Home » 3:00 am
Entries posted on “April, 2015”
Hargaysa 28.April 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro), ayaa si adag uga jawaabay hadalo muddooyinkii danbe lagaga faafiyey oo ku saabsanaa in uu kulan la qaaday madaxweynaha dawlada Somaliya iyo sida oo kale in uu warqad uu nidaamka faderaalka uu ku taageeraayo u diray dawlada Finland, waxaana wararkaas ku tilmaamay ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.April 2015 (SDN/QJ)- Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa, ayaa ka waramay walaaca xisbigoodu uu ka qabo in guuridu ay mudo kordhin siyaasi ah samayo, waxa ay ka yeelayaan xukuumadda marka ay mudo xileedkeedu uu dhamaado 26-ka Jun iyo warar warbaahintu baahisay oo sheegayay in gudoomiyaha xisbiga Waddani uu kulan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Khartoum 28.April 2015 (SDN/QJ)-Xisbiyada waaweyn ee mucaarada ayaa horay u qaacaday doorashada dalka Suudaan kuwaasoo warbaahinta iyo ururrada bulshada ku eedeeyey in ay muujiyeen in aysan jirin cid kale oo la baratamikarta madaxeynaha talada haya. Guddiga doorashada ayaa maanta ku dhawaaqay in madaxweyne Al-bashiir uu ku guuleystay doorashadii ka dhacay dalka Suudaan taasoo socotay muddo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Shirkada Dayax Electric power company ( DEPCO) fadhigeedu yahay , Magalada Cabudwaaq oo ka tirsan Gobolka Galgaduud, Wadanka Somaliya Shirkad Depco waxaa sharaf weyn u ah iney ogeysiiso Saxaafadaha somaliyeed meel ala meesha ey joogan dunida iney la socotsiyaan shacabka somaliyeed kuwa ku nool gudaha iyo dibbedaba In laga bilaawo 1 of Maajo sanadka 2015 […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho 27.April 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay kal-fadhiga lixaad ee baarlammaanka federaalka ah ee Soomaaliya. Af-hayeenka baarlamaanka, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo ugu horrayn hadal ka jeediyay madasha ayaa xildhibaannada ku baraarujiyay inay u diyaar garoobaan fulinta hawlaha laga sugayo. Ugu dambaynna madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.April 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiilada Somaliland C.risaaq Siciid Ayaanle ayaa Been aan Sal iyo raad toona lahayn waxa uu ku tilmaamay qoraal lagu faafiyay Wargaysyada iyo Mareegaha Bulshada oo sheegayay in Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu uu warqad u qoray dalka Finland taas oo uu ku sheegayo inuu ogol yahay Nidaamka Federaalka Somalia […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.April 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan Saleebaan Gaal Ayaa dalka dib ugu soo laabtay waxaanu ka hadlay dib u dhaca doorashada ku yimid iyo doorka Golaha Guurtida ee dhamaadka Mudo Xileedka Madaxweynaha iyo Xukuumadiisa.
Posted in Uncategorized | Read More »
hargeisa 27/4/2015(SDN/QJ)shirkada is gaadhsiinta telesom ayaa maanta adeega cusub oo lagu isticmaali doono shilinka somaliland ku soo kordhiasy adeega zaadka iyadoo adeegani uu wax wayn ka tari doono sicir bararka aafeyey ganacsada somaliland sidoo kalena qiimo u yeeli doona shilinka somaliland hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:April,27,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee Federal-ka Somalia, ayaa laba markab u dirtay Dadka Soomaaliyeed eek u dhibaataysan Dalka qalalaasuhu ka jiro ee Yemen. Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari, ayaa isagu bixiyey amarka ay labadaas markab ku dhaqaaqeen, waxana la filayaa inay dhawaan soo rari doonaan Dadweyne ku dhibaataysan Dalka yemen. Labadan markab ayaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:April,27,2015(SDN/QJ)-Shacabka Somaliland, ayaa kaalin sare ka galay Dalal tiro badan oo la cabiray Heerka ay marayso Xaraaradooda Farxaddu. Dalalka Faraxaddooda la cabiray, ayaa tiradooda lagu sheegay ilaa 158-Waddan oo ku kala yaalla qaarado kala duwan oo caalamka ah, waxana Somaliland ay gashay Kaalin aan laga filaynin markii hore. Daraasaddan caalamiga ah oo ah tii saddexaad […]
Posted in Uncategorized | Read More »