Home » 9:48 pm
Entries posted on “February, 2015”
Ottawa Feb 27,2015(SDN/QJ)-Waa Barnaamijkii taxaniha ahaa ee Diinaga ahaa ee uu Sheekh Saciid Cali Axmed inoo soo diyaarin jiray. Todobaadkana waxa uu ku saabsan yahay In qof ban’iaadmi ah la badalo fikirkiisa, dhaqankiisu ma fudduda. Waxa hadaba muhiim ah in la is waydiiyo sida uu Nabi Maxamed (Salalahu Calyhi Wasalam) uu mudo 23 sano ah ugu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Buuhoodle:Feb,27,2015(SDN/QJ)-Dagaal qadhaadh oo aan waxba la isula hadhin, ayaa Maanta ka bilaabmay Deegaanka Kalshaale ee Gobolka Buuhoodle, waxana uu sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac iskugu jira. Wararka aanu ka Helayno Deegaankaas, ayaa sheegay in Dagaalku ka bilaabmay Muran dhinaca dhul-daaqsimeedka ah oo dhex yaalla Laba beelood ee kala dega deegaanada Qorilugud iyo Buuhoodle. Dhimashada ilaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
New York:Feb,27,2017(SDN/QJ)-Maxkamad ku taalla Magaalada New Yor, ayaa soo saartay Go’aanka xukun lagu riday Khalid Al Fawwazi oo la sheegayo inuu afhayeen u ahaan jirey Osama Bin Laden. Khalid Al fawwazi ayaa lagu eedaynayaa afhayeennimada ka sokow inuu qayb ka qaatay Qaraxyo sanadkii 1998-kii ka dhacay Dalalka Kenya iyo Tanzania. Khalid Al Fawwaz oo asal […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 27.Feb 2015 (SDN/QJ)-Guddiga jamhuuriyadda S/land u qaabilsan wadahadalada Somaliya ayaa maanta u ambabaxay Dalka turkiga oo maalinta Axadda ay ka bilaaban doonaan wadahadaladii labada dhinac, wadahadaladaas oo ay Somaliland ku doonayso inay ka soo baxdo natiijo saamaynaysa madaxbanaanida JSL. Waftigan oo uu hogaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa waxa ku […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Feb,27,2015(SDN/QJ)-Wararka naga soo gaadhaya Deegaanka Kalshaale ee Gobolka Buuhoodle, ayaa sheegaya in dagaal uu goor dhaweyd halkaas ka dhacay, isla-markaana ay dhimasho iyo dhaawacba jiraa. Wararku waxa ay intaas ku darayaan in Kooxda fallaagada Khaatumo ay saaka Weerar kusoo qaadday deegaanka Maskax-buqle oo ka ag dhaw Balliga Kalshaale, waxana ay halkaas ku dileen Nin ka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Feb,27,2015(SDN/QJ)-Saraakiisha Midowgay Reer Yurub ayaa markii ugu horraysay Qirtay In ciidamo katirsan ku sugan yihiin GUdaha Dalka Somalia, kuwaas oo arrimo amni halkaas u jooga. Ergeyga Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michele Cervone d’Urso ayaa sheegay in ilaa 150 askari ka joogaan Soomaaliya. “Waxaa Soomaaliya ku sugan ilaa 150 askari ciidamo milateri oo ka socda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Feb,27,2015(SDN/QJ)-Suldaanka Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi, ayaa jawaab ka bixiyey Hadal dhawaan uu Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland ka yidhi Dekedda Berbera oo la sheegay in xukuumaddu shirkad kale ku wareejinayso. Suldaan Xasan ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray ku sheegay inay Haboonayn in Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir kala tashato jawaabta uu Arrimaha Dekadda […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa Feb 27,2015(SDN/QJ)-Shirkii wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya oo qorshuhu ahaa inuu magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ka furmo Khamiista maanta, ayaa dib loo dhigay muddo laba maalmood ah. Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wahadal ay ku yeesheen magaalada Jabuuti, 21 December 2014 ku heshiiyey qodobbo uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Berbera Feb 27,20159SDN/QJ)-Waxgaradka iyo Dadweynaha reer Berbera ayaa ka falceliyay qorshe la sheegay in lagu wareejiyo maamulka dekeda Berbera. Shacabka reer Berbera ayaa dhaliisan waxqabad la’aanta dawlada madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ay sheegeen in dadka degaanku raali ka aheyn.
Posted in Uncategorized | Read More »
Ceerigaabo Feb 27,2015(SDN.QJ)-Wasiirada Maaliyada iyo Madaxtooyada Somaliland Cabdicasiis Samaale iyo Xirsi Xaaji Xasan ayaa booqday mashruuca dhismaha Wadada Ceerigaabo. Wasiirada ayaa dhaleeceeyay mucaaradka dhaliila hanaanka dawladeed ee xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo.
Posted in Uncategorized | Read More »