Home » 11:58 am
Entries posted on “June, 2015”
Bujunbura, 29,6,2015 (QJ/SDN)-Urur weynaha midowga africa ayaa ka horyimid ka qayb qaadashada ay shaqaalahooda ka qayb qaadan lahaayeen kormeeridda, in si xaq ah ay u dhacaan doorashooyinka la qorsheeyay inay ka dhacaan dalkaasi… Maanta oo Isniin ah ayaa waxaa dalka Burundi ka dhaceya Doorashada Baarlamaanka, waxaana la filayaa in doorashada Madaxweynaha ay dhacdo 15ka bisha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 29,6,2015 (QJ/SDN)- Gudoomiyaha garabka dhalinyarada xisbiga waddani ee heer qaran Maxamuud Cabdillaahi Cabdi (Gaagaab) oo ay weheliyaan gudoomiye ku xigeenka garabka dhalinyarada Eng Saynab Axmed Cali , Xoghayaha guud ee garabka dhalinyarada Cabdifataax Siciid Axmed (Aftax) iyo afhayeenka garabka dhalinyarada Maxamed Sadiiq Dhamme, ayaa maanta kulan xog waran ah la yeeshay gudoonkii hore ee garabka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa June 29,2015 (SDN/Hubaal)- Baabuurka keli ah ee gargaarka degdega ah (ambulance) ee uu lahaa cusbitaalka degmada Sallaxley ayaa dhawrkii maalmood ee u dembeeyey u fadhiyey cillad ku timi kadib markii uu jabay isla markaana wax ka noqday Geer bogoska. Baabuurkan oo ah Ambulance-ka keliya ee ay degmadu leedahay oo ay dabayaaqadii kal saddexaad [2013] ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jabuuti:Rooda Cabdiraxmaan Cadhoole oo ka warbixineysa Xoriyada Jabuuti iyo qiimaha uu ugu fadhiyo qoyska ay ka soo jeedo iyo Taariikhda dhabta ah ee xoriyada Jabuuti oo loo sheego Dhalinyarada soo keceysa. halkan hoose ka daawo https://www.facebook.com/160093767475493/videos/498521196966080/?video_source=pages_finch_main_video Roda Abdourahman Adholeh, fille du héros national et martyr pour notre indépendance, a pris part […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Archeological data with lucid fossils and stone – tools are abundant at people’s fingertips. While facts can cater to anyone who has a thirst for a true history. But nobody wants to buy the truth, when it is sour and against him. All men created equal. He born naked, he grows old and then he […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa June 29,2015(SDN/QJ)-Waa barnaamijkeenii Xadiiska ee maalinlaha ahaa ee aanu ugu talo galay bisha barakeysan ee Ramadaan. Barnaamijka waxa inoo soo jeedinaya eebe ajar iyo xasanaad ha ka siiyee Sheekh Maxamed Cusmaan Cayuun. Farsamaduna waa Wariyahayaga Hargeysa Khaalid Foodhaadhi ee dhegeysi haboon. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/xadiis4.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO XADIISKII MAANTA […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa June 29,2015(SDN/QJ)-Waa barnaamij Diini ah oo ku taxaluqa Tartankii Quraan Akhriska ah ee Somaliland oo la soo gunaanaday. Barnaamijka ayaa waxa isku soo duba riday Wariyahayaga Hargeysa Khaalid Foodhaadhi ee dhegeysi Haboon. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/tartan.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO BARNAAMIJ KU SAABSAN TARTANKII QURAANK KARIIMKA EE SOMALILAND OO LA SOO GUNAANADAY
Posted in Uncategorized | Read More »
Soomaalida waxay ku maahmaahdaa “ninkaan runta sheegin, been baa u qarsoon”. Sababta aan taas u iri waxay tahay inta badan waxaad maqashaa dadka ka soo horjeeda nadhaamka Federaalismka oo QAYLINAAYA, difaacaayana sababta ay uga soo horjeedaan. Waxaase is waydiin leh, maxaa aamusiyey dadka aaminsan in nadhaamka Federal-ismka uu yahay mid xal u ah sababihii dhaliyey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waxaa shiikh iyo shariif iyo wax garadka reer SL ay isku wada raaceen in mudo xileedkii 5-ta sanadood ahaa ee ay xukuumadani dalka hagaysay ay fashilantay taas oo waxyaabihii yaraa ee maadiga ahaa ee ay dalka ka qabatey ay ka culus yihiin kana badan yihiin dhibaatooyinkii ay gaadhsiisey dalka iyo dil-dilaacyadii, hitaaqooyinkii qeybsanaantii iyo qabyaaladii ay ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa June 29,2015(SDN/Hubaal)-Xildhibaan Axmed Maxamed Aadan (Weli Xaawo) oo kamid ah Mudanayaasha aqalka golaha wakiillada Somaliland ayaa ka deyriyey adeegayaddii caafimaad ee wasaaradda caafimaadka iyo wasaaradda xanaannada xooluhu u fulin jireen degmada Sallaxley ee gobolka Hargeysa, kuwaas oo uu sheegay in xafiisyadii dawladeed ee degmada ay hadda xaalladoodu liidato. Xildhibaan Weli Xaawo oo hadal ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »