Home » 2:53 am
Entries posted on “June, 2015”
Hargaysa 26.June 2015 (SDN/QJ)- Mataano Caruur ah oo Sadex ah oo Mar qudha Wada dhashay iyagoo Caafimaad qaba Waa dhacdooyin ku naadir ah Somaliland. Waxaa Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargaysa Habeen hore ku umushay Hooyo lagu magacaabo Nimco Miyir Xaaji Ujeedadu ma ahaa in arrintani tahay wax aan hore u dhicin balse waxay Hooyadan sadexda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho, 26, June, 2015 (SDN/QJ)-.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarka ayaa hambaylo ku aadan 26, Juun, 1960-kii oo ahayd maalintii ugu horaysay oo calan laga taago ciida Soomaalliya u diraya dhamaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, wuxuuna si gooni ah ugu hambalyeeynayaa ciidamada qalabka sida, kuwaas oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 26.June 2015 (SDN/QJ)- Maalmihii ugu dambeeyay ayaa waxaa si xawli ah Baraha ay Bulshada ugu xidhiidho ugu soo badanayay Fannaaniin isugu jira Rag iyo Dumar soo duubayay Muuqaalo ay ku muujinayeen inay ku tartamayaan Qur’aanka Kariimka ah ee Qawl-ka Eebe. Culumada Soomaaliyeed ayaa markii ugu horaysay ka hadlay talaabada ay qaadeen Fannaaniintu oo ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe 26.June 2015 (SDN/QJ)- Maamulka Puntland, ayaa guddi u saaray xal u helida khilaaf siyaasadeed oo hadheeyay guud ahaan amniga Garowe ,waaxaana dowladdu ay guddi isku dhaf ah u magacowday xal ka gaaridda xiisad ka dhalatay ciidamo ka tirsan Puntland oo gadooday. Shir uu ka soo qayb-galay wasiirka cusub ee amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe 26.June 2015 (SDN/QJ)- Ciidammo ka tirsan kuwa maamulka Puntland ayaa ka gadooday ciidamada, kuwaasoo dibadda uga baxay magaalada Garoowe, iyadoo lasoo sheegayo inay deegaanno ka tirsan Gobolka Nugaal isku hor-fadhiyaan askar ka tirsan ciidamada Puntland. Taliye ku xigeenka Booliska Puntland Muxudiin Axmed Muuse oo ah Jananka ciidankan gadooday hogaaminaya ayaa BBC-da u sheegay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garoowe 26.June 2015 (SDN/QJ)- Dowladda Punt;and ayaa wax lala yaaabo ku tilmaamtay sida uu dastuurka iyo qawaaniinta dalka ugu tumanayo guddoomiyaha barlamaanka federalka Soomaaliya Jawaari. Dowladda Puntland ayaa sheegtay inuu Jawaari dagaal xoogaan ku hayo jiritaanka Puntland iyo Jubbaland, taasoo muujinaysa cadaawada uu u hayo shacuubta degen deegaanada ay maamuladaas. Hadalkaan ayaa lagu sheegay shirka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Burco 26.June 2015 (SDN/QJ)–Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Ayaa magaladda Burco ka bilaabay barnaamijka LA’ AFUR WADDANI ee bisha barakeysan ee Ramadaan, ayaa deeq raashin ah ku caawiyey 100 qoys oo danyar ah kuwaas oo ku nool Kaamamka Barakacayaasha magaalada Burco. Deeqdan raashinka ah oo ka boobnayd Bariis, Timir,Saliid iyo Sharaab ayaa qoysaska la guddoonsiiyey […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bujumbura 26.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne kuxigeenkii labaad ee dalka Burundi Gervais Rufyikiri, ayaa ka baxsaday dalkiisa, kadib markii Madaxweyne Pierre Nkurunziza uu ku dhawaaqay inuu mar saddexaad isku soo sharaxi doono madaxtinimada dalka. Gervais Rufyikiri ayaa la rumaysan yahay inuu ku sugan yahay dalka Belgium, waxaana wararku sheegayaan inuu halkaas iska dhiibay qaab magangalyo siyaasadeed […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Markii Ingiriisku Somaliland qabsaday waxa ka hor yimi dareen diidmo ah. Waxa ka mid ahaa: “Berberi Wax Go’ Lagu Qaado Ka Weyn” oo ay jawaabtii shacbigu noqotay. Faarax Nuur oo ka mid ahaa afhayeenkii dareenka shacbiga ayaa dharaartaas lahaa: -Waa duni la kala iibsadoon nala -ogaysiine -Waa duni akhyaartii luntoo aaran soo hadhaye -Orgigaa riyaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 26.June 2015 (SDN/QJ)- Sawiro badan iyo muuqaalo filim ah ayaa laga helay qalab uu watay mid ka mid ah dagaalyahanadii Alshabaab ee lagu diley weerarkii ka dhacay Lamu. Muwaadin u dhashay dalka Ingiriiska Evans oo muslimay ahaana 25jir weerar badan ka qaatay isla markaana watay kaamera ay ku jireen muuqaalo isugu jira sawiro iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »