Home » 3:37 am Entries posted on “March, 2015”

Hoggaamiyaha Weerarkii Madxafka Bardo Ee Dalka Tunis Oo Toogasho Lagu Dilay

Tunis:Mar,30,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan Xoogagga Amniga waddanka Tunis, waxana Ciidamadu Toogasho ku dileen Hoggaamiyiha Weerarkii dhawaan lagu qaaday Madxafka ku yaalla Dalkaas oo ay ku dhinteen Dad aad u tiro badani. Warbixin ay Dowladdu soo saartay, ayaa lagu sheegay in hawlgal ka dhacay Gobolka Gafsa oo xuduuda Tunisia iyo Algeiria dhaca, lagu dilay Khaled Ben Hamadi […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiir Waran-cadde Iyo Taliye Fadal Oo Horbooday Kooxo Al-baabada u Laabaya Xarunta Akhriska Ee Gandi Library Iyo Ciilka Bahda Waxbarashada Oo Cirka Isku Shareeray

Hargeysa:Mar,30,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Taliyaha Ciidanka Booliska, ayaa u yeedhay Mahad ismaaciil Gaandi oo ah Shakhsiga Gacanta ku haya Xarunta Akhriska ee Gaandi Library, waxana ay ku wargeliyeen Inuu muddo kooban Buugaagta iyo wixii kale eek a yaalla kaga urursado Goobtaas. Sida Mahad uu warbaahinta u sheegay, waxa ay labadaas masuul  sheegeen in xaruntaas xukuumaddu […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taxanihii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com Iyo Xajmiga ay Leedahay Kelmada Maya {DHAGAYSO}

Hargaysa 30.March 2015 (SDN/QJ)- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa.   Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Xukuumada oo 24 Saacadood Gudahood u qabatay Sidii ay u rari lahayd Maktabada Gaandi Kadib Markii dhulka ay ku fadhido Laga Iibiyay Ganacsade ay Madaxweynaha isku hayb yihiin

Hargeisa 30.March 2015 (SDN/QJ)-Masuuliyiinta Xarunta Kutubka ee Gandhi Oo sheegay in loo qabtay 24 Saacadood si ay uga guuraan isla markaana buuggaagta uga raraan. Mahad Ismaaciil Gaandhi ayaa sheegay in lagu wargaliyay in dhismahan laga Iibinayo ganacsade hore u iibsaday dhulka ka dambeeya ee boostii hore ee Magaalada Hargaysa kuna xigta Saldhiga dhexe ee caasimada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Afkaarta Shiicada ah ee Khaldan iyo Masalooyinka Indho Sarcaadka leh ee Maalmahan dunnida Islaamka wareeriyay DAAWO

Sana 30.March 2015 (SDN/QJ)- Tan iyo Markii uu Bilaabmay Kacdoonada ka dhex bilaabmay Bulshada Reer Yemen oo u kala qaybsan Suni iyo Shiico isla markaana Kooxda dagaalka kala soo horjeeda Xukuumada Yemen ee Xuutiyiintu ay aaminsan Yihiin Mad-habta Shiicada ayaa dunnida Islaamka waxaa laga dareemay dhawaqyo Taageero u ah Kooxdan. Sh.Maxamed Umal ayaa aaminsan in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Kulan Dhex Maray Wasiirada Maaliyada Somaliland iyo Wefti ka socda Baanka Horumarinat Africa DAAWO

Hargeysa 30.March 2015 (SDN/QJ) Wasiirka maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa  kulan la qaadatay Wefti ka socday Baanka horumarinta Afrika oo booqasho ku timid Somaliland. Wasiirka Maaliyada ayaa ka warbixisay Waxyaabihii ay labada dhinac kulankaasi kaga wada hadleen.

Posted in Uncategorized | Read More »

Aqoon is weydaarsi ku saabsan Ilaalinta Xuquuqda Dameerada oo Hargaysa Lagu Qabtay

Hargaysa 30.March 2015 (SDN/QJ), Tababar ku saabsan ilaalinta, xanaanaynta iyo sida looga hortagi karo tacadiyada Dameeraha ayaa lagu qabtay Hadhwanaag Hotel ee Magaalada Hargeysa. Tababarkan oo socon doono laba cisho ayaa waxa ka soo qeyb galay Masuuliyiin ay ka mid yihiin  Agaasimaha Cadaalada,Agaasimaha Xanaanada Xoolaha,Xildhibaano iyo Marti sharaf badan. Agaasimaha Ururka u dooda xuquuqda Dameeraha […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Laamaha Amaanka Somaliland oo Hawl galo baadhis ah ka fuliyay Huteelada Caasimada Hargaysa iyo Dad lagu soo qabqabtay

Hargeysa, 30 March, 2015 (SDN/QJ)- Hawlgal balaadhan oo xalay ciidamada laanta Socdaalku ka fuliyeen guud ahaan hudheelada la seexdo ee dalka ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen tiro aan la shaacin oo ka mid ahaa dad loo tegay goobahaa. Xogo wargeyska Himilo oo aanu Warkan ka soo Xiganay uu  ka helay ilo lagu kalsoon […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hargaysa oo lagaga dhawaaqay Xarunta Cilmi baadhista iyo Odoroska Siyaasada ee Tallo Ruug

Hargeysa 30.March 2015 (SDN/QJ) Xarun la magac baxday TALO-RUUG THINK TANK (Center for Public Policy and Strategic Initiatives) oo noqon doonta tii ugu horraysay nooceeda oo kale ayaa lagu daah-furay Huteel Maansoor ee Caasimadda Somaliland ee Hargeysa xaruntaasi oo ka shaqayn doonta arrimo badan oo al xidhiidha dhinacyada kobcinta iyo daraasaadka Arrimaha Nolosha. Xafladda Daa-furka […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Aragtiyada kala Durugsan ee Muxaafidka Iyo Mucaaridku ka qabaan Mudada loo Kordhin Xukuumada Siilaanyo

Hargeisa 30,March 2015 (SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nac-nac,Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa iyo Xildhibaan Xaamud Cismaan Cigaal, ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay waxa laga yeelayo dib u dhaca doorashada kadib khudbaddii Madaxweyne Siilaanyo ka  jeediyay Aqalka Baarlamaanka oo uu ku sheegay in doorashadu dib u dhacday eedeedana ay cidda lihi soo bixi doonto.   Xildhibaan […]

Posted in Uncategorized | Read More »