Home » 4:22 pm
Entries posted on “April, 2015”
Muqdisho, 29, April, 2015(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu kasoo bogsaday dhaawac kasoo gaaray falkii argagixiso ee kooxda nabad diidku ay ku qaadeen Hotel Central 20-ka bishii February ee sanadkan, waxana kusoo dhaweeyay garoonka Muqdisho xubno ka tirsan labada gole ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 29.April 2015 (SDN/QJ)- Gudida uu madaxweynaha Somaliland u xilsaaray qabanqaabada xuska 18may ayaa maanta shirjaraa’id ku qabtay magaaladan hargaysa hambalyana udiray shacbiga Somaliland meelkastoo ay joogaan,Waxaa kale oo farriin uu u direen Shacabka Somaliland.
Posted in Uncategorized | Read More »
Oslo 29.April 2015 (SDN/QJ)- Wadamada S/Land iyo Norwey ayaa ka wada hadlay arimo ay ka mid yihiin Qaxootiga yaman ee Somaliland ku soo qulqulaya, geeddi socodka dimuqraadiyadeed ee S/Land iyo Kaalinta ay Norwey ku leedahay xisaabta sanduuqa horumarinta S/Land.
Posted in Uncategorized | Read More »
Germany 29April15(SDN/QJ)Fanaanada Sahra Caydiid oo soo sartay hees cusub oo la magac baxday Saldhiga Nabada oo ay ugu talo gashay sanadgurada 18May oo sanad walba la xuso wana hees hab dhaanto loo qaday ,Sahra caydii ayaa ah fananad ka heesaha Nabad iyo Barwaqada iyada oo soo gaadhsiisay Shabakada qurbejoog . Halkan ka daawo
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa:April,29,2015(SDN/QN)-Guddida Qabanqaabada Munaasibadda 18-Ka May oo maanta Markii ugu horraysay isku yimi, ayaa shacabweynaha Farriin u diray, isla-markaana faahfaahiyey tallaabooyinka loo baahan yahay in sanadkan lagu wajaho xuska maalinta Qaranimada ee soo socota. Guddidan oo fadhigoodii ugu horraysay Maanta ku yeelatay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta, ayaa sheegay inay diyaarinayaan sidii xus qiimo badan, kana duwan kuwii […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:April,29,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Kenya, ayaa qirtay in Guddoomiyaha Degmada Wajeer uu ka Badbaaday Weerar qorshaysan oo xubno Al-shabaab katirsani kusoo qaadeen Xaruntiisa. Jeneraal Joseph Boinet oo ah taliyaha Booliska Kenya ayaa xaqiijiyay in sedax dagaalyahan oo islaami ah ay dharaar cad weerar ku qaadeen degmada Wajeer balse iska caabin adag oo ay kala kulmeen ciidanka Booliska […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:April,29,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa Maanta Dalka Dib ugu soo laabtay, waxana Soo dhaweyn Ballaadhan loogu sameeyey Garoonka Cigaal International Airport. Mudane Saylici, ayaa safar Muddo bil kabadan qaatay ugu maqnaa Dalal ku yaalla Koonfurta Maraykanka, waxana uu warbixin ka Bixiyey Kulamo uu la qaatay Jaaliyaddii Reer Somaliland ee ku sugnaa Dalalkii uu Booqashada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Police officers from Somali and other ethnic communities are needed in Finland, believes Jari Taponen, the head of crime prevention at the Helsinki Police Department, after a visit to Minnesota, the United States. “Minnesota has the world’s largest Somali community living in a diaspora. Crime there decreased by 30 per cent after the community got […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Ismahan Isse has wanted to be a police officer for years. She prepared herself by earning an associate degree in criminal justice and entered the Columbus police academy in December. She lasted until March 16. Isse, 29, is a Somali-American and a Muslim. The Police Division does not allow officers to wear head scarves and […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa:April,29,2015(SDN/QJ)-Wufuud sare oo katirsan Dalalka Reer Galbeedka, ayaa la filayaa inay Maanta soo gaadhaan Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, waxana hoggaaminaya Saraakiisha Safaaradda Ingiriisku ku leeyahay Magaalada Addis Ababa. waftigan ayaa ujeedadiisa lagu sheegay inay u socdaan gudoomiyaha gollaha guurtida somaliland,Md.Saleebaan Maxamuud Aaadan(Gaal),oo ay kulan ,kala yeelan doonaan hadalo ay ka biyo diideen oo ka soo […]
Posted in Uncategorized | Read More »