Home » 1:23 pm Entries posted on “March, 2015”

RW. Cumar ayaa maanta ka qayb galay Jinaasada Marxuum Bari-Bari oo lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Aden Cade

Muqdisho, 29, 2015 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabidrashid Cali Sharmarke oo ay wehliyaan qaar ka mid ah golihiisa wasiirada, xildhibaano, iyo masuuliyiin dowladda ah ayaa ka qayb galay Jinaaso maanta loogu sameeyey garoonka diyaaradaha Aden Cade Marxuum Yusuf Ismacil Bari Bari, oo daraad u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray weerarkii kooxda argagaxisadu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Waxa madaarka Hargeysa lagu soo dhoweeyey Asma Sheekh Aadan oo ah gabadha Aabeheed u saartay keli ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyey magaalada Hargeysa.

Hargaysa 29March15(SDN/QJ)Waxa madaarka Hargeysa lagu soo dhoweeyey Asma Sheekh Aadan oo ah gabadha Aabeheed u saartay keli ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyey magaalada Hargeysa.   halkan ka daawo Asma oo la hadlaysa warbaahinta  

Posted in Uncategorized | Read More »

Ujeedada Saraakiil Milatari iyo Dublamaasiyiin Sudan Ka Socda Oo Hargeysa Soo Gaadhay

Hargaysa 29March15(SDN/QJ)Dublamaasiyiin iyo saraakiil Milatari oo ka socda dalka Sudan ayaa la sheegayaa in ay soo gaadheen Magaaladda Hargeysa ee caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland.Masuuliyiintan oo ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee Magaaladda Hargeysa oo aan u waramin warbaahinta ayaa si diiran waxa u soo dhaweeyay xubno ka tirsan Xukuumadda.Lama oga sababta wakhtigan ay u yimaadeen masuuliyiintaasi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Musharaxa Madawaynaha ee xisbiga Ucid oo dhalecey khudbadii madaxwaynaha u jeediyey labada gole

Bristol -UK 29March15(SDN/QJ)  Xaflad nooceeda aan hore loo arag oo uu UCID ku qabsaday  Future Inn ee magaalada Bristol  ayaa si weyn uga dhacday Magalada Bristol Xafladan oo masuuliyiinta UCID ee UK ay qaban qaabiyeen ayey ku sheegeen mid ay ugu talo galeen in lagu soo dhaweeyo xubno cusub oo ku soo biray xisbiga Ucid […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ayaa Maanta Xukuumada Madaxwayne Siilanyo Ugu Baaqay In Gudi Baadhiseed Loo Saaro Cidii Dib U Dhaca Doorashada Ka Danbaysay

Hargeisa 29/3/2015(SDN/QJ)gudoomiyaha xisbiga  wadani c/raxmaan ciro ayaa maanta khudbadii madaxwaynaha somaliland  dhaliilay isgoo sheegay  inaan madaxwaynuu ka hadlin xaalada dhabta ah ee dalka iyo ta doorashoyinka midna Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

Posted in Uncategorized | Read More »

Islamiyiinta Syria oo gacanta ku dhigay magaalo muhiima

Idlib Mar 29.2015(SDN/QJ)-Islaamiyiinta dalka Syria oo ilaa sanadii 2012kii dagaal kala soo horjeeday ciidamada dawlada Bashaar Al Asad ayaa gacanta ku digay magaalo muhiima oo mudo lagu dagaalamayay. Ciidamada Islamiyiinta Nusra ayaa maalinimadii shalay la arkay iyaga oo ku qulqulaya magaalada Idlib oo ah magaaladii labaad ee Raqa ka dib gacantooda gasha. Idlib oo dhacda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

OGEYSIIS:Taageerayaasha Xisbiga UCID ee Woqooyiga America

Ogaysiis ku Socda Taageerayaasha Xisbiga UCID Iyo Dhamaan Jaaliyadda Somaliland ee Canada Iyo USA North America gaar ahaan Gobolka Alberta caasimada Edmonton iyo hareeraheeda. Waxa la oagaysiinayaa dhamaan Taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka aha Ee UCID Iyo Dhamaan Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan Canada gaar ahaan Magaalada Edmonton iyo nawaaxigeeda , in la qaban doono kulan balaadhan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali elders learn mediation to integrate community

Confidentiality. Quality of process. Impartiality. Conflict of interest. Competence. Those were the words scribbled across the chalkboard in a St. Cloud State University classroom March 21. Beside them: I am a qualified mediator under rule 114 of the Minnesota General Rule of Practice. In three chairs — one in the middle, two facing each other […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Official: Al-Shabab siege at Somali hotel ends, 21 dead

Blood spattered utensils, bullet-pocked walls and overturned chairs mark the reception area of a prominent hotel in the Somali capital following an attack by Islamic extremists that killed at least 21, including six attackers. Somali special forces stood over three bloodied bodies of the alleged attackers after officials declared they have full control of the […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudomiyaha gudida Ictiraafradinta somaliland ee Iskandanavianka iyo xubno ka mida Jaaliyada Denmark oo kulan la yeeshay wassiirka arrimaha dibeda Demark

Copenhagen Mar 2015(SDN/QJ)-Gudomiyaha gudida Ictiraafradinta somaliland  ee Iskandanavianka  Abdirizaq Ahmed Ina-afqaraf oo ay weheliyaanGudoomiye kuxigeenka Jaaliyada Somaliland ee Danmark Marwo Ikran Hussein Warsame iyo siyaasi Amb Abdirizak Diinaari Ahmed ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arimaha DIbadda H. E Minister Martin Lidegaard. Qoraal kulankan ku saabsanaa oo uu soo saaray gudida Ictiraafradinta somaliland  ee Iskandanavianka  Abdirizaq Ahmed Ina-afqaraf […]

Posted in Uncategorized | Read More »