Home » 4:37 am Entries posted on “June, 2015”

DHEGEYSO:Barnaamijkii Xadiiska iyo xalqadii 3aad

Hargeysa June 26,2015(SDN/QJ)-Waa barnaamijkii taxanaha diiniga ee aad inooga barateen iyo xalqadiisii 3aad fadiilatu Sheekh Maxamed Cusmaan Cayuun. Barnaamijka waxa isku soo dubo rida soona saara wariyahayaga magaalada Hargeysa Yusuf Foodhaadhi ee dhegeysi haboon.     [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Xadiis3.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO XADIISKA MAANTA  

Posted in Uncategorized | Read More »

In search of recognition

With some outside help, the self-declared independent state of Somaliland is slowly making progress The self-declared independent state of Somaliland, located in the Horn of Africa, is normally off the radar of mainstream media — you mostly hear about this corner of the world when al-Shabaab Islamic militants carry out a bloody terror attack, or […]

Posted in Uncategorized | Read More »

World must condemn attack on UAE officials

The dastardly attack on a UAE relief convoy in the Somali capital of Mogadishu illustrates the sheer cowardice of Al Shabab terrorists. The act should be condemned internationally, given the UAE’s status as a country that promotes peaceful and humanitarian policies and its spotless reputation as a respected member of the global community of nations. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

A Black Man Like Me Nowadays in the paranoid Government of President Silanyo

If your name sounds something similar to Mujahid, or a member of the Madasha Committee, or a Serious Somalilander. You may likely be a subject to a special screening and scrutiny, and will be framed as a security – risk – factor. A complete scrutiny background checkup in your core – beliefs, related to your […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dadaalkii Daahir Rayaale ee Aqoonsi raadista Somaliland,Codsi uu Maraykanka u Gudbiyay oo Wikileaks ay soo Bandhigtay

Hargaysa 26.June 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin, ayaa sida ay faafisay shabakadda siraha faafisa ee Wikileaks wuxuu wakhtigii uu Madaxweynaha ahaa Maraykanka ka dalbaday inay taageeraan hawlgal aqoonsi raadis oo uu Midowga Afrika ka dhex waday. Daahir Rayaale Kaahin oo wakhtigaas la kulmay masuuliyiinta Maraykan ah, wuxuu sheegay in dadka reer […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ayaamaha Idlaaday,Hanjabaada Mucaaridka ee soo saarista Go’aan Xukuumada ka dhan ah iyo Aamusnaanta Qiil weyday ee Dawlada

Hargaysa 26.June 2015 (SDN/QJ)- Xisbiyada mucaaradka Somaliland, ayaa ku hanjabay inay go’aan midaysan ka soo saari doonaan sharcinimada xukuumadda KULMIYE, haddii aan wax heshiis ah la gaadhin inta ka horreysa waqtiga xilku ka dhammaanayo Madaxweynaha oo ku eeg 27 July 2015. Hoggaamiyayaasha labada xisbi mucaarad ee UCID iyo WADDANI oo ay wehelinayeen siyaasiyiinta ku bahoobay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiir Warancade oo Qiray inaanu Shacbigu Jeclayn Mudo kordhinta Iyo Dhibka ka dhasha oo uu asteeyay DAAWO

Hargaysa 26.June 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Cadeeyay in Shacabka Somaliland aanay Jeclayn Mudo Kordhimaha la sameeyo Waxaanu xusay inay inta badan ka dhalato dhibaatooyin aan markii hore lagu xisaabtamin. Wasiir Warancade Waxa uu intaas ku daray in Xisbigii Udub ee uu ka tirsanaa Waxyeelo weyn ay gaadhsiisay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Su’aal lama Weydiin karo,Warkuba intaas ayuu ku dhan yahay

Hargaysa 26.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha su,aal lama waydiin karo, intaa uu yidhi uun qaata. Warkuba intaasuu ku idil yahay, wixii kale war raadis maaha ee waa maag, waydiintana warkeed dhaaf, iyadu waa waxyeelo qaran. weriyaha wanaagsani waa ka aan su,aal waydiinin madaxweynaha, ka kale maaha weriye. Looma baahna in dadka run loo sheego. Runtu waa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qorshe Shirqool oo ay isku bahaysteen Sirdoonka dalalka Sudan iyo Masar oo ay Faafisay Shabakada Afka dheer Wikileaks

Washington, 25 June, 2015 (SDN/QJ)- Sirdoonka Dalalka Masar iyo Suudaan, ayaa isku-dayey Qorshe ay doonayeen inay ku khaarajiyaan Madaxweynaha waddanka Koonfurta Suudan Salva Kiir iyo Sarkaal ka tirsan shaqaale hoosaadkiisa, iyada oo haya’daha Sirdoonka labada waddanka taageero ka helaya dowladda Boqortooyada Sucuudiga. Sida ay todobaadkan faafisay shabakadda Wikileaks oo gacanta ku dhigtay in ka badan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qaxoonti ka soo Cararay dagaalada Yemen oo ku Sugan Magaalada Laascaanood oo Noloshooda laga dayriyay DAAWO

Laascaanood 26.June 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Xarunta Gobolka Sool ee Magaalada Laascaanood Ku Sugan Qaxoonti Tiro badan oo ka soo cararay Qalalaasaha ka oogan dalka Yemen,Kuwaas oo laga dayriyay Xaaladooda Nololeed. Maamulka heer Gobol ayaa Baaq u diray Xukuumadda dhexe ee Somaliland, Hay’adaha Qaramada Midoobay kuwa Maxaliga ah,Ganacsatada iyo Cid kasta oo wax haysaa inay Gargaar […]

Posted in Uncategorized | Read More »