Home » 1:30 pm Entries posted on “July, 2015”

“Gudoomiye Cali Guray Fikirkiisa Shakhsiga ah ayuu Shirka Isbahaysiga Mucaaridka kaga Maqan yahay” Murashax Jamaal Cali Xuseen DAAWO

Hargaysa 26.July 2015 (SDN/QJ)- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa markii kowaad ka hadlay Sababta uu Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid uga maqan yahay Shirka Wada tashi ee Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland uga socda Magaalada Hargaysa Waxaanu arrintaas ku sifeeyay Mid u gaar ah Gudoomiye ku xigeenka oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo Sawirro Xul Ah Shirkii Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland Oo Maalinkiisii Labaad Galay.

Hargeysa,26july,2015(QJ/SDN)- Shirkii wada tashiga xisbiyada mucaaridka ah ee somaliland ayaa maalintiisii labaad galay waxaana la filayaa in maalinka barri ah lasoo gunaanadi doono, shirka oo maanta qodobaysnaa, ayaa waxa ugu muhiimsanaa qodobadii laga hadlay, dhaqaalaha,siyaasdda arrimaha dibadda, dib u dhaca doorashada iyo qodobo kale, waxaana la filayaa in go;aamo laga soo saari doono insha allah.  […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xil-Ka-Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Garsoorayaasha Maxkamadda Sare EE Dalka

Hargeysa,26july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu JSL/M/XERM/249-3438/072015 xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey Garsooreyaasha maxkamada sare. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Qodobka 101aad iyo 105aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Talada iyo soo jeedinta Guddida Cadaaladda; Markuu Arkay: Baahida loo qabo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Mudo Kordhintii Guurtida ku Macneeyay Go’aan Distoori ah, Sharciyada Dawladiisana Xalaaleeyay,Hanjabaadna u diray Mucaaridka DAAWO

Hargaysa 26.Julay 2015 (SDN/QJ)- Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa Socdaal Shaqo Waxay maanta ugu Kicitimeen Gobolka Sanaag si ay u soo kormeeraan Mashaariic Horumarineed oo Deegaanada Gobolada bari laga hirgaliyay. Madaxweyne Siilaanyo oo Warbaahinta kula hadlay Qasriga Madaxtooyada ayaa sheegay in Xukuumad ahaan ay diyaariyeen wax kasta oo khuseeya arimaha doorashooyinka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

DAAWO: SHIRKII XISBIYADA OO FURMAY IYO WACDARO MEEESHA AY KA DHIGEEN MADAXDA JOOGTAY

Hargeysa July 25, 2015(SDN/QJ)-Waxa magaalada Hargeysa Hotelka Dalxiis lagu qabtay shir ay mucaaridka Somaliland soo abaabuuleen isla markaana ay ka qeybgaleen qeybaha bulshada ee Somaliland.

Posted in Uncategorized | Read More »

Al Shabaab kill 3 people in Somali capital, including politician

Somali militant group Al Shabaab said it had carried out two attacks in the Somali capital Mogadishu on Saturday in which gunmen killed a lawmaker and his bodyguard as well as an official from the prime minister’s office. Al Shabaab’s spokesman for military operations, Sheikh Abdiasis Abu Musab, said the group was responsible for the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Obama commits U.S. to intensified fight against terrorists in East Africa

NAIROBI — President Obama on Saturday committed the United States to an intensified fight against terrorists in East Africa, announcing here that his administration would expand support for counterterrorism operations in Kenya and Somalia, including increased training and funding for Kenya’s security forces. “We have to keep that pressure going even as we’re strengthening the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Talooyin ku aadan Go,aan ka Mushaar dhimista Shaqaalaha Dowlada

Tan iyo burburkii 1991 Hanaanka Maamulka Maaliyada Soomaaliya waxuu ahaa mid aan cago badan ku taagneyn waayo oo ma jirin Jaangoyn waxa baxaaya iyo waxa soo gala Dalka waxaa taas sii dheer isdaba marin Saxiix gadasho iyo Danaha gaarka ah oo ka jirta Xafiisyada Qaar . Shirki Hirgalinta Miizaaniyada ee 6da Bil ee ugu horeysay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dawlada Jabuuti oo u diiday xoghayaha arrimaha dibedda dalada Mucaaridka ee USN in uu dalka ka dhoofo

Jabuuti July 26,2015(SDN/QJ)-Xukuumada dalka Jubuuti ayaa xoghayaha arrimaha dibedda ee dalada Mucaaridka Jabuuti Md Jamac Amare iska hortaagtay in uu dalka ka dhoofo. Md Amare ayaa ka mid ahaa wefdi dalada USN oo u soo dhoofeysay qaarada Yurub, balse ciidamada Jabuuti ayaa mudaha iska hortaagay in uu dalka ka dhoodo. Xukuumada Jabuuti ayaa beryahan danbe […]

Posted in Uncategorized | Read More »

4-Waxyaabood Oo Lagu Xasuusan Doono Booqashadii Madaxweyne Obama Ee Magaalada Nairobi Maalintii Jimcaha

Nairobi:Jully,25,2015(SDN/QJ)-Waraahinta Adduunka ayaa si weyn u hadal haysa Safarka Madaxweyne Obamaha Maraykanku ku tegay Dalka Kenya, waxana la diiwaangeliyey Dhacdooyin soo jiitay Dadkii Safarkaas wararkiisa u jeellanaa. Safarkani waxa uu Maalintii jimcihii habeenkii ka dambeeyey iyo maalintii sabtidii shalayba saamayn weyn ku yeeshay Magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya, iyadoo inta Badani noloshii magaalada dhinac kale […]

Posted in Uncategorized | Read More »