Home » 7:37 am
Entries posted on “February, 2015”
Geneva Feb 27,2015(SDN/QJ)- Mudane Cali Ibraahim Moxamed (Cali Sanyare) oo ahaa Wasiirkii Qorsheynta Qaranka iyo Xidhiidhka Ha’yadaha Caalamiga ee xukuumadii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ayaa, isagoo joga magaalada Jineefa (dalka Swiserlaan), aannu la yeelanay wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanya. Waa wareysigan taxana ah oo mudo socday haatan socona doona dhawr todobaad oo danbe Kala soco qurbejoog.com […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho: 26-Feb-2015, kadib Baaris horudhaca oo ay sameeyeen Hay’adaha Amaanka Dalka ayaa waxa lagu ogaaday Qaraxyo u badan Dheemish ama Been abuur ah oo Cadowga ay doonayeen in ay Bulshada Soomaaliyeed ku Qalqal galiyaan. Wasiirka Amniga Gudaha mudane C/risaaq Cumar Maxamed ayaa Amar ku bixiyay in Hayadaha Amniga Dalka ay qaadaan Taalaabooyin lagu xaqiijinayo in […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Geeraarkan waxaa la yidhaa GAF-SOKEEYE, wuxuuna ka hadlayaa Hayb-sooca iyo gefaf badan oo lagula kacay bulsho ka mid ah ama beelo ka mid ah beelaha Soomaalida, waa bulshada loo yaqaanno (Gabooyaha). Gabaygan waxa tiriyay abwaan Cabdinuur Maxamed Carab. 1. Geeraarbaan Ereygiisiyo 2. Taladaan Gocanaayo 3. Sida loogu gorfeeyiyo 4. Gadihiisa aqaane 5. Goobtan cawa la […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Qatar-27-Feb-2015-(SDN/QJ) Asxaabtay qubanaheena ciyaarha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo Qatar oo lagu qaban doono koobka kubadda cagta ee aduunka 2022 inta u dhaxeysa bilaha Nov iyo Dec. Hadaba sababtu maxay tahay loo qaban waayey June ? markii xiriirka kubadda cagta ee aduunka FIFA shir aay iskugu yimaadeen waxay isku raaceen in la qabto Nov-Dec bacdamaa […]
Posted in Sports | Read More »
Ankara:Feb,26,2015(SDN/QJ)-Laba kamid ah Diyaaradaha Dagaalka Waddanka Turkiga, ayaa soo dhacay kadib markii ay galeen khaladaad xagga duulimaadyada ah xilli ay tababar ku jireen sida ay saraakiisha waddankaasi xaqiijiyeen. Diyaaradahan dagaalka ayaa la sheegay inay ka duuleen airportka militariga Turkiga ee magaalada Malatya, waxaana la sheegay inay kusoo dhaceen meel 150km u jirta xaduuda Turkiga iyo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Feb,26,2015(SDN/QJ)-Mako waxay ku barbaartay nolol degan iyo qoys dhisan waxay ahayd guri dambays aad iyo aad loo jecel yahay lana koolkooliyo. Hadii ay kaalin gashay oo ay gashaanti noqotayba waxay kohatay inay gayaankeed iyo gadeedaba guur ka raadiso waxaana Alle Calaf isugu daray Miigane oo markaa ahaa gadaha Mako, markii ay isla fahmeen inay rug […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Feb,26,2015(SDN/QJ)-Wada-hadalladii Maanta oo Bisha February tahay 26-Ka Dawladaha Somalia iyo Somaliland uga qorshaysnaa Dalka Turkiga, ayaa dib u dhacay, iyadoo aan sa shaacinin sababta keentay. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo la Hadlay Idaacadda BBC-da, ayaa tilmaamay in wada-hadalladu dib u dhaceen, waxase uu ka gaabsaday inuu sheego sababta dib-u-dhacaasi keentay. Wasiirka Arrimaha dibadda ayaa sheegay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Otowa:Feb,26,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Booliska Waddanka Canada, ayaa baadhitaanno dheeri ah ku wada God qarsoodi ah oo laga helay Dhulka Hoostiisa. Wararku waxa ay intaas ku darayaan in Godkaasi laga qoday meel aan sidaas uga fogayn Xarun ama garoon lagu qaban doono ciyaaraha xagaagga soo socda. Godkan oo la sheegay in hab casri ah loo qoday ayaa laga […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Djibouti:Feb,26,2015(SDN/QJ)-Warar cusub ayaa kasoo kordhay Sida ay yimaaddeen xogaha sababay inay Dawladda Djibouti xidhato xadkeeda ay la leedahay Somaliland oo haatan xidhan muddo toddobaad ku dhaw. Warbixin lagu baahiyey shabakad ka faalloota arrimaha amniga, sirdoonka iyo argagixisada oo la yidhaa Intelligence News, ayaa lagu sheegay in dawladda Jabuuti u xidhay xadkeeda Somaliland sababo la xidhiidha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Khilaafadka dalka Yaman waa kuwo mudo dheer soo jiitamayay oo soo maraya marxalada kale duwan, kuwaas oo mid walba lahayda duruufeeda ku xeeran, hadaba qormada ugu socdo in aan kaga hadalno taarikhdii khilaafadka Yaman balse waxaa ku eegi doona dhacdooyinku ugu danbeeya iyo saameynta kala duwan ee ay ku yeelan karto dalkeen. Sanadkii tagaya ayay […]
Posted in Uncategorized | Read More »