Home » 1:39 pm Entries posted on “July, 2015”

Xubno Hor leh oo Iska Casilay Xisbiga Waddani iyo Asbaabaha ku Kelifay DAAWO

Hargaysa 25.July 2015 (SDN/QJ)- Saraakiil sare oo ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Maanta Shaaciyay inay Iska Casileen Xilalkii iyo Xubinimadii ay ka hayeen Xisbigaasi Waddani. Xubnahan Maanta is casilay ayaa noqonaya Hormadii sadexaad oo Laba todobaad gudahood ku cadeeyay inay ka baxeen xisbigaas.

Posted in Uncategorized | Read More »

’Shir qaran ma jiro, siday maxkammadu go’aamisay ayaanu qaadanaynaa, waana shirkii awalba shiri jirnay labadayada xisbi” Faysal Cali Waraabe

Hargeysa,25july,2015(QJ/SDN)-Shirkii wada-tashiga axsaabta mucaaridka Somaliland ayaa waxa uu manta ka furmay magaalada hargeysa hutel dalxiis, iyadoo ay kasoo qayb-galeen gudoomiyayaasha xisibiyad mucaaaridka ahi. Eng Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Cabdirraxmaan Cirro Gudoomiyaha Xisbiga Waddani, Hadaba shirkan oo la sheegay in uu socon doono muddo saddex cisho ah ayaa waxa halkaasi waraabinta kula hadlay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Shirweynihii Mucaaridka Somaliland Oo Maanta Furmay Iyo Magacyada Xubnaha Shirguddoomin Doona Oo La Shaaciyey

Hargaysa:Jully,25,2015(SDN/QJ)-Waxa Maanta Hutel Dalxiis ee Magaalada Hargeysa Ka Furmay Shirkii wada-tashiga ee Labada Xisbi Mucaarid ku baaqeen, kaas oo maalmahan dambe muran badani ka taagnaa markii xukuumaddu si weyn uga soo horjeedsatay. Shirkan ayaa waxa kasoo qaybgalay Hoggaanka sare ee Xisbiyada Waddani iyo Ucid, Hoggaanka Madasha Wada-tashiga iyo toosinta qaranka, iyadoo sidoo kale ergooyin miisaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ingiriiska oo ka Hadlay Socdaalka uu Wasiirka u Qaabilsan Iskaashiga Caalamiga ah ku Tegay Somaliland iyo Somaliya

London,25july,2015(QJ/SDN)-Dawladda Ingiriiska, ayaa sheegtay in ujeeddada ka dambaysay in Wasiirka u qaabilsan Iskaashiga Caalamiga ah uu ku tego Somaliya iyo Somaliland ay tahay sidii loo xoojin lahaa taageerada gobolka. Wasiir Grant Shapps oo kulanno la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxameed, Ra’isal-wasaare Sharmarke iyo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud siilaayo, ayaa masuuliyiintan kala hadlay arrimo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Warbaahinta Caalamka Oo Soo Bandhigtay Khariirad Muujinaysa Awooda Baahsan ee Alshabaab- Daawo Sawirada.

Muqdisho,25july,2015(QJ/SDN)-Inkasta oo ciidamada AMISOM iyo kuwa Itoobiya ay sanadadii lasoo dhaafay qabsadanayeen magaalooyin dhaca Koonfurta iyo badhtamaha dalka Soomaaliya oo horay gacanta Alshabaab ugu jiray hadane wali inta badan dhulka soomaaliya waxaa gacanta ku haya xarakada alshaaab.   Khariirad ama Map ay soo saartay Warbaahinta Ingiriiska BBC-da ayaa muujinaysa in dhulka ugu ballaadhan ee Koonfurta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidankii Ugu Badnaa Oo Kenya Soo Dhoobtay Xuduudka Ay Soomaaliya La Leedahay, Xilli Laga Cabsi Qabo Weeraro Alshabaab kaga yimaadda.

Nairobi,25july,2015(QJ/SDN)-Xidhiiidhiyaha Dowladda Kenya u qaabilsan Gobalka W/bari, Mohamed Salah ayaa xaqiijiyey in la adkeeyey ammaanka xuduudka Kenya la wadaagto Somalia. Isagoo la hadlayey Wakaalladda Wararka ee XINHUA waxa uu tilmaamay in Saraakiil badan oo ka tirsan Hay’addaha Ammaanka loo soo daad-gureeyey xuduudka, si looga hortago weeraro laga filan karo Dagaalyahanada Alshabaab. “Waanu ku baraarugsanahay cabsida […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Booqashada Obama Wax Maka Badali Kartaa Siyaasadda Cakiran Ee Geeska Afrika?.

Madaxweynaha dalka maraykanka Mr.Brack Obama ayaa booqasho ku jooga dalka Kenya, iyadoo halkaasi uga sii gudbi doona dalka itoobiya. Waxaana la filayaa in madaxweyne Obama halkaasi kula kulmi doono madaxda wadamadaasi. Waana markii ugu horraysay ee uu obama yimaado wadamadan. Hadaba su’aasha is weydiinta leh waxay tahay waa maxay danaha siyaasadeed ee maraykanu wakhtigan uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

SANADGUURADII AFARAAD EE KA SOO WAREEGTAY BOOQASHADII KOOWAAD EE ERDOGAN KU YIMID SOOMAALIYA

Afar sano ka hor guud ahaan xaalada Soomaalıya waxay aheyd mıd aad halıs u ah, waxaa wadanka ku dhiftay abaar tii ugu ba’neyd taas oo ay wehliyeen dagaalo qaraar oo ka socday magaalooyin badan oo wadanka ka mid ah, nabadgelyo daro guud iyo cuduro kuwaas oo nolosha dadka Soomaalıyeed geliyay ciriiri sababay rejo beel, dowlada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Mucaarid Xumada Somaliland Haysataa Waa Nasiib Daro Qaranka Lasoo Deristay.

24 sanadood oo lasoo gardaadinaayey JSL waxay maanta joogtaa meel si weyn loo mahadiyo, waxaa la joogaa xili dadka iyo dalwaduba hamigoodu yahay horumar iyo sidii ay ula tartami lahaayeen wadamada aduunyada ee horumaray  ku darsoo qarankeena yagleelkiisu  wuxuu kasoo unkamay maalintaynu gumaystaha iska saarnay ee 1991 kii wakhtigaasi oo aynu xoriyadeenii dib u helnay  […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Saaka Dalka Kusoo Laabtay,Madaxda Mucaaradka Oo Si Diiran Usoo Dhaweeyay+Daawo Sawiradda

Hargeysa,25july,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo todobaaddadii ugu danbeeyay ku sugnaa Dalka Imaaraadka Carabta ayaa saaka subaxnimdii hore ka soo dagay Gegida Diyaaradaha ee Hargaysa Airport . Gudoomiyaha ayaa waxa madaarka kaga Hor tagay kuna soo Dhaweeeyay Masuuliyiinta isbahaysiga Mucaaradka Somaliland oo ay hor kacayeen Gudoomiyaha Xisbiga Waddani C/raxman Cirro , Gudoomiyaha Madasha […]

Posted in Uncategorized | Read More »