Home » 2:20 am
Entries posted on “June, 2015”
Hargeysa, June 29, 2015 (SDN/QJ) – Wasiirka Maaliyadda Somaliland Samsam Cabdi Aadan ayaa joojisay bixinta guno ay qaadan jireen xubnaha guddida joogtada ah ee Golaha Wakiiladu. Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dhinaca xukuumadda oo ku saabsan sababta ay wasiirka maaliyadu u joojisay gunadan miisaaniyada ugu jirtay guddida joogtada oo ka kooban 18 […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Doha June 29, 2015 (SDN/QJ) – in ka badan 400 qof oo aan muslimiin ahayn, kana kala socday 20 waddan oo caalamka ah, ayaa ka qaybqaatay soon muddo laba maalmood ah socday oo qaadhaan loogu ururinayo carruurta agoomaha ah ee Soomaaliya si ay u helaan waxbarasho dhinaca luuqadda Ingiriisiga ah. Qorshahan dadka aan muslimka ahayn […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Cadaado June 29, 2015 (SDN/QJ) – Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo markii ugu horreysay la hadlay Warbaahinta ayaa sheegey inay Wadahadal la galayaan maamulka Ahlusunna Waljamaaca oo haatan gacanta ku haya Magaalada Dhuuso-mareeb oo lagu wado inay noqoto Caasimadda maamulka Gobollada Mudug iyo Galguduud. Casir oo Wareysi siinayay BBC-da ayaa sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington June 29, 2015 (SDN/QJ) –Ciidanka ammaanka dalka Maraykanka, ayaa xabsiga u taxaabay haweenay madaw ah oo u badheedhay inay calanka Federaalka ee dalkaas dhulka soo dhigto, kana dejiyo birta uu ka lulanayey, kadib markii dadka madawga ah ee ku nool Gobolka South Calorina ay ka cawdeen caddaallad-darrooyin lagu hayo. Gabadh lagu magacaabo Bree Newsome, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, June 29, 2015 (SDN/QJ) – Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa Ka Hadlay Xaaladda Cakiray Ee Somaliland ka jirta , Digniina U Diray Golaha Guurtida Somaliland oo sheegay inay kahor yimaadeen heshiishkii ay gaadheen Xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadda Somaliland. Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Laascaanood,June 29, 2015 (SDN/QJ) – Madax kala duwan oo ka tirsan dawladda Somaliland ayaa ka qayb galay munaasabad lagu daah furayey mashruuca dhismaha Dugsiga Boodhinka ee Hablaha iyo Wiilasha ee Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.
Posted in Uncategorized | Read More »
Siyaasadu waa Hiraal “Political Vision” , bandhiga aragti bulshada qancin karta iyo barnaamij siyaasadeed taasi ayaad ku kasban kartaa taageerayaal tiro badan isla markaana qalbigooda iyo codkoodaba lagu hantaa balse cay iyo ceeb toona cod laguma helo ! Ragga Kursiga u Haliilaya waxaan leeyahay “Xilka Illaah baa bixiya, Samadaana laga bixiyaa ee ee ha qawadin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee ay ka geeriyoodeen 1. Marxuum Weli Daauud Cigaal (masuul sare oo ka tursanaa Wasaaradda Maaliyada qaybta Qorshaynta) 2. Marxuum Maxamed Daauud Yuusuf (Weriye ka tirsanaa Horn cable Tv) iyo 3. Marxuum […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bahda Qurbejoog.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Allah Naxariistii Janno Haka Waraabiyee Wariye Maxamed Daa’uud oo goordhaweyd shil baabuur ku geeriyooday. Waxaanan ka tacsiyadeenaynaa Ehelkii iyo qaraabadii uu Ka Baxay iyo guud ahaanba Bahweynta Saxaafadda Somaliland gaar ahaana Telefishanka HORN CABLE TV oo uu ka tirsanaa. INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.June 2015 (SDN/QJ)- Alle ha u naxariistee Sadex qof ayaa ku Geeriyooday Shil baabuur oo Galabta ka dhacay Wadada Xidhiidhisa Magaalooyinka Hargaysa Iyo Berbera. Shilkan oo ka dhashay isku dhac laba baabuur Waxaa ku naf waayay Agaasimihii Waaxda Qorshaynta ee Wasaarada Maaliyada Marxuun Weli Daa’uud Cigaal, Sawir qaade Maxamed Daa’ud Yuusuf oo ka tirsan […]
Posted in Uncategorized | Read More »