Home » 4:05 am
Entries posted on “April, 2015”
Jaharta:April,29,2015(SDN/QN)-Dawladda Waddanka Indonesia, ayaa Aakhirkii Habeenkii xalay fulisay Dilalka Siddeed qof oo hore in la dilo loo qorsheeyey, kuwaas oo maxkamaddi ku heshay dambiyo la xidhiidha Daroogo ay si sharcidarro ah u iibinayeen. Xeer Ilaaliyaha Guud Indonesia Eddy Arta Wijaya oo la hadlay Warbaahinta, ayaa sheegay in Dowladda Indonesia ay xukun dil ah ku fulisay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
When most people think of the country Somalia, they associate it with the only areas national media cover, pirates, extremist terrorism, famine and war. A self declared independent state of this country named Somaliland seemed to be different from the rest, the people were happy, it was safe to travel too and they seek peace […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Wajeer:April,29,2015(SDN/QJ)-Kooxo lagu tuhunsan yahay inay yihiin Al-shabaab, ayaa xalay weerar qorshaysan ku qaaday Gudaha Magaalada Wajeer ee W/Bari Kenya, waxana ay Beegsadeen Goobo Gaar ah. Wararka ayaa intaasi ku daraya in rag ay weerarka ku qaadeen xarunta degmada Wajeer iyo Xafiiska Gudoomiyaha magaalada Wajeera, isla-markaana ay Khasaare geysteen, balse wali xaqiiqada lama hayo. Dagaal muddo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa:April,29,2015(SDN/QJ)-Warar Hoose oo laga helayo Xafiiska Wasaaradda Maaliyadda, ayaa sheegay in Wasiir Samsam Cabdi Aadan xilalkii ka qaadday Maamulayaashii Qaarkamid ah Kastamada Galbeedka Dalka, kadib markii ay Maalmahan dambe si isdaba jooga ah usii yaraanayeen Lacagihii Dakhliga ahaa ee Dalka soo geli jirey. Sida Xoguhu sheegayaan, waxa Wasiir Samsam, ay xilalkii ka qaadday Maamulayaashii Kastamada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Herar 29.April 2015 (SDN/QJ)- Somaliland Waxay Maalin kasta Kharash aad u Tiro badan ku bixisaa Qaadka looga soo waarido dalka ay Deriska la tahay ee Itoobiya kaas oo aanay Jirin Wax kaga noqda Somaliland. Dalka Itoobiya dhaqaalaha buuran ee uu somaliland ka helo Siduu ugu horumariyaa dalkisa.
Posted in Uncategorized | Read More »
hargaysa 29.April 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Waddani Boobe Yuusuf Ducaale ayaa ka hadlay Mawqifka Xisbigooda ee Xadhiga Guuleed Axmed oo ahaa Gudoomiyihii Xarunta Xuquuqal Insaanka Oo Hargeysa ku taal kaas oo Xukuumadu Ku xidhay Mudo laba Todobaad ka hor ah kadib markii uu ka hadlay dareenkiisa ku aadan fulinta Xukunada Qisaasta ah.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 29.April 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha golaha dhexe ee Xisbiga talada haya ee KULMIYE Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamac-shabeel) ayaa sheegay in Golaha Guurtidu awood Dastuuriya u leeyihiin inay muddo xilkeed u kordhin karaan Xukuumadda iyaga oo qiimaynaya xaalada iyo duruufaha jira. Jaamac Shabeel waxa kale oo uu sheegay in Diwaangelinta codbixiyayaashu haddii si sax dalka uga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi 29.April 2015 (SDN/QJ)- Hay’adda difaacda Suxufiyiinta caalamka ee CPJ ayaa sheegtay inay suxufiyiinta dalka Kenya ay soo food-saartay khatar weyn kaga imaanayso xukuumadda Kenya, taasoo halis ku ah howlahooda saxaafadeed. Warbixin sannadeedkeedii 2015-ka ayay hay’addu ku sheegtay in cadaadiska suxufiyiinta Kenya haysta uu ku yimid kaddib markii dowladdu ay amar ku siisay inaanay baahin […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Taleex 28.April 2015 (SDN/QJ)-Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada iyo Mas’uuliyiin ka socda dawlada dhexe ayaa maanta gaadhay Magaalada Taleex. Weftigan Waxaa Hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Khayraadka Biyaha Somaliland Waxaana Wehelinayay Xildhibaano ka Tirsan Golayaasha Xukuumada Somaliland Mas’uuliyiin Heer Gobol iyo Madax dhaqameedyo. Ujeedada Socdaalkooda ayaa salka ku haya ka garnaqista Khilaaf laba beelood oo wada dega […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.April 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa Xildhibaanada golahaasi kula dardaarmay muddo kordhin ay u sameeyaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay u maraan hanaankii ay u marijireen wakhtiyadii hore, waxaanu sheegay in gole ahaan aanay ahayn Xisbi iyo Xukuumadd toona.
Posted in Uncategorized | Read More »