Home » 9:50 pm
Entries posted on “June, 2015”
Berbera, 27 June, 2015 (SDN/QJ)- Ciidamo ka tirsan Hawl-galka Midowga Yurub ee la-dagaalanka Budhcad-badeedda iyo Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland, ayaa xeebaha magaalada Berbera si wada-jir ah uga fuliyey hawl-gal carbis ah oo lagu tabobarayey Ilaaladaha Xeebaha Somaliland gurmadka deg-degga ah iyo baadi-doonka dadka ku qaraqma biyaha badda. Hawl-galkan oo uu soo qaban-qaabiyey Xafiiska Somaliland ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 27 June, 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha aqalka Golaha Wakiilada Somaliland ahna guddoomiyaha Xisbiga Waddani Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa dhambaal hambalyo iyo boggaadin ah u diray dawlada Jabuuti iyo dhammaanba shacbigeeda, isaga oo ugu hambalyeynaaya xuska sannad guuraddii 38aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen guumastihii Faransiiska 27/Juun/1977kii, oo maanta ku beegan. Guddoomiyahu, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Jigjiga:June,27,2015(SDN/QJ)-Munaasibada qalinjabinta dufcadii 7aad ee jaamacada Jigjiga oo maanta si heer sare ah uga qabsoomtay hoolka wayn ee jaamacada Jigjiga. Munaasibadan qalinjabinta dufcadii 7aad ee ardayda jaamacada Jigjiga ayaa waxaa kasoo qayb galay madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, masuuliyiinta ugu saraysa jaamacada Jigjiga ugu horeeyo madaxwaynaha jaamacada Dr Cabdinasir Axmed, kuxigeenkiisa Mudane Siciid […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:June,27,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland OO Dhambaal Hambalyo ah U Diray Dowladda Jabuuti Munaasibada Xorriyadooda Awgeed oo maanta ku beegnayd. dhambaalkaasina waxa uu u qornaa sidan HAMBALYO MADAXWEYNE Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, isaga oo ku hadlayaaya magaciisa iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu Dhambaal hambalyo ah u dirayaa Dawladda aynu jaarka iyo walaalaha dhaw nahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho :June,27,2015(SDN/QJ)Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan sannadguuradii 38-aad ee ka soo wareegtey xornimada dalka Djibouti u direy Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo dhammaan shacabka reer Djibouti meel kasta oo ay joogaan. Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan sannadguuradii 38-aad ee ka soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nebi Ayuub CS iyo Afadiisu waxay ku noolaayeen dhulka SHAAM, noloshoodu waxay ahayd mid ku dhisan raaxo iyo badhaadhe aan kala go’ lahayn. Siday culimada tafsiirka iyo taariikhdu tibaaxeen, Ayuub CS wuxuu ahaa Qof xoolo badan,naxariis badan,Alle kacabsasho badan isla jeerkaana dhibirsanaan badan. Waxa uu wanaajin jiray oo uu quudin jirey masaakiinta, wuxuu kafaalo qaadi jirey Agoomaha iyo dadka tabaalaysan, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Waa Taxanaheenii ” Tusbax furmey ” oo aynu ku qaadaa dhigi doono dulmiga laga galay Hanaankii Dimuqraadiyada ee Somaliland ku taameysay mudada dheer. dulmiga laga galay shacabka reer Somaliland ee isbedel doonka ah. Mujtamaca reer SL ee isbedel doonka ahi waxay xaq u leeyhiin in ay waqtigeeda ku dhacdo doorasho xor ah oo xalaal ah, si ay u doortaan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hambalyo …………………….Hambalyo …………………..Hambalyo ………………….Hambalyo Jaaliyada Somaliland UK waxay ku hambalyaynaysaa shacbiga Somaliland meelkastoo ay joogaanba Xuska iyo dabaaldega sanad guuradii 55 aad ee ka soo wareegtay 26kii June 1960 oo ah maalintii Somaliland xornimadeedii heshay oo ay ka mid noqotay beesha caalamka ee xorta ah. Waxaanu u rajaynaynaa shacbiga guud ahaan horumar dhinac walba […]
Posted in Uncategorized | Read More »
On the Implementation of the Agreement between the Government and the Opposition Parties The Guurti Extension decision of the terms of office of all three legislative Houses for 22 months, ushered Somaliland into a situation of constitutional crisis. To address this crisis situation, the Presidency came under intense pressure from all national and international stakeholders, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kadib Markii ay daba dheeraatey isqab-qabsiga gudaha xisbiyada siyaasada ku loolamaya hogaanka Somaliland. Isqabqabsigaas oo keeney in laggu xadgudbo sharciyadii asaasiga ahaa ee wadanka; sida xeerarka doorashooyinka, xeerarka hadalka masuuliinta xisbiyada siyaasada oo si cad ugu dhowaaqey in ayna aqoonsaneyn dawlada Siilaanyo lagga bilaabo maanta oo bishu tahey 26kii June 2015. Sidaas awgeed waxa ay […]
Posted in Uncategorized | Read More »