilay Wasiirka Iskaashiga Caalamiga, ahna sii-hayaha Wasiirka Arrimaha Afrika ee dalka Britain, Grant Shapps oo booqasho laba maalmood ah ku yimid Somalia. Xasan Sheekh ayaa Wasiirka uga Warbixiyay Xaaladda Soomaaliya dhinacyada, amniga, siyaasadda, dib u soo kabashada dhaqaalaha iyo dib u dhiska. Isagoo uga mahad-celiyay Boqortooyada UK, […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Maraykanka Obama Oo Soo Gaadhay Kenya, DAAWO SAWIRRADA

Nairobi,24july,2015(QJ/SDN)-Waxaa goor dhow kasoo dagtay Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta ee Magaalada Nairobi diyaaradii waday Madaxweyne Barack Obama oo si weyn looga sugaayay wadankaan Kenya. Obama, ayaa garoonka diyaaradaha waxaa ku soo dhaweeyay Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta iyo xubno ka tirsan xukuumadiisa. Iyadoo sidoo kale soo dhaweyntiisa ay ka qeyb galeen dad weyne tiro badan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidamada AMISOM iyo kuwa Somalia oo la Wareegay Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay

Diinsoor,24july,2015(QJ/SDN)-Ciidanka Isbahaysanaya ee dowladda Somalia & kuwa AMISOM ee Gacanta siinaya ayaa Gudaha u galay Saakay Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay, halkaasoo ay ka talinaysay Al-shabaab muddo lix sano ka badan. Xoogagii Al-shabaab ayaa shalay isaga baxay degmada Diinsoor, iyadoo ciidanka huwanta ay xalay ku hoydeen duleedka degmadaas, iyagoo ku kallahay saakay aroortii hore, iyagoo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sarah Obama oo Ayeeyo u ah Barack Obama oo Nairobi u timid si ay ula kulanto (Daawo Sawirrada

Nairobi,24july,2015(QJ/SDN)-Sarah Obama oo ayeeyo u ah Madaxweynaha Wadanka Mareykanka Barack H. Obama, isla markaana dhashay Aabbihii ayaa Maanta Nairobi la keenay si ay ula kulanto wiilka ay ayeeda u tahay oo lagu wado inuu soo gaaro Nairobi Sacadaha soo socda.   Madaxweyne Obama ayaa u imanaya Kenya sidii uu uga qaybgeli lahaa kulan looga hadli […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Nuxurka Sababo Afar ah Oo Soo Dedejiyey Qabsashada Xillligan ee Degmada Baardheere

Bardhere:Jully,24,2015(SDN/QJ)-Aragtiyo kala duwan ayaa laga bixiyey sababaha xilligan soo dedejiyey gulufka colaadeed ee Ciidamada Huwanta ahi ku ekeegeen Degmada Baardheere ee gobolka Gedo iyo magaalooyinka kale eek u hareeraysan oo ay shabaabku muddo dheer kasoo talinayeen, waxana si weyn la isu weydiinayaa sababta xilligan keentay. Afar waxyaabood ayaa loo sababeynayaa gulufka colaadeed ee ku kala […]

Posted in Uncategorized | Read More »