Home » 7:38 pm
Entries posted on “March, 2015”
The Former President of the Transitional Federal Government Sheikh Sharif Ahmed founded a new humanitarian Charity in the name of Samadoon. According to Sharif, the Charity Headquarter will be in London. He stated that his new Charity Organisation is determined to deliver humanitarian assistance to the underprivileged people of Mogadishu and other regions […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Bristol Mar 30,2015(SDN/QJ)-Waxaa xalay ka dhacday magaalada Bristol munaasibad balaadhan oo ay jaaliyada reer somaliland ee magalada bristol ay kusoo dhawayeen wasiirka madaxtooyada somaliland mudane Xirsi Xaaji Cali Xasan iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayey. Munaasibadan oo ahayd mid aan loo kala hadhin oo ay kasoo shaqeeyen dhalinyarada somaliland society bristol ayaa waxay u dhacday […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera 30.March 2015 (SDN/QJ)- Hay’adda UNHCR ayaa sheegtay in 32 qof oo Yemeniyiin ah oo ka yimid Ticis ay ka dageen dekedda Berbera ee Somaliland. Hay’addu waxay sheegtay in dadkan ay muddo 12 saacadood ah ku soo jireen badda. Dhinaca kale dowladda Soomaaliya iyo QM ayaa ka wada hadlay sidii loo daad-gureyn lahaa Soomaalida ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 30.March 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Golaha Barlamaanka, Golaha guurtida, shacbiga Somaliland, guud ahaan golayaasha qaranka Somaliland, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxayMarxuum Xildhibaan Maxamed Barkhad Miigane (Xamaal) oo maanta 30/03/2015 ku geeriyooday Magaalada Boorama. Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ku tilmaamay masuul qaran oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 30/3/0215(SDN/QJ)alle ha u naxariistee waxa gordhawayd ku geeriyooday cisbitaalka al xayaad ee boorama xildhiban marxuum maxamed barkhad miigane oo ka mid ahaa xildhibanada golha wkiilada ee laga soo doortay gobalka awdal xildhibanka ayaa baryhii udanbeye xanuun u jiifay cisbitaalkasi iyadoo malinta abrito ah as qarann logu samayn doono gobalkasi awdal waxana marxuuma tacsi u […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Sanca:Mar,30,2015(SDN/QJ0-Duqaymihii Diyaaradaha Dagaalka Sucuudigu ka wadeen Dalka Yemen ayaa muddo kooban la Hakiyey, iyadoo sababahana sharraxaad gaaban laga bixiyey. Afhayeen u hadlay Milateriga Sacuudiga General Ahmed Asiri oo la hadlay wariyeyaasha ayaa sheegay in muddo laba saacadood ay joojiyeen weerarada cirka, sababo ku aadan dalka Pakistan oo muwaadiniintiisa kala baxaya Yemen. Maraakiib ay leeyihiin Pakistan […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Abudja:Mar,30,2015(SDN/QJ)-Maanta ayaa la filayaa in la shaaciyo Natiijooyinka Hordhaca ah ee Doorashadii madaxtinimo ee Dalka Nigeria ka dhacday Laba maalin ka hor. Xarunta guud ee la isugu geynayo codadka oo ku taalla magaalada Abuja ayaa haatan waxa soo gaadhaya codadkii laga soo gudbiyay gobollada dalka Nigeria oo dhan, iyadoo isu geynta tirooyinku si habsami ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Mar,30,2015(SDN/QJ)-Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in saaka aroortii hore Bambo gacmeed lagu weeraray ciidamo nabad sugid ah oo ku sugnaa Isgoyska Dabka ee Gudaha magaaladaas. Warku waxa uu intaas ku darayaa in qaraxaasi uu dhaawac gaadhsiiyey askar gaadiidka Baadhitaanno ku haysay oo aan tiradadooda la xaqiijin, waxana loo qaaday goobaha cisbitaallada. Qaar […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Mar,30,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa Naqdiyey Hannaankii ay u dhacday Khudbad-sanadeedkii distooriga ahayd ee uu madaxweyne Siilaanyo ka hor jeediyey Labada Gole Qaran. Mujaahidka oo la Hadlay HCtv, ayaa sheegay inaanu madaxweynuhu ka Hadlin waxyaabihii loo baahnaa ee shacabku dhawrayeen, waxana uu si gaar ah carrabka ugu dhuftay caddaal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington:Mar,30,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(saylici), ayaa markii ugu horraysya ka Hadlay Cabashooyinka Gobollada Bariga iyo Galbeedka Somaliland, waxana uu hoosta ka xarriiqay inay Xukuumaddu diyaar u tahay wax kaqabashada Arrimaha Tabashada Darafyada la xidhiidha. Mudane Saylici oo u warramay Idaacadda VOA-da, ayaa ugu horrayn ka Hadlay Arrinta Gobollada Bariga iyo jiritaanka Magaca Khaatumo, waxana uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »