Home » 12:58 am
Entries posted on “May, 2015”
Sweden 28.May 2015 (SDB/QJ)- Wasiirka caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaa Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) oo khudbad u jeediyay jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan dalka Sweden, ayaa ugu baaqay inay ka shaqeeyaan wadajirkooda iyo midnimada Somaliland, islamarkaana ay dib u xusuustaan dhibaatooyinkii loo soo maray qaranimada Somaliland. “Taariikhada Somaliland waa taariikh aad u dheer, waxaanay bilaabantay 1884-kii markii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Stockholm, 28.May 2015 (SDB/QJ)- Marwo Edna Aaden Ismaaciil ayaa fariin u dirtay qurbejooga Somaliland ee ku dhaqan waddamada dibadda. Drs. Edna Aaden Ismaaciil oo dalka Sweden kaga qaybgashay munaasibad lagaga hadlayay qaddiyadda Somaliland iyo gooni isu-taageeda ayaa sheegtay in looga baahan yahay qofkii qurbejoog ah ee doonaya inuu waxqabto inuu dalka yimaado oo u badheedho […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mumbai, 28.May 2015 (SDB/QJ)- Kulayl xad dhaaf ah oo ka dhacaya dalka Hindiya ayaa la sheegayaa inuu galaaftay oo ay u dhinteen dad kor u dhaafaya kun qof, iyada oo uu heerkulku ku dhawaaday 50C (122F) meelaha qaarkood. Inta badan dhimashada ayaa ka dhacday gobollada koofureed ee kala ah Telangana iyo Andhra Pradesh, halkaasi oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muranka siyasadeed ee soo dhex galay arimaha doorashooyinku waa mid weligiiba soo jirey hakala weji duwanaadee. Balse waxa ad moodaa inaan casharba laga baraneyn waxa ina soo mara. 1993 markii shirka lagu qabtey magaalada Boorama, waxyaabihii lagu eedeeyey madaxweynihii xiligaa joogey Abdirahman Ahmed Ali (AHUN) ee xilka lagaga qaadey waxa u muhiimsanaa laba qodob oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)- In kastoo Xisbul Xaakimka Kulmiye uu Maalmihii Wada tashiga Khilaafka Siyaasadeed u Muuqday Mid ku dhagan Go’aankii Golaha Guurtidu Qallinka ugu duugeen Madaxweyne Siilaanyo Korodhsiimo afka la gashay laba Sanno,hadana Sadex Cisho oo dood adag la yeeshay waxay Muujiyeen Tanaasul,kadib markii ay daaqada ka tuureen go’aankii Cadhada dhaliyay ee Guurtida Somaliland.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)- Maalmo Shirar adag oo Xasaasiye ah lagu Jiray Mararka qaarna Fadhiyada lagu Kala kacayay,la isku maandhaafsanaa Midaynta Aragtida lagaga bixi karo Khilaafka Siyaasadeed ee ka dhashay Mudo Kordhintii Sannadka iyo Tobanka bilood ahayd ee Golaha Guurtidu u kordhiyeen Mudada Xil haynta Madaxweynaha iyo Aqalka Wakiilada ayaa aakhirkii keentay in lagu wada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 27/5/2015(SDN/QJ)xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada somaliland ayaa dhwaaqay heshiiskii ay ka gaadhen khilaafkii siyaasaded ee ka dhashay mudo kordhint ay golaha guurtidu u sameeyen xukuumada madaxwayne siilanyo heeshiikani ayaa markii kulankii afraad ee ay yeeshan xisbiyada mucaaridka xukuumadu ayaa markii kulankaasi soo idlaaday waxa saxaafada la hadlay sadexda gudoomiye xisbiyada kulmiye ucid wadani iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 27/5/2015(SDN/QJ)xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada somaliland ayaa dhwaaqay heshiiskii ay ka gaadhen khilaafkii siyaasaded ee ka dhashay mudo kordhint ay golaha guurtidu u sameeyen xukuumada madaxwayne siilanyo heeshiikani ayaa markii kulankii afraad ee ay yeeshan xisbiyada mucaaridka xukuumadu ayaa markii kulankaasi soo idlaaday waxa saxaafada la hadlay sadexda gudoomiye xisbiyada kulmiye ucid wadani iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa(SDN/QJ) Qaar ka mid ah Dhakhaatiirta Wasaaradda Xannaanda Xoolaha ee ka soo jeedaa Deegaanka Koonfurta , Bariga Iyo Badhtamaha Magaalda Hargaysa (Ciidagale) ayaa Deeq Lacageed ku wareejiyay Guddida Dhismaha Waddada Cad . Munaasibad Kooban oo ka dhacday Royal Hotel Ee Magaalda Hargaysa ayaa waxaa ka soo qeyb galay Gudoomiyaha Guddida Dhismaha Wadada Mudane Cali Ibrahim […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.May 2015 (SDN/QJ)- Waxaa haatan Xarunta Madaxtooyada ka socota Munaasibad ay Sadexda Xisbi Qaran iyo Xukuumadu qallinka ku duugayaan Heshiis is afgarad oo laga gaadhay Xiliga ay qabsoomayso doorashooyinka is barkan ee madaxtooyada iyo Golaha Wakiilada. Warku Waxa uu sheegayaa in si rasmi ah la isugu raacay in doorashooyinkaasi qabsoomaan bisha December ee Sannadka […]
Posted in Uncategorized | Read More »