Home » 3:23 am Entries posted on “June, 2015”

“Madaxweynuhu waa nin oday ah oo nin lagu ciyaaro ma aha, Dee ragga ku shaqaysanaya ee leh madaxweynuhu hasii joogo waxan leeyahay dhallinyaraad tihiine……” Eng. Faysal Cali-waraabe

Hargeysa:June,29,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa si weyn u dhaliilay Golaha Guurtida, waxana uu ku tilmaamay qaar aan u qalmin inay kuraastaas kusi fadhiyaan. Faysal Cali-waraabe oo warbaahinta la Hadlay, ayaa tilmaamay inuu wax ixtiraam ah u haynin Golahaas, waxana uu ku tilmaamay Gole dhaxaltooyo isku rigay,“Guurtidu agtayda waxba kama aha, waayo sharci kuma […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Wax xil ah oo Xukuumaddan ka dhammaaday ma jiro, waa tii loo kordhiyey Mucaaradkuna wey deg degeen” Jaamac Shabeel

Hargeysa June 29, 2015 (SDN/QJ) – Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel), ayaa sheegay in dhanka Xukuumadda iyo dhanka Xisbiga Kulmiye in aanay waxba iska bedelin heshiiskii ay la gaadheen Xisbiyada Mucaaradka eek u saabsanaa muddo kordhinta Xukuumadda iyo cayimada wakhtiga Doorashada, waxaanu sheegay in Mucaaradku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Marka la gaadho 27-ka July waxaa noo qorshaysan inaannu shacbiga reer Somaliland iskugu keeno Madaxtooyada horteedda,” Jamaal Cali Xuseen.

Hargeysa:June,29,2015(SDN/QJ)-Musharraxa Jagada Madaxweyne-nimo ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa Go’aankii Guurtidu muddada ugu kordhiyeen Xukuumadda ku tilmaamay mid xaaraan ah oo aan la qaadan Karin, isagoo intaas ku daray inuu ahaa Go’aan aan loo meel deyin. Aqoonyahan Jamaal oo U Warramay qaarkamid ah warbaahinta, ayaa ku adkaystay in dhammaanba Qoddobada Guurtidu mudd-kordhintooda u […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Isku Shaandhaynta Xukuumadda, Mawqifka M.Siilaanyo, Wasiiradda Iyo La Safashada Madaxweyne Xigeenka

Paris, June 29, 2015 (SDN/QJ)  Wargeyska Indian Ocean Newsletter (ION) ayaa cadadkiisii 26/6/2015 ku sheegay in Madaxweynaha Somaliland aanu diyaar u ahayn inuu beryahan xukunka ka dego oo uu sugayo inta bisha Ramadaan ka hadhay si uu isku shaandhayn ugu sameeyo Golihiisa Wasiirada, iyadoo uu dad ka mid ah muqarabiintiisa ku wargaliyey in aanu sinaba […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaan Weli Xaawo oo Qaylo dhaan ka Bixiyay Duruufaha la Deriska ah Cisbitaalka Sallaxley DAAWO

Hargeysa, June 29, 2015 (SDN/QJ) – Xildhibaan Weli Axmed Xaawo oo ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa si Xun uga dayriyay Xaalada uu ku sugan yahay Cisbitaalka Degmada Sallaxley.

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargaysa iyo Daahfurka Mashruuc Hal Sano lagu Tababarayo Suxufiyiinta DAAWO

Hargeysa, June 29, 2015 (SDN/QJ) –Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa daah-furay mashruuc balaadhan oo muddo hal sano ah socon doona kaasoo lagu horumarinayo saxaafadda Somaliland. Mashruucan oo qorshuhu yahay in muddo saddex sanno ah kor loogu qaado aqoonta iyo tayada saxaafadda Somaliland, waxa xaflad shaacintiisa loogu sameeyey huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa maanta ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Duur-joogta Somaliland Oo Dabar-go’ Qarka U  Saaran Iyo Beero Lagu Xannaaneeyo Oo Dalka Laga Hirgelinayo

Hargeysa, June 29, 2015 (SDN/QJ) –Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Somaliland Axmed Maxamed Nuur, ayaa shaaca ka qaaday qorshe ay hay’ado caalami ah iyo Waddamo reer Yurub oo iskaashanayaa kaga caawinayaan Somaliland tira-koobka Duurjoogta ku dhaqan dalka isla markaana goobo dalka ka tirsan lagaga hirgelinayo beero lagu xannaaneeyo duurjoogta. Wasiir ku-xgeenka oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Mucaaridku Wuxuu Ugu Baaqayaa Shacbiga Inay Ku Dheggenaadaan, Xaqa Dimuquraadiyadeed Ee U Leeyihiin Doorashooyinka” Dr. Fadal

Hargeysa, June 29, 2015 (SDN/QJ) –Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay saamayntooda xooggan u adeegsadaan sidii Somaliland uga bixi lahayd khilaafka siyaasadeed iyo dhibaatooyinka dastuuriga ah ee la xidhiidha arrimaha doorashooyinka. Xoghayaha arrimaha dibadda WADDANI Dr. Maxamed Cismaan Fadal oo soo saaray warsaxaafadeed ku qoran luqadda Ingiriisiga , waxa uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Maxkamadda Denbiyada Culus ee Puntland oo Mar labaad Dib u Celisay Go’aan ka Gaadhista Eedaynta Abwaan Cabdi waaxid Gamadiid isaga iyo 4 Xubnood oo Kale DAAWO

Garowe June 29, 2015 (SDN/QJ) – -Maxkamada dambiyada culus ee maamulka Puntland ayaa u fadhiisatay dacwada rag lagu tuhmayo inay hore uga tirsanaayee Xarakada Al shabaab. Raggan looga shakisan yahay inay ka tirsanaayee Al Shabaab oo uu ku jiro Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid oo Ah Abwaan dhalinyaro ah oo ka soo jeeda Somaliland. Waxay Maxkamadu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Majalada Theafricareport oo Wax ka qortay Muuqaalada Madaaradda Somaliland iyo Isbedelada ku soo Kordhay

Paris June 29, 2015 (SDN/QJ) –Wargeyskan Magazine-ka ah ee Theafricareport Ee Dalka Faransiiska Xaruntiisu tahay , ayaa warbixinta uu Bishan June ku daabacay cadadkiisii u dambeeyey waxa uu diirada ku saaray Horumar xawli ah oo tibaaxay inay ka tisqaadeen Madaaradda Somaliland gaar ahaan Madaaradda Hargeysa iyo Berbera oo uu hoosta ka xariiqay inay ku talaabsanayaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »