Home » 4:38 am
Entries posted on “July, 2015”
Hargeysa:jully,25,2015(SDN/QJ)-Waxa socaalkoodii labaad muddo bilo gudahood ah Magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya ugu amba baxay Wasiirradii hore ee Wasaaradaha Maailiyadda iyo Warshadaha Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Abiib Diiriye Nuur, waxana,iyadoo xaan xogo badan laga haynin ujeeddada socdaalkaas. Wasiiradan hore ee Maaliyada iyo Warshadaha oo hore iskaga casilay xilalkii ay ka hayeen Xukuumada, ayaa safarradooda waxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,26,2015(SDN/QJ)-Maxamuud Maxamed Yaasiin(Dheeg)oo kamid ah Mudanayaasha Aqalka Odayaasha Guurtida Somaliland, ayaa si weyn udeedafeeyey sharcinimada Afhayeen-nimo dhawaan soo bax ah oo uu sheegtay Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-indho oo isla golahaas ka tirsani. Xildhibaan Dheeg oo Sabtidii shalay Saxaafadda qaarkeed kula hadlay magaalada Hargeysa, waxa uu sheegay in Sharciyan Afhayeenka Golaha Guurtidu uu yahay Guddoomiyaha Golahaas Saleebaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,25,2015(SDN/QJ)-Sahra Axmed Maxamuud (Sahra-Halgan)oo ah fannaanad caan ka ah Somaliland, isla-markaana xubin muhiim ah ka ahayd Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, ayaa maalintii shalay shaacisay inay gebi ahaanba iska casishay xubinnimadii Xisigaas Waddani, iyadoo sababtana caddaysay. Waxay Fannaanadda Sahra-Halgan ka hor is-casilaaddan ay Sabtidii shalay shaacisay inay iskaga casishay xubnimadii iyo ka mid ahaanshihii Xisbiga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jully,26,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, reer Borama kala hadlay xaasaasiyad ay inta Badan ka qaadaan taariikhda Ururkii SNM iyo halgankii Hubaysnaa ee Somaliland Xorriyadeeda dib ugula soo noqotay. Wasiirka oo ka Hadlayey munaasibad loo qabtay Arday dhawaan ka qalinjabisay Jaamacadda Elo ee Magaalada Borama, ayaa sheegay in loo baahan yahay sidii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho,25july,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan, C/llaahi Xuseen Maxamuud Muuse Bantu oo ka mid ahaa Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Somalia ayaa Goor-dhoweyd lagu dilay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, iyadoo dilkiisa ay sheegatay Al-shabaab. Kooxo hubeysan ayaa dilay Xildhibaanka, kuwaasoo baxsaday, iyadoo xilka loo dhaariyay inta lagu jiro kal-fadhigan lixaad ee Baarlamaanka Soomaaliya, kaddib markii Aabbihiis Xuseen Bantu oo xildhibaan ahaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London26Jul15(SDN/QJ) waxa lagu qabtay galbeedka london xaafada Kilbun Baraamij lagu soo bandhigayey Hidaha iyo Dhaqanka Somaliyeed xafladan ayaa waxa soo qaban qabiyiyey SK community trust oo ka mida Jaaliyada Soomaliyeed ee dagan xafada oo hormuud ka tahay Marwo Deeqa Dhufays oo in badan la shaqaynaysay Xaafada Kilbun oo ku badan tahay Soomalida kulankan lagu soo bandhiyey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.July 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Maanta ka furmay Huteel Dalxiis ee Magaalada Hargaysa Shirkii ay ku baaqeen Xisbiyada Mucaaridka ee Ucid Iyo Waddani oo ay Weheliyaan Madasha Wada tashiga Iyo Toosinta qaranka. Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Fasal Cali Waraabe ayaa Khudbad dhinacyo badan leh halkaas ka Jeediyay
Posted in Uncategorized | Read More »
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Khudbad ka Jeediyay Furitaanka Shirkii ay ku baaqeen Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland. “Muu ahayn shirku mid laga hor tagi lahaa gawaadhi gaashaaman, gaadiid fara bada iyo ciidan aan tiradiisa la koobi karin ee wuxuu ahaa ka aan maanta qabsanay ee aynu ku baadi goobeyno talooyinka hufan oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne Xigeenkii ku xigeenkii hore ee Somaliland Xasan Ciise Jaamac, ayaa xukumadda Siilaanyo ku tilmaamay mid aan waxba garanayn oo kale. Mujaahid Xasan Ciise oo hadal ka jeediyay furitaanka Shirka labada xisbi maanta uga furmay huteelka Xaruf ee Magaalada Hargeysa. “Shir gudoonka, Hogaanka labada xisbi qaran iyo xubnaha shirkan ka soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxwayne ku xigeenka JSL Md C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici ayaa ka qayb galay daahfurka machadka tababarka macalimiin ta qaranka oo laga hirgalinayo magaalada hargaysa.
Posted in Uncategorized | Read More »