Home » 5:25 pm
Entries posted on “May, 2015”
Muqdisho 26.May 2015 (SDN/QJ)- Dowladda Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay natiijada sahan la xiriira tirada dadka Soomaaliyeed ee ku nool 18-ka gobol ee Soomaaliya. Wasaaradda Qorsheynta iyo ikaashiga Caalamiga ah ayaa Muqdisho ku soo bandhitay maanta sahanka oo lagu sheegay in qiyaasta dadka Soomaaliya ay tahay 12.3 malyuun oo qof. Tirakoobka ayaa lagu sheegay in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Qurbejoog oo ku kala Nool Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa Waxay Tacsi u dirayaan Barkhad Daahir Ismaaciil iyo Dhamaanba Qoyska Reer Daahir Ismaaciil Geeridii Naxdinta lahayd ee ku Timid Aabihii alle ha u naxariistee Marxuun Daahir Ismaaciil oo Xalay ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa,Maantana lagu aasay Xabaalaha Naasa hablood. Marxuunka Waxaan eebbe […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 26.May 2015 (SDN/QJ)- Wejiga saddexaad ee wadahadalka u socday Asxaabta Mucaaradka iyo Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa la filayaa in saacaddaha soo socda laga soo saaro go’aan kadib markii maanta oo dhan ay iskula jireen shir albaabadu u xidhan yihiin. Gogosha wadahadalka oo Xukumaddu fidisay ayaa labadii cisho ee hore ka qabsoomay Hotelka Ambassador, hase […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera 26.May 2015 (SDN/QJ)- Wefti Wasiirka dib u dejinta Somaliland Cali Siciid Raygal, Wasiir ku xigeenka shaqada iyo arrimaha bulshada Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan iyo Guddoomiyaha gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar, ayaa maanta booqaday xarunta barakacayaasha dadka ka soo cararay dagaalada dalka Yemen ee ku taala Magaalada Berbera.
Posted in Uncategorized | Read More »
Stanley Cup-May-26-2015 (SDN/QJ) ASxaabtay qormadeena ciyaarha waxaynu ula caraabeyna xaggaa iyo Waqooyiga Ameerika oo si xamaasad leh uga socdo koobka loogu magic darey Stanley Cup oo la soo gudagaley Semi Finalkiisii. Haddaba afarta kooxood ee iskugu hadhey Semi Finalka waxay kala yihiin New York Rangers vs Tamba Pay iyo Anaham Ducks vs Chicago Kalckhawks daawasho […]
Posted in Sports | Read More »
Hargeysa, 26 May 2015 (SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale oo ka mid ah xidhibaanada golaha Wakiilada Somaliland, ayaa sheegay in dacwad ka dhan ah golaha Guurtida ay u gudbin doonaan Maxkamada, isaga oo sheegay in golaha Guurtidu sharciga jabiyeen,muddo kordhin bilaa cudur daar ah oo aan raali laga wada ahayna xukuumadda u kordhiyeen, waxaanu Komishanka doorashooyinka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Buuhoodle, 25 May 2015 (SDN/QJ)- Muxumad Jaamac Dheereeye oo 62 sano jir kuna nool magaalada Buhoodle ayaa mucjiso ku dhigay inuu xannaaneeyo Abeesooyinka, Xamaaratada, Jilbiska iyo Masaska kale ee halista badan, ee laga baxsan marka ay dadka cunaan. Muxumad Jaamac Dheereeye oo dadka deegaanka ay ku magacaabeen Abeeso Qaad wuxuu sidoo kale af yaqaan, lana […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 26 May 2015 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka Mujaahid Xassan Guure Jaamac, ayaa waxa uu sheegay inay mawqif isku mid ah ka taagan yihiin xisbiyada mucaaridka ah iyo madasha wada tashigu mudo kordhinta ay golaha guurtida somaliland u sameeyeen xukuumada madaxweyne Siilaanyo. Guddoomiyaha Madasha oo la hadlay warbaahinta, ayaa ugu horen ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Yumbis:May,26,2015(SDN/QJ)-Xoogag si weyn u abaabulan oo katirsan Xarakada Al-shabaab, ayaa weerar khasaare dhaliyey habeenkii xalay ka fuliyey Gudaha Waddanka Kenya, waxana ay qudha ka jireen Tiro kamid ah Ciidamada Ammaanka, halka ay Gubeen Gaadiid ay ciidamadaasi wateen. Weerarkaas oo gaadmo ahaa, ayaa waxa uu ka dhacay Deegaanka Yumbis oo u dhaw Degmada Garisa, ee Gobolka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa, 26 May, 2015 (SDN/QJ)- Waxa socota tirinta Codbbixinta Doorashadii Baarlamaanka ee Axaddii todobaadkan ka qabsoontay waddanka Itoobiya, taas oo filayo in isbahaysiga talada haya ee EPRDF guul weyn ka gaadho doorashadaas. Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka qaarkood, ayaa cabasho ka muujiyey nidaamka codbixinta, iyagoo sheegay in hanjabaad iyo garaacis lagula kacay taageerayaashooda oo isku dayey […]
Posted in Uncategorized | Read More »