Home » 5:59 am Entries posted on “May, 2015”

DAKAYGU HADDU TASHADAY MAXAA LOO DABA SOCDA

SCWW, Waxaan is weydiiya bulshada reer somaliland maka dheregsan tahay waxan qolooyinka beesha caalamka isku magacaaba ay ka raban waxan is weydiiya 24 sano beesha caalamku maxay idiin qabatay  waxaan is weydiiya oo kale waqtigan aynu joogno 2 dal oo afrikan ah aya doorashooyin laga qalanqaalinaya midna beesha caalamku ma isku taxalujiyeen inay la socdan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

xaflad ilyartu is qabatay oo lagu soo dhaweeyey London Musharax Jamal ali xuseen iyo Marwadiisa marwo Farduus Ahmed Warsame + Sawiro badan

Xafladaa oo si aad ah loo soo abaabulay ayaa musharaxa xisbiga ucid Jamal Ali Xuseen, Marwadiisa Fardusa Ahmed iyo Madaxda xisbiga ucid ee Laamaha Gobolada UK ay si diiran oo sharaf badan ugu soo dhaweeyeen Taageerayaal tiro badan oo xisbiga Ucid ku soo biiray.Waxaa Musharax Jamal iyo Marwadiisu ay gudoon siiyeen Shahaadado hawl-karnimo Xubno ka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Buuqqa Doorashada Somaliland: Kordhis Doon, iyo Kordhis Diid

-Maxaa Qalinku sheekiyo; -Hadba Qodob la yaab liyo; -Qubanaha dharaartiyo; -Ma hadhooyin qorayaa? (Hadraawi)   Maalmahaba buuq baa Somaliland ka aloosnaa. Buuqu ma aha shil iska dhacay ee muddo dheer baa la soo karinaayay. Wakhti iyo xoolo badan baa ku baxay, natiijadii na waxa ay noqotay wakhti laba sanno ku dhaw oo lagu daray muddo-xileedkii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

heestii umad waxaanu nahay w/curiyey maxamed yaasiin maxamed ilkacase

heestan waxaan sameeyey 18.05.2012 waxaanan ugu tala galay xusuusta maalintaa mana aha mid la qaaday sidaa daraadeed waxaan jeclaystay inaan ku kaydiyo halkan kuna soo bandhigo ANIGOO KAGAGA QAYB QAADANAYA XUSASKA QARAN ee dabaaldegyada 18ka mey waanan soo saari doonaa insha allah   1. Ummad waxaan ahayn Istiqlaalka iyo Aayahay lahayd Ayaan taabtayoo   Gumaysi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Iska hor imaad ciidamada dawlada ku dhexmaray xaafada Hodan

Muqdisho May 28,2015(SDN/QJ)-Iska hor imaad muddo kooban degmada hodan ku dhexmaray Ciidamada dowladda gaar ahaan kuwa Booliiska iyo dad shacabka ah oo la sheegay in ay hubeysnaayeen ayaa wararka iminka kasoo baxaya degmadaasi ay sheegayaan in qaar kamid ah dadkii hubeysnaa gacanta lagu dhigay. Iska hor imaadkaani ayaa dhacay waxyar kahor markii ciidmada dowladda Soomaaliya […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo Nigeria u boqoolay

Muqdisho May 28,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuridda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sh.Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaye ayaa maanta ka amba baxay magaalada Muqdisho iyaga oo kusii jeeda Wadanka Nigeria. Wafdi madaxweynaha ayaa kamid ah madax lagu Cazuumay ka qeyb galka Caleemo saarka madaxweynaha cusub ee dalkaasi Mahamadu Buhari oo dhawaan ku guuleystay doorashii dalkaasi ka dhacday. Socdaalka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Ka bogo Heshiis ay gaareen Dawlada Federaalka iyo maamulka Jubbaland

Posted in Uncategorized | Read More »

Sheekh Xasan Turki Oo Xalay Geeriyooday Iyo Afhayeenka Al-shabaab Oo Taariikhdiisii Ka Sheekeeyey

Hargeysa-yarey:May,28,2015(SDN/QJ)-Sheekh Xasan Cabdilaahi Xirsi(xasan-turki) oo kamid ahaa saraakiisha sare ee Kooxda Al-shabaab, ayaa la sheegayaa inuu xalay geeriyooday kadib uu in muddo ah xanuun u jiifay. Geerida sheekh Xasan Turki Waxa xaqiijiyey Ururka Al-shabaab, waxana uu sheekhu ka mid ahaa saraakiishii ciidanka Somalia ee dagaallada qadhaadh kasoo qayb qaatay xilliyadii Dawladdii dhexe ay jirtey. Afhayeenka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Akhri Magacyada Shanta Haween Ee Dunida Ugu Awoodda Badan Iyo Dalalka Ay Kasoo Jeedaan

London:May,28,2015(SDN/QJ)-Wargeyska Cilmi-baadhista iyo dabagalka ku caanka ah ee Forbes Magazine, ayaa soo daabacay Warbixin xiiso badan oo uu ku lafo guray Haweenka Adduunka iyo sida ay u kala awood badan yihiin. Wargeyska oo sameeyay daraaseyn dhan waliba ah, ayaa waxa uu Haweeneyda Koowaad u aqoonsaday Haweeneyda lagu magacaabo Angela Merkel oo ah Ra’isul-wasaaraha dalka Jarmalka. […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Murankii wuu inoo dhammaadaye sidaas ku seexda, Haddana waxa la gelayaa ilaa 11-arrimood oo tani fure u tahay oo ay tahay in la dhammeeyo inta aanay doorashadu dhicin,”Guddoomiye Faysal Cali-waraabe.

Hargeysa:May,28,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha    Xisbiga Caddaalada iy Daryeelka Ucid En.g Faysal Cali-waraabe oo xalay ka Hadlay Munaasibaddii lagu soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee dalka ka taagnaa, ayaa sheegay Somaliland qaadday dariiq horumar leh oo muujinaya qaan-gaadhnimada siyaasadeed  iyo bisaylka Dalku ku tallaabsaday. Guddoomiye Faysal waxa uu sheegay in Go’aankaasi yahay mid qaran, isla-markaana uga Baahan yahay Beesha […]

Posted in Uncategorized | Read More »