Home » 3:00 am Entries posted on “June, 2015”

Itoobiya oo Qodobaysay Ahmiyadii uu lahaa Kulankii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Raysal Wasaare Hailemariam Dessalegn

Hargeysa 25.June 2015 (SDN/QJ)-:- Dawladda Itoobiya ayaa faahfaahin ka bixisay kulan Isniintii ku dhex maray magaalada Addis Ababa ee Itoobiya hoggaamiyayaasha Somaliland iyo Itoobiya Axmed Maxamed Siilaanyo iyo Hailemariam Dessalegn. Wakaaladda wararka ee Itoobiya ayaa shalay baahisay inay labada hoggaamiye ka wada hadleen arrimo badan oo khuseeya danaha labada dal ee Somaliland iyo Itoobiya. Wakaaladu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo ka hadlay Hakadkii ku Yimid Fiisaha Dal Ku Galka Itoobiya oo haatan dhamaaday DAAWO

Hargeysa, 25.June 2015 (SDN/QJ)-:- Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ka hadlay hakadka ku yimi Fiisaha waddanka Itoobiya lagu galo ee Somaliland oo maalimihii u dambeeyey ay dadka doonaya inay u socdaalaan waddankaasi cabasho xoogan ka muujinayeen.   Wasiir Biixi oo hadalkiisa sii wata waxa uu intaa raaciyey “Xidhiidhka labada waddan aad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Sanaag oo ka hadlay Xaalada Amni ee Gobolkaas iyo Soo Qabashada Gacan ku dhiigle raacdo loogu Jiro DAAWO

Ceerigaabo 25.June 2015 (SDN/QJ)-:- Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falay ayaa ka hadlay Xaalada Gobolkaas iyo halka uu Marayo Gacan ku soo dhigista Gacan ku dhiigle dhawaan Khaarajiyay Taliyihii Ciidamada Koofiyad Casta ee Gobolka Sanaag

Posted in Uncategorized | Read More »

“Itoobiya Waxay ka Heshaa Iibka Caanaha Geela Dekhli Dhan 3 Kun oo Dollar Sanadkii”

Addis Ababa 25.June 2015 (SDN/QJ)-:- Dawladda Itoobiya, ayaa shaacisay inay iibka caanaha geela dalkeeda ee loo dhoofiyo Somaliland, Jabuuti iyo Maamul-goboleedka Puntland ay ka heshay dakhli dan $300 kun oo dollar sannadkan lagu jiro ee 2015. Warbixin lagu baahiyey wakaalada wararka ee la yidhaah Walta Information Center, ayaa lagu sheegay in caanaha geelu qayb ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Korodhka Dadka Xanuunada Dhimirka Qaba Iyo Dhibka ay kala Kulmaan Bisha Ramadaan DHAGAYSO

Hargeisa 25.June 2015 (SDN/QJ)-:- Dadka Maskaxda ka xanuunsaya ayaan wakhtiga Ramadaanta helin meel ay wax ka cunaan iyo cid u gargaarta dhinaca cuntada. Warbixintan oo uu diyaariyay Barkhad Maxamuud Kaariye oo ka tirsan Idaacada VOA ayaa ku eegaya dadka maskaxda ka xanuunasaya iyo duruufaha nololeed ee ay ku sugan yihiin wakhtigan Ramadaan.

Posted in Uncategorized | Read More »

Qalalaase Nabadgalyo oo ka Dhashay Talaabo uu Madaxweyne Gaas Xilalkii kaga qaaday Taliyeyaasha Ciidamada

Garoowe 25.June 2015 (SDN/QJ)-:- Madaxweynaha Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Cabdiweli Cali Gaas, ayaa dhibaato kala kulmay xil-ka-qaadis uu ku sameeyey taliyihii hore ciiddamada PIS-ta Mr. Cabdi Xasan Xuseen (Cabdi-tare) iyo Taliye-ku-xigeenkii hore ciiddamada booliska Muxuyadiin Axmed Muuse, kuwaasoo diiday inay xilalka wareejiyaan. Sida lagu baahiyey shabakadaha wararka Soomaalida, cabsi xooggan oo dhinaca ammaanka ayaa ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Musharaxa Madaxtinimo Ee Xisbiga Ucid Oo Ku Hanjabay In Madaxwayne Siilaanyo Aanay Aqoonsanayn Marka La Gaadho 26 June DAAWO

Hargeysa 25.June 2015 (SDN/QJ)-:- Musharaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay dhameystir la’aanta heshiiskii axsaabta siyaasada iyo xukuumaddu wada jirka u gaadheen dhawaan iyo qorshohooda ku wajahan  dhamaadka  muddo xileedka madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa oo ku eg oo 26ka June oo Beri ku Beegan 2015. Jamaal Cali […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Digniinta culus ee Faysal Cali-waraabe, dejinta Muuse Biixi iyo duur-xulka Cirro ee waxa laga yeelayo dhammaadka muddo-xilkeedka Madaxweyne Siilaanyo

“Markay gaadho 27 July guddoomiyow (Muuse Biixi) haddaynu intaa xal heli wayno bal car waakaase Siilaanyo ha sii fadhiyo, haddii aannu…” Guddoomiyaha UCID Faysal Cali-waraabe “Hawlgalka ninka looga badan yahay inuu Guurtida qanciyaa waa adiga (Cabdiraxmaan Cirro).” Guddoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi Cabdi “Xukuumaddu malaha waxay ugu talogashay inay dalka mugdi geliso….” Guddoomiyaha WADDANI Cabdiraxmaan Cirro […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Sadexdii Madaxweyne ee Faransiiska isaga danbeeyay oo Maraykanku Basaasay iyo Hanjabaada Faransiiska

New York 25.June 2015 (SDN/QJ)-:- Dawladda Maraykanka, gaar ahaan hay’adda ammaanka u qaabilsan ee NSA, ayaa laga helay xogo iyo dokumantiyo shaaciyey in ay basaasaytay saddexdii madaxweyne ee u kala dambeeyey xukunka dalka Faransiiska – Jacques Chirac, Nicolar Sarkozy iyo hoggaamiyaha waqtigan ee Francois Hollande. Sida uu iftiimiyey sir-faafiyaha la yidhaa Wikileaks oo Wargayska Jamhuuriya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xildhibaan Tukaale oo Xukuumada ku dhaliilay Siday uga Takhalustay 12 Dal oo Aqoonsiga Somaliland u Ololayn Jiray

Hargeysa 25.June 2015 (SDN/QJ)-:-Xildhibaan Cabdiqaadir Jirbiil Tukaale oo ka mid ah mudaneyaasha aqalka Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa Xukuumadda Madaxweyn Siilaanyo ku dhaliilay in mudadii shanta sanno ahayd ee ay dalka soo xukumaysay aanay ka hirgalin wax-qabad ah, waxaana uu tilmaamay in ay ka xukuumadda Siilaanyo ay baa’biisay siyaasaddii arrimaha dibadda Somaliland isaga oo sida oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »