Home » 5:36 am Entries posted on “June, 2015”

Ex-local Somali journalist faces deportation, death threat

A journalist and longtime prominent member of Minnesota’s Somali community is in danger of being deported from Canada to Somalia, where the terror group al-Shabab has allegedly threatened to kill him. Liban Dirie, also known as Ilyaas Maow, came to Minnesota from Canada in 1998 looking for asylum. He was the founder and publisher of […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somalia: UN condemns Al Shabaab attack against African Union mission base

United Nations officials have condemned on Friday the attack perpetrated by Al Shabaab militants against an African Union Mission in Somalia (AMISOM) base. In a statement issued this afternoon by the UN spokesperson, Secretary-General Ban Ki-moon has condemned in the strongest terms the attack, which was perpetrated in the town of Leego. The Secretary-General pays […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Ramadaan Dhexdeeda Sidee Ayaynu U Noolaanaynaa” Sh.Maxamed Sh.Cumar Dirir DAAWO.

Hargeysa, 28 June, 2015 (SDN/QJ)- Bishii Fadliga iyo Xasanaadka dheeriga ah lahayd ee Ramadaan ayaynu Weli ku dhex jirnaa. Waxaa dhamaaday Tobankii Cisho ee u Horeeyay ee Bisha barakaysan ee Ramadaan,Waxaa la is weydiin karaa Bishan ramadaan dhexdeeda Sidee ayaynu u noolaanaynaa Waxaa deriskaasi inoo soo jeedinaya Sheekh Maxamed Sh.Cumar Dirir oo ka mid ah […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Miyaanay Ceeb Inagu Ahayn In Dastuurkii Qaranku Noqdo, Margi Nimba Siduu Doono U Jiidh-Jiidho” Jaamac Gug soo dhacay

Lyon 28 June, 2015 (SDN/QJ)- Xoghayihii guud ee xisbigii UDUB Jaamac Yaasiin Faarax oo tan iyo shan sanno ka hor markii laga guulaystay xisbigiisii ku maqnaa wadanka Faransiiska oo uu hore u degenaa, ayaa ka hadlay marxaladda siyaasadeed ee dalku ku jiro iyo muddo kordhintii loo sameeyey xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Jaamac Yaasiin Faarax oo qoraal […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ujeedada Socdaalka Wefti uu Hogaaminayo Gudoomiye Xigeenka Wakiiladda oo Ku Sugan Laascaanood

Laascaanood 28 June, 2015 (SDN/QJ)- Wefti ballaadhan oo uu hogaaminayo gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha Wakiilladda ee Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa shalay gaadhay magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Weftigaasi oo  ay ka mid ahaayeen  wasiirradda Hawlaha guud iyo guriyaynta  Cabdirisaaq Khaliif Axmed iyo wasiirka  waxbarashada Faarax Cilmi Geedoole iyo masuuliyiin ka socda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Heshiiskii Xisbiyadu muu ahayn Mid Distoori ah balse Wuxuu ahaa Is faham Siyaasadeed” Xoghayaha Guud ee Kulmiye

Hargeysa 28.June 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha guud ee xisbiga   Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf, ayaa ku tilmaamay   in aanu sharci ahayn heshiiskii ay wadda gaadheen saddexda xisbi iyo xukuumaddu hase yeeshee uu ahaa is-faham  siyaasadeed oo laga gaadhay arrimaha doorashooinka. Waxaanu sheegay xoghayaha KULMIYE in  heshiiskaasi  markii u horaysay ee la wada saxeexanayay in uu xisbiga Waddani […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ciidanka Booliska Somaliland oo soo qabtay laba Nin oo Falal axmaqdaro ah ka sameeyay Magaalada Hargaysa

Hargaysa 28.June 2015 (SDN/QJ)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigay laba nin oo laba fal oo kala duwan doraad ka sameeyay magaalada Hargeysa. Taliyaha ciidanka Booliska sareeye guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan, oo xalay u waramay Wargeyska Geeska Afrika, ayaa sheegay in duhurnimadii Doraad degmada 26 June ee Hargeysa uu nin dhallinyaro ahi baatrool […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Tiradii ugu badnayd ee Askar ka Tirsan Asluubta Somaliland oo Shaqada laga Caydhiyay iyo Qaar laga Hakiyay Iyo Sababaha dhaliyay

Hargeysa 28.June 2015 (SDN/QJ)- Taliyaha ciidanka Asluubta Somaliland, sarreeye guuto Maxamed Cismaan Xudhuun, ayaa sheegay inuu shaqada ka hakiyay 86 Askari oo 4 ka mid ah shaqada laga Eryay. Askarta shaqada laga hakiyay iyo kuwa la ruqseeyay ayaa ahaa askar aan lahayn qoryo, kuwaasi oo hadda lagu amray inay soo qaataan qoryo haddii kalena aanay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Dalkan lagu aamini maayo Madaxweyne Marna la Kiciyo Marna la soo Fadhiisiyo” Gudoomiye Xigeenka Waddani

Hargeysa, 28 June 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Md.Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay in Madaxweyne Siilaanyo aan lagu aamini karin talada dalka, islamar ahaantaana Madaxweyne Siilaanyo looga fadhiyo in uu ku dhawaaqo wakhtiga doorashooyinka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka laga qabanaayo dalka,  waxaana uu tilmaamay in Madaxweyne Siilaanyo loo doortay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Duqay ka Xog waramay Sidii ay ku Timid Xornimadii Somaliland ee 1960kii Iyo Dardaaranka Maanta DAAWO

Hargaysa 28.June 2015 (SDN/QJ)- Xuska 55 Guuradii ka soo Wareegtay markii ay Somaliland Xornimadeeda ka hanatay Boqortooyadii Ingiriiska 26-June 1960 kii ayaa duqaydii Xiligaas Goob jooga ahaa waxay ka Xog warameen Sidii ay dharaartaasi ku Timid iyo Qiimihii Xornimada. Odayaashaas waxaa ka mid ahaa DC-gii ama Gudomiyihii wakhtigaasi lagu wareejiyey xornimada Somaliland oo ahaa Cismaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »