Home » 2:28 am
Entries posted on “June, 2015”
Hargeysa, 28 June, 2015 (SDN/QJ)- Xaflad ballaadhan oo shalay galab lagu qabtay masaajidka Cali-Mataan ee badhtaamaha magaalada Hargeysa, ayaa lagu soo gebo-gabeeyey tartankii xifdiga Qur’aanka Kariimka ee bisha Ramadan oo loo qabtay arday ka socotay gobollada Somaliland. Tartankan xifdiga Qur’aanka kariimka oo sannad walba bisha barakaysan ee Ramadaan loo qabto arday ka kala socota dhamaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco 28 June, 2015 (SDN/QJ)- Wasaarada deegaanka iyo horumarinta reer miyga ee gobolka Togdheer iyo ciidamada booliska Somaliland ayaa si wada jir ah gacanta ugu soo dhigay beeyo oo aan asal ahayn, taas oo ka samaysan qolof laga soo diiray dhirta Fooxa iyo Maydiga. Masuuliyiinta wasaarad horumarinta iyo reer Miyiga iyo masuuliyiinta gobolka Togdheer ayaa meel […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 28 June, 2015 (SDN/QJ)-Maammulka dawlada hoose ee magalada Garoowe ayaa wada u diyaargarowga in Saaka oo Axad ah magalada lagu qabto bannaanbax looga soo horjeedo ficiladda madaxda Dawladda Federaalka ku dhaqmayeen ee ka hor imaanaya Dastuurka federaalka iyo kii ka horeeyay ee KMG ah ee dalka. Ammaanka ayaa si weyn loo adkeeyay, waxana wararku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington, 28 June, 2015 (SDN/QJ)-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah aqoonyahanada Xeesha dheer u leh Siyaasada Somaliya iyo Gobolkaba, ayaa beeniyay inay hoos u dhacday awooddii Ururka Al Shabaab, ka dib weerarkii uu dhiigga badani ku daatay ee Jimcihii kula wareegeen Xeradii Ciidanka Amisom ee Deegaanka Leego ee Gobolka Shabeellaha Hoose. GUJI HALKAN […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 28 June, 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa dhaleeceeyay xagjiriinta bariga Afrika, wuxuuna sidaa ka sheegay shirgobaleedka ammaanka ee Nairobi, in kooxda Alshabaab ay gaadheen meel quus ah, oo weeraradoodu aanay guul aheyn oo ay naflacaarid yihiin. Jimichii ayey Alshabaab weerareen saldhig ay ciidamada Amisom ku leeyihiin koonfurta Soomaaliya. Ugu yaraan 50 ciidamada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 28.June 2015 (SDN/QJ)- Shalay waxaan tegey safaaradda Yemen ee Muqdisho oo ku taalla meel u dhow dekeddii hore ee Muqdisho. Waxaa halkaa ku sugan dad ka soo qaxay dagaalka Yemen. Qaarkood waa Soomaali asalkoodu ka soo jeedo Yemen. Qaarna waa Yemen aan Soomaaliya xiriir hore kala dhexeyn marka laga reebo in ay hadda u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 28 June, 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa ka qaybgalay Munaasibad loo sameeyay dhamaadka Tartanka qur’aanka Kariimka ah iyo Axaadiista Nebigeenii Suubanaa ee Muxamed NNKH oo lagu qabtay Huteel ambassador ee Magaalada Hargaysa. Waxaana halkaasi lagu gudoonsiiyay ardaydii ku guulaystay tartankaas Lacag iyo soo Gudashada Xajka oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.June 2015 (SDN/QJ)- Shalay oo kale kale, 26 Juun 1960, waxay dadkii wakhtigaa ku dhaqnaa geyigan Somaliland u ahayd guul iyo gobanimo. Waxay ahayd habeenkii u horaysay ee ay ku seexdaan xorriyad dhulkooda ay ku maamushaan, kadib markii ay 12 habeennimo xaqiijiyeen gebagebaynta habeenkii dheeraa ee ay muddada 86-ka sannadood ah la halgamayeen, dhulkana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 27.June 2015 (SDN/QJ)-Maxkamadda Ciidammada gobolka Bari ee Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa maanta go’aamisay in Xabsiga laga siiddaayo 17 ka tirsanaa Ciidammada Birmadka Puntland, ka dib markii lagu waayey Kiisas culus, iyagoo hore ugu eedaysnaa inay ku kaceen falal anshax-xumo ah. Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidammada gobollo ka mid ah Maamulka Puntland Cabdifataax Xaaji Aadan, ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuuti 27.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxwaynaha jamhuuriyadda Djibouti Ismaaciil Cumar Geele ayaa maanta ka qayb galay dabaal daga sanad guuradii 38 aad ee ka soo wareegtay maalintii Djabuuti ay xoriyada ka qaadatay gumaystihii faransiiska 1977. Munaasibadan oo ay ka qaybgaleen Madaxwaynaha jabuuti oo ay weheliyaan marwadiisa Khadra Maxamuud Xayd, wasiirka difaaca Xasan dharaar hufane, iyo taliyaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »