Home » 4:47 am
Entries posted on “February, 2015”
Muqdisho:Feb,25,2015(SDN/QJ)-Wararka laga helayo Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in ciidanka amaanka Garoonku Gacanta ku dhigeen Diyaarad laga leeyahay Dalka Kenya oo nooca Rakaabka ah, balse haatan sidda 25-kun oo dhalooyinka khamriga ah. Wararku waxa ay intaas ku darayaan in diyaaraddu Khamrigaas u sidday Shirkad hore gacanta ugu hayn jirtey Garoonka oo lagu magacaabo SKA […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Washington:Feb,25,2015(SDN/QJ)-Maraykanka, ayaa Markii ugu horraysay Safiir u magacaabay dhiggiisa Somalia tan wixii ka dambeeyey Dhicitaanka Dawladdii dhexe ee Somalia lahaan jirtey muddo 24-sano ah ka hor. Madaxweyne Obama waxa uu xilkan Safiirka Soomaaliya u meteli doona dawladda Maraykanka u magacaabay Haweenay lagu magacaabo Katherine S. Dhanani, taasoo noqonaysa Safiirkii ugu horreeyey ee Maraykanku ku yeesho […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Feb 2015 (SDN/QJ)- Dhamaanba Asxaabta ku Xidhan Shabakada Qurbejoog.com waxaanu Si Taxane ah Halkan idiinku soo Gudbin doonaa Qormo Xiiso badan oo ay inoo soo diyaarisay Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Cilmiga Ilkaha Hargaysa kaga Shaqaysa . Waxay Drs Hibaaq Buubaal ugu deeqday Shabakada Qurbejoog.com amase Somalidiasporanews.com Mawduuc Halku dhigiisu Yahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Feb 2015 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Mawqif adag iska taagay Sii ambo qaadista Wada hadalada u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia oo la filayo in dabayaaqada bishan ay Mar kale ka qabsoomaan dalka Turkiga. Ergada Xukuumada Somaliland u metelaysa Wada hadalka ayaa Maalintii Shalay Waxay Kulan la qaateen Sadexda Xisbi qaran taas […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qadar 25.Feb 2015 (SDN/QJ)- Gabadha Soomaaliyeed ee dunida ka yaabisay ee Marawa The Amazing, ayaa u gudubtay wareegga u dambeeya ee tartanka Barnaamijka Arabs got talent oo ka socda waddamada Carabta oo qof waliba ku soo bandhigayo hibooyinkiisa gaarka ah iyo waxyaabaha dadka cajab-gelinaya ee uu ku tartami karo, waxaanay gabadhani muujisay waxyaabo cajab-geliyey caalamka. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Feb 2015 (SDN/QJ)- Tiknoolajiyada Casriga ahi Waxay Maanta dunnida ka dhigtay hal Xaafad Waxaa ka dhaca dacalka ugu baaleeya dunida ayaad daqiiqado ku ogaanaysaa,Waxay inoo sahashay in qaab fudud dadku isku heli karaan,u wada Xidhiidhi karaan, Waxay leedahay Wanaag badan hasa yeeshee dhanka taban marka laga eego waxay leedahay Khasaare ka duwan inta hore […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Feb 2015 (SDN/QJ)- Xukuumada Somaliland ayaa Xisbiyada Qaranka waxay kala xaajoonaysaa sii amboqaadista Wada hadaladii ay la lahayd dawlada Somalia . Inkastoo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani uu isagu gebi ahaanba meesha ka saaray inay wada hadaladu sii Socdaan hadana Mawqif taas ka duwan ayaa waxaa qaatay Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid.
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa (SDN/QJ)Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Ku Sugan Magaalada Burco ayaa Jawaab adag ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Xisbiyada Mucaaridka oo Ku aadan Doorashooyinka. Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Sheegay haddii ay doorashadu ku qabsoomi waydo 26 June 2015- inaan kursiga Madaxweynanimada Somaliland kaga tageyn hanjabaad, balse […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 25.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wuxuu darawalkii ku amray inuu socodka gaadhiga joojiyo. Shukaan hayihiina haye buu yidhi oo degdeg buu u joojiyay. Halhaleel buu uga degay. Wuxuu toos u abaaray bartay taagnaayeen ashkhaastii dhawaaqooda dartood uu u hakiyay socodka gaadhigii uu saaraa. Waxay ka mid ahaayeen dad badan oo jidka hareerihiisa tubnaa. May ahayn dad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 25.Feb 2015 (SDN/QJ)-Telefishinka Aljazeera ayaa habeenimadii Isniinta shaaciyey barnaamijlka (The Spy Cables) oo ah xog sir ah oo laga soo ururiyey hay’adaha Sirdoonka ee Caalamka, waxaana kamid ahaa sirtan Aljazeera heshay kuwa la xadhiidha sirdoonka dalalka, Maraykanka, UK, Isra’iil, Ruushka iyo Koonfur Afrika. Sirtan ayaa inta badan ah xog qarsoodi ah oo ay isdhaafsanayeen […]
Posted in Uncategorized | Read More »