Home » 4:30 am
Entries posted on “February, 2015”
Bismilaah mahad oo dhan alle ayaa iska leh waxaan salaamaya dhaaman umadda soomaliyeed meel kastay joogan marka xigta waxan sigaar ahaaned usalaamaya intii magacayga iyo muuqayga garanaysa. Maqaal kan waxeynu ku milicsan doona qeybaha loo qeybiyo wax barashada, xidhiidh ka kadhexeeya aqoonta iyo xikmada ,sidoo kale, waxeynu ku eegi doona faa,idada akhris ku u leeyahay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Feb 26,2015(SDN/QJ)-Ilaahay ha u naxariistee, waxa shalay magaalada Hargeisa aas qaran loogu sameeyey Marxuum Mujaahid Cabdilaahi Aw Cabdi Aw xirsi oo loo yaqaanay (Cabdillaahi xero). Aaska marxuumka oo ay ka soo qayb galeen ehelkiisa, masuuliyiin heer qaran, xisbi, madax-dhaqameed, mujaahidiin iyo dadweyne aad u fara badani, waxay marxuumka illaahay uga baryeen inuu janadiisa firdowsa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
London Feb 26,2015(SDN/QJ)-Waxa maanta lagu soo gebagabeeyey magaalada London ee UK shirkii ugu ballaadhnaa ee abid logaga hadlo sharciga oo 3 cisho ka socday HALL-weyn ee loo yaqaano Queen Elizabeth II Conference Centre oo ku yaalla badhtamaha magaalada London. Shirkan oo loogu magic daray xuskii 800-laad ee Magna Carta oo socday muddo saddex cisha ah […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Fleeing civil war in his native Somalia, Liban Ali arrived in San Diego in 2001. He found peace, employment, a better life — and a disturbing mystery. “Soon after our daughter was born, we found that something was wrong with her,” said Ali, 43, a cabdriver who lives in San Diego’s El Cerrito neighborhood. “It […]
Posted in Uncategorized | Read More »
(NBC) — Officials say publicly there is no “credible threat” of an attack on America’s shopping malls, despite an on-line “call to action” by terror group al Shabab — but behind the scenes authorities are taking the threat seriously, because previous calls to action have been heeded by violent “lone wolves.” Last October a soldier […]
Posted in Uncategorized | Read More »
NAIROBI, Kenya – Kenya’s police force says 174 people were killed in 2014 in attacks by Islamic extremists, the highest number in the three years that Kenya has experienced violence blamed on neighboring Somalia’s al-Shabab militants. In statistics released Wednesday the Kenyan police said 312 people were killed in the country in militant attacks since […]
Posted in Uncategorized | Read More »
NAIROBI— President Barack Obama nominated career diplomat Katherine Dhanani Tuesday to serve as the first U.S. ambassador to Somalia since 1991. The Senate must approve Dhanani for the post. If confirmed, she would lead the U.S. Mission to Somalia, which is located in neighboring Kenya. Dhanani has served in diplomatic assignments across Africa, including Zimbabwe, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Chilling communiques between Osama bin Laden and his deputies about plans for attacking the White House, Statue of Liberty and “America’s heartland” were revealed for the first time Wednesday in the Brooklyn federal court trial of an accused al Qaeda terror plotter. Spewing hate for America and plans to unleash terror operations in England, Russia and […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Inaalillaahi wa Inaa illayhi raajucuun Tacsi kuli nafsi daaiqatul mowt waxaan anoo ku hadlaaya afka Xisbiga Wadani Laantiisa Sweden halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dhamaan shacabka somaliland oo uu ka baxay mujaahid ka mida mujaahidiintii dalka usoo halgamay marxuumkan oo la odhan jiray Cabdilaahi Cabdiraxman (Cabdilaahi Xero) oo xalay ku geeriyooday magaalada hargaysa cabdilaahi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Inaa li laahi Wa Inaa Ilyhi Raajiuun¨ Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Mujaahid Cabdlaahi Cabdiraxman Xirsi ( Cabdilaahi-Xero ) oo Shalay Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa, Maantana lagu Aasay. Waxan Tacsidan u Dirayaa Qoyskii, Ehelki, Beesha, Mujaahidiintii SNM iyo Dhammaan Shacabka Somaliland ee Marxuumku Ka Baxay. Waxan Illaahay ugu Baryayaa Danbi Dhaaf, Wa Fasiixa Jannaatih […]
Posted in Uncategorized | Read More »