Home » 4:46 am
Entries posted on “February, 2015”
Peshwar:Feb,24,2015(SDN/QJ)-Wararka laga helayo waddanka Pakistan, ayaa sheegaya in sirdoonka dalkaasi gacanta ku dhigeen Nin kamid ahaa raggii hoggaaminayey weerar lagu laayey dad gaadhay 140-qof oo intooda badani Arday ahaayeen. Weerarkaasi oo dhacay bishii December, ayaa waxaa qaaday laba kooxood oo ay kala horkacayeen labada nin, mid ka mid ah raggii horkacaayay weerarkaasi waxaa la tilmaamay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Feb,24,2014(SDN/QJ)-Cali Khaliif Galaydh ooh ore u sheegtay Madaxtinimada Kooxda Khaatumo ee Dagaalka kula jirta somaliland, ayaa muddo dheer oo ku sugnaa Muqdisho, waxa uu fursad u helay inuu la kulmo madaxweyne Xasan sheikh. Cali Khaliif ooh ore warbaahinta eedo ugu marin jirey Madaxweyne Xasan sheikh, ayaa kulan saacado badan qaatay madaxtooyada kula yeeshay Xasan sheikh, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hordhac Somaliland waa dal madaxbanaan oo xor ah sida ay goosteen ummadda ku nooli, marka loo eego shuruucaha dhaqan siyaasadeed ee adduunyaddu ku heshiisey wixii ka dambeeyey Dagaalkii Labaad ee Adduunka. Somaliland waa dal markii uu dhashey ee xornimadda dalalka adduunku maanta ku naaloonayaan uu ka helay gumeystihii Ingiriiska, ay dib u tuureen siyaasiyiintii wakhtigaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
EDMONTON — Edmonton’s large Somali community is “disgusted” and “insulted” to be mentioned in a recent video allegedly released by Somali-based extremist group Al-Shabab. “This group is known to have caused a lot of destruction and death back in Somalia,” said Jibril Ibrahim, the president of the Somali Canadian Cultural Society of Edmonton. “They are despised […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Lascanod:Feb,24,2015(SDN/QJ)-Shacabweynaha Reer Laascaanood, ayaa Maalintii shalay Sameeyey Mudaharaad rabshado wata oo ay ku kala xidheen Waddada Halbawlaha ah ee Magaalada Dhexmarta iyo Meherada Ganacsigaba, kadib markii uu Laba Maalmood la la’aa Wiil Magaalada u dhashay oo warar khaldani kasoo baxayeen. Mudaharaadka ayaa Bilaabmay daqiiqado kadib markii Mukhtaar Faarax Caarshe(astaan) oo ah wiil kasoo jeeda Magaalada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
In Newmarket, Anwar Hared was just another minor league hockey player: average, albeit enthusiastic. In Khabarovsk, a sprawling city in Russia’s frigid Far East, the 18-year-old solidified his position as the star of Somalia’s national bandy team. “I’ve never had a better trip in my life,” Hared says from his parents’ Newmarket home. “Once you […]
Posted in Uncategorized | Read More »
ROCHESTER, Minn. (KTTC) – The Somali population in Minnesota is reacting to the threats being made by their country’s extremist groups. Here in Rochester, one community leader is calling al-Shabaab’s threat a “bluff.” While al-Shabaab’s threat may have shoppers and security experts on high alert, immigrants from the troubled country say those demands hold no […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Feb,24,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye-ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka Ucid, ayaa jawaab adag ka Bixiyey Hadalkii Guddoomiye Baashe ee sheegayey in haddii doorasho dhici weydo muddo-kordhin loo samayn doono Golihiisa iyo midka Xukuumadaba. Mujaahid Cali Gurey oo jawaabtiisa soo dhigay Boggiisa Face-book-gga, ayaa si adag u weeraray Guddoomiye Baashe, waxana uu hoosta ka xarriiqay Baahida loo qabo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi Feb 24,2015(SDN/QJ)-Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya oo khudbad dheer ka jeediyay munaasabad Nairobi lagu qabtay oo lagu xusayay afka Soomaaliga ayaa ka warbixiyay sida qowmiyada Soomaalidu khatarta haatan ugu sugan tahay. Masuulka ayaa sheegay in loo baahan yahay in Soomaalidu is daba qabato oo fadhiga ka toosto si qawmiyada loo bedbaadiyo, hadaad damiir […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Feb,24,2015 (SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa Afar Cisho kadib ka Hadashay Qaraxii khasaaraha Badan geystay eek a dhacay Hutel Central ee Magaalada Muqdisho, kaas oo ay ku dhinteen dad tiro badan oo siyaasiyiin u badnaa. Somaliland, ayaa Jawaabteeda la maqnayd muddo dheer, waxana ay markii ugu horraysay muujisay sida ay uga xuntahay dhimashada soo gaadhay Dadkii qaraxaas […]
Posted in Uncategorized | Read More »