Home » 3:02 am Entries posted on “May, 2015”

“Dadka qaarkood baa yidhaahda Marwadu iyadaa dalka ka talisa, dooddaas maxaad ka qabtaa?” Iyo Jawaabta Aamina Weris DAAWO

Hargaysa 28.May 2015 (SDN/QJ)- Marwo Aamina Maxamud Jirde “Aamina Weris” oo ah Xaaska Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa Markii u horaysay ka hadashay doorka ay ku leedahay hogaaminta dalka. Sidoo kale Marwo Aamina Weris waxa ay iftiimisay sababta keliftay in Siyaasiyiin badan oo ka tirsanaa Xisbiga Kulmiye halgan dheerna la soo galay sidii uu Madaxweyne Siilaanyo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Saymaha Siyaasada,Sarifka lacagaha ,Suuqyada Wax kala iibsi Iyo Sicir barar dabarka goostay oo danyartu u silcayso DAAWO

Burco 28.May 2015 (SDN/QJ)- Waxaa lagu mashquulsan yahay Khilaaf Siyaasadeed oo ay ku kala qaybsan yihiin Siyaasiyiin damac kursi hayo. Hasa yeeshee Nolosha Bulshada Somaliland gaar ahaan qoysaska danyarta ah ayaa maraysa Meel halis ah kadib markii uu Xadhkaha goostay Sicir barar laxaad leh oo ku yimid qiimaha Maceeshada kala duwan iyo Sarifka lacagaha qalaad […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somaliland oo laga Hirgaliyay Wershad Samaysa Taayirada Gaadiidka DAAWO

Hargaysa 28.May 2015 (SDN/QJ)- Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylci ayaa shalay xadhiga ka jaray warshad cusub oo samaynaysa taayirada ay baabuurtu ku socdaan, warshadaas oo laga hirgeliyay galbeedka magaalada Hargeysa,  gaar ahaan deegaanka Malawle. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylci, waxa uu sheegay in uu aad ugu faraxsan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dooni Gurmadka Caafimaad ee Deg Deg ah Fulin doonta oo lagu Tijaabiyay Magaalo Xeebeedka Berbera DAAWO

Berbera 28.May 2015 (SDN/QJ)-Wasiir Ku Xigeenada Wasaaradaha Caafimaadka,Shaqada iyo Arrimaha Bulshada,iyo Arrimaha Gudaha oo ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Saaxil iyo ka Degmada Berbera ayaa  ka qayb galay Kulan lagu Tijaabinayay Doon Ambala’s ah oo samayn doonta adeega gargaarka deg dega ah. Doonidan ayaa ku talo galku yahay inay Qayb weyn ka Ciyaarto Gurmad u fidinta […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xiisaha Wasiiro iyo Ciyaartooy reer Berbera ah oo Ciyaar Kubada Cagta ah Fooda Isku daray iyo Wasiirada oo 2 Gool ku badiyay DAAWO

Hargaysa 28.May 2015 (SDN/QJ)-Ciyaar aad u adag ayaaMagaalda Berbera ku dhex martay laba kooxood oo ay kala hogaaminayeen Wasiirka Dib u Dejinta Somaliland Cali Siciid Raygal iyo Isu duwaha Wasaarada Ciyaaraha ee Gobolka Saaxil Shaafici . Kooxda Wasiirka dib u dejintu hogaaminayay waxa ka mid ahaa 1. Wasiir ku xigeenka Shaqada iyo arimaha bulshada Abdiwaaxid […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hanjabadaa Somaliland ee inay Joojinayso Qaadka uga Yimaado Itoobiya iyo Shuruud ay ku Xidhay

Hargaysa 28.May 2015 (SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa ku hanjabtay inay dalkeeda ka joojin doonto qaadka ugu yimaada dalka aynu jaarka nahay ee Itoobiya, kaasi oo maalin walba xaddi badani  oo dhaqaale ahi ku baxo.  Xukuumadda ayaa shaacisay  shuruud   ay sheegtay inay ku beddeli doonto qaadkaas haddii aan dawladda Itoobiya ogolaan  qorshe  wax is dhaafsi  la xidhiidha  […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Muqdisho Oo Muujisay Shirqoolada Hay’addaha Qaramada Midoobay Ee Laga Ansixiyay Wasiirka Qorshaynta Somaliland

Hargaysa 28.May 2015 (SDB/QJ)- Hay’adda Qaramada Midoobay ee UNFPA (United Nations Population Fund), ayaa tiro-koob aan wax baddan lagala socon, balse Wasaaradda Qorshaynta Somaliland oggolaatay oo lagu sameeyay dadweynaha reer Somaliland sannadihii 2013 ilaa 2014, soo badnhigtay, kaasoo qayb ka ahaa tiro-koob guud oo hay’addu sheegtay inay ka samaysay dhammaanba 18 gobol oo ay ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dariiqada ay Somaliland ku abuuri lahayd Xidhiidh Iskaashi oo ay la yeelato Dawladaha Khaliijka

Hargaysa 28.May 2015 (SDN/QJ)-Muddo saddex bilood ku dhawaad ah waxa dalka Yemen ka socday dagaal sokeeye oo dhulka ah, kaas oo dhexmarayey maleeshiyooyinka qabaa’ilka Zaydiyiinta shiicada ah oo ay taageerayaan ciidamada dawladda intooda wali ka amar-qaadata Madaxwaynihii la riday ee Cali Cabdala Saalax oo dhinac ah iyo qabaa’ilka Sunniyiinta ah ee dega qaar ka mid […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Somaliland Wixii Ay Ku Heshiisay Ayaa Sharci Ah, awooda ugu saraysa ee Somaliland waa shacbiga,Saleebaan-na Kama Weyna Sharciga” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

Hargaysa 28.May 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inay kulmeen Safiirka Ingiriiska u fadhiya Addis ababa islamarkaana u sheegeen in arrinta muranka doorashada loo daayo dhinacyada ay khusayso ee Somaliland. Waxa uu sheegay inay raadinayaan xal ka yimaada gudaha Somaliland. Guddoomiyaha oo kulanka kadib saxaafadda la hadlay waxa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiir Maxamed Biixi oo muddeyay Xilliga ay Xukuumadu Wareejinayso Dekedda Berbera iyo Bilowga Ballaadhinteeda

ABIDJAN 28.May 2015 (SDB/QJ) Xukuumadda Somaliland oo wakhtigan wada-hadallo kula jirta shirkado danaynaya maal-gelinta Dekedda Berbera, ayaa shaaca ka qaadday inay dhammaadka sannadkan soo gebo-gabaynayso kala-xulashada shirkaddii la wareegi lahayd gacan-ku-haynta dekedda, isla markaana ay rejaynayo in horaanta sannadka dambe la bilaabo dhismaheeda. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo xilligan socdaal ku jooga […]

Posted in Uncategorized | Read More »