Home » 6:16 am Entries posted on “July, 2015”

“Taladaydu waa Muddo-kordhinta Guurtida halloo daayo Wakiillada oo Kali ah, Madaxweynuhuna Ha soo Saaro Degreeto uu Doorashada Madaxtooyada ku salaynayo Wakhtiga Xisbiyadu ku heshiiyeen ee ah Bisha December….”Axmed Y. Yaasiin

Hargeysa:Jully,25,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenkii Hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka Hadlay Is-mariwaaga Siyaasadeed ee dalka ka aloosan, waxana uu shaaca ka qaadday cidda shirka talo qaran ee muranku ka taagan yahay qaban karta. Axmed Yuusuf Yaasiin oo Waraysi Gaar ah siiyey Wargeyska Hubaal, ayaa waxa sidoo kale soo jeediyey talooyin waayeelnimo iyo waayo aragnimo xambaarsan oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

SANADGUURADII AFARAAD EE KA SOO WAREEGTAY BOOQASHADII KOOWAAD EE ERDOGAN KU YIMID SOOMAALIYA

Afar sano ka hor guud ahaan xaalada Soomaalıya waxay aheyd mıd aad halıs u ah, waxaa wadanka ku dhiftay abaar tii ugu ba’neyd taas oo ay wehliyeen dagaalo qaraar oo ka socday magaalooyin badan oo wadanka ka mid ah, nabadgelyo daro guud iyo cuduro kuwaas oo nolosha dadka Soomaalıyeed geliyay ciriiri sababay rejo beel, dowlada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxaa ka Dhexeeya Hogaanka iyo Siyaasada?

Waxa hubaal ah in 90% dadku marka ay maqlaan siyaasad waxa kusoo dhacda madax sare ha noqdaan guddoomiyayaal xisbi amma qaar kale oo xilal ka haya dawladda. Sidaa si lamid ah marka aynu ka hadlayno hogaan sida badanaaba dhacda waxaan xasuusanaa sawir lamid ah markii aan ka hadlaynay siyaasad. Si kastaba ha ahaatee waxaa muhiim […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO:CAAWA IYO CAWIL WARAYSI XASAN YOONIS XAALADA SOM:LAND

Minneapolis July 25,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ee UCID ee USA Xasan Yonis ayaa TVga Soomaalida ee Minneapolis waxa uu uga waramay xaaladihii siyaasadeed ee u danbeeyay Somaliland. Gudoomiyuhu waxa uu si gaar ah uga waramay dib u dhaca Doorooshooyinka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka Somaliland, Daawasho haboon.  

Posted in Uncategorized | Read More »

Djibouti’s Daallo Airlines eyes ATR72s for Somali flights

Daallo Airlines (D3, Djibouti) Chief Executive Officer Mohammed Ibrahim Yassin says his airline is planning to lease a pair of ATR72-500s – its first Avions de Transport Régional (Toulouse Blagnac) machinery – for use on its Somali network. Speaking to African Aerospace, Yassin said that should all details be resolved and the turboprops arrive, the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

African Union, Somali troops capture second southern town from al Shabaab

Somali government and African Union peacekeeping troops have captured a town in the south of the country from al Shabaab insurgents on Friday, the second seizure this week, government officials and the group said. Ethiopian troops in the African Union peacekeeping mission (AMISOM) and Somali soldiers captured Dinsoor district, about 120 km to south west of Baidoa. The group, which wants to […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Masuul Katirsan Maamul-goboleedka Puntland Oo Hargeysa Lagu Xidhay

Hargeysa:Jully,25,2015(SDN/QJ)-Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Maamul-goboleedka Puntland  Axmed Cabdi  Cali Shire(Axmed-keyse), ayaa Magaalada Hargeysa lagu xidhay, sida  ay saraakiil sare oo Laanta Socdaalka katirsan u xaqiijiyeen qaar kamid ah Warbaahinta Dalka. Agaasimaha, ayaa hutel uu hurdo ahaan ugu jirey lagala baxay, kadib markii laga warhelay inuu si qarsoodi ah waddanka kusoo galay, iyadoo haatanna wararku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dhibbanayaal Ku Waxyeelloobay Weerar Hore Loogu Qaaday Safaaradda Maraykanku Ku Leeyahay Nairobi Oo Obama Ka Dalbanaya Mag-dhaw

Nairobi:Jully,25,2015(SDN/QJ)-Shakhsiyaad dhibbanayaala u ah Weerar hore loogu qaaday Safaaradda Maraykanku ku leeyahay Magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya, ayaa Maanta u balansan inay Madaxweyne Obama Hortiisa ka muujiyaan Cabashadooda la xidhiidha mag-dhawgii ay xaqa u lahaayeen. Dadkan oo isku diyaarinayay in ay mudaharaad ka sameeyaan afaafka hore ee goobta xasuustii weerarkaasi ayaa ka cabanaya in aan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Jamaal Cali Xuseen Oo Sheegay Inay Shirkii Xisbiyada Mucaaridka Maanta Qabsan Doonaan, Xukuumaddana Ku Casuumi Doonaan

Hargeysa:Jully,25,2015(SDN/QJ)-Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa sheegay in shirkii xisbiyada mucaaridku ku baaqeen uu maanta oo sabti ah furmi doono. Jamaal Cali Xuseen oo u warramayey Telefishanka Star Tv, ayaa sheegay inay shirkooda diyaar ula yihiin inay xukuumadda ku casuumaan si halkaasi ay dooddoda uga dhiibtaan,“shirkii Maalinta Berri ah buu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Dhakhtarkaygii waxa uu igu yidhi Sannad halla kulmin dad intan le’eg, laakiin dantaa keentay inaan idiin imaaddo si aan u taageero Go’aankaas ilaahay Waafajiyey Guddoomiyaha Maxkamadda Sare…”Sheekh Aadan Siiro

Hargeysa:Jully,25,2015(SDN/QJ)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey(aadan-siiro)oo kamid ah Culimada Waaweyn ee Somaliland,  ayaa si weyn usoo dhaweeyey Go’aankii uu dhawaan Khilaafkii xukuumadda iyo Xisbiyada kasoo saaray Guddoomiyaha Da’da yare e Maxkamadda Sare ee Somaliland. Sheekha ayaa gebi ahaanba Khudbaddii jimacaha ee Maalintii shalay uu ka jeediyey Masaajidka Xaafadda Xawaadle ee Magaalada Hargeysa, waxana uu go’aankaas ku […]

Posted in Uncategorized | Read More »