Home » 3:36 pm
Entries posted on “May, 2015”
Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire ayaa ganafka ku dhuftay Tiro koob ay dawlada Somalia ku sheegtay sahan qiyaaseed lagu sameeyay dadka ku nool dalkii la isku odhan jiray Jamhuuriyadda Somalia ka hor 1991 kaas oo uu ku sheegay mid u gaar ah Somalia. Wasiirka Qorshaynta Qaranka ayaan Sheegin Talaabada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Zurich-May-27-2015-2015(SDN/QJ) Saaxiibayaa qubanaheena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo Zurich oo Saraakiil ka tirsan Fifa oo loo furdaamiyey Jeelka. Haddaba lixda sarkaal oo ka tirsanaa xiriirka kubadda cagta ee adduunka ee FIFA ayaa lagu xiray Hoteel ku yaala magaalada Zurich ee dalka Switzerland. Dadka laga shakisanyahay oo la sheegay in uu ku jiro madaxwayne ku xigeenka […]
Posted in Sports | Read More »
Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)- Gudida ilaalinta iyo dalyeelka hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan la yeeshay maareeyaha haamaha Kaydka Shiidaalka ee Magaalada Berbera. Gudoomiyaha Gudida Ilaalinta iyo Daba galka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada Maxamed ayaa Sheegay inay Maareeyaha Haamaha Kaydka Shiidaalka ay ka xog waraysteen Gudi ahaan hawlaha shaqo iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)–Xukumadda Somaliland, ayaa qaadacday sahan qiyaaseed lagu sameeyay dadka ku nool dalkii la isku odhan jiray Jamhuuriyadda Somalia ka hor 1991 oo ay soo bandhigtay Xukumadda Somalia oo kaashanaysa Hay’addaha qaramada midoobay ee UNFPA iyo UNHCR. Wasiirka qorshaynta qaranka Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa ganafka ku dhuftay qiyaasta dadka Somaliland ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 27.May 2015 (SDN/QJ)- Wasaaradda Duulista hawada iyo gaadiidka cirka ee Somaliland ayaa si rasnmi ah u shaacisay inay ku guulaysatay in Madaarka Cigaal ay ku xidho laydhkii suurto galinayey inay diyaaradahu adeegsadaan wakhtiga habeenkii. Madaarka oo aan hore u lahayn laydhka sahlaya in diyaaraduhu habeenkii soo fadhiistaan ayaa hadda loo sameeyay, waxaana habeenkii xalay ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Garowe 27.May 2015 (SDN/QJ)- Maamulka Puntland ayaa ku gacan seyray sahan qiyaaseedka ay shalay soo bandhigtay dowladda federaalka ee Soomaaliya, kaasoo tirada dadka Soomaaliyeed ku qiyaasay 12-milyan. Wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Puntland, Cali Axmed Faatax ayaa ku tilmaamay natiijada ka soo baxday tiro-koobka mid aanan waxbo ka jirin, oo aan sax aheyn […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:May,27,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa shalay soo saartay wareegto ay ku hirgelisay qaadashada lacagta Somaliland Shilling. Wasiirka ganacsiga Somaliland Dr. Muuse Qaasim ayaa wareegtada uu soo saaray wuxuu ku yidhi sidan, “Aniga oo tixraacaya shuruucda dalka sida dastuurka JSL, Xeerka Baanka, iyo xeerarka Ganacsiga iyo Maaliyada ee ku salaysan in Sh. SL uu yahay lacagta rasmiga ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:May,27,2015(SDN/QJ0)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa Maanta ku dhawaaqay Hadal sii kala dhantaali kara isku soo dhawaanshihii la filayey in laga dhex abuuro Xukuumadda iyo Axsaabta Mucaaridka, waxana uu si cad u sheegay inaan Go’aankii guurtidu ahayn mid gorgortan la gelin karo. Guddoomiyaha oo maanta Saxaafadda la Hadlay xilli uu kulan gaar ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:May,27,2015(SDN/QJ)-Safiirka Dalka Britain u fadhiya waddanka Ethiopia Neil Wigan, ayaa Maalintii shalay Magaalada Hargeysa soo gaadhay, waxana uu isla maantaba Kulamo kala duwan La Qaatay Hoggaanka Xisbiyada Mucaaridka iyo Guddoomiyayaasha Golayaasha Guurtida iyo Wakiillada. Kulamada uu maanta la qaatay Hoggaamiyayaasha xisbiyada Mucaaridka, ayaan faahfaahin badan laga haynin, waxase ay Hoggaamiyayaasha laftoodu saxaafadda u sheegeen inuu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Kuwait 27.May 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda federaalka ee Soomaaliya, ayaa ku sugan dalka Kuwait, halkaasoo uu kaga qeybgalayo shir ay isugu imanayaan dalalka xubnaha ka ah ururka Islaashiga Islaamka. Shirka oo Arbacada maanta ah furmayo, waxaa isugu imanayo wasiirrada arrimaha dibadda ee waddamada ku bahoobay ururka Iskaashiga Islaamka. Waxyaabaha shirka looga hadlayo […]
Posted in Uncategorized | Read More »