Home » 4:12 am Entries posted on “January, 2015”

Ka Bogo Falanqayn Kooban Oo Ku Saabsan Golaha Wasiirrada Iyo Taariikhda Wajiyada Cusub Ee Haatan Soo Muuqday

Muqdisho:Jan,28,2015(SDN/QJ)-Waxa soo baxday in Ra’isal wasaare Cumar Cabdirashiid Cali uu si weyn wax uga Beddelay Golihii Wasiirrada ee uu dhawaan la laabtay, waxana uu fagaaraha keenay xubno  aan aqoon badan loo lahayn oo dhallinyaro u badan, kuwaas oo u badan qurbejoog dibadda kayimi. Inta badan xubnahan, ayaa lagu sheegay inay yihiin jiilka cusub ee Kooxda […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Khilaaf Ka Dhex Aloosmay Baarlamaanka Iyo Duqa Muqdisho Iyo Hanti-dhawraha Oo La Faray Inuu Baadho Xafiisyada Duqa

Muqdisho:Jan,28,2015(SDN/QJ)-Khilaaf xooggan ayaa soo kala dhexgalay xubno baarlamaanka  kamid ah iyo Duqa caasimadda Muqdisho mudane Muungaab, waxana soo baxaya farriimo Hantidhawraha guud loogu sheegayo inuu Baahitaano ku sameeyo xafiisyada duqa caasimadda. Xildhibaanad Duniyo Maxamed Cali oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, ayaa soo jeedisay in la baadho Xafiiska Duqa Magaalada Muqdisho, oo ay ku eedeysay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Taliye Fadal Oo Sheegay Inay Gacanta Ku Hayaan Gacan-ku-dhiiglayaal Dil Ka Geystay Gobolka Sool, Farriinna u Diray Dhallinyaro Ammaanka Magaalooyinka Halis Ku Haysa

Hargeysa:Jan,28,2015(SDN/QJ)-Kadib dilal qorshaysan oo dhawaan ka dhacay Deegaanno ku yaalla Gobolka Sool  ayuu taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, waxa uu ka hadlay Dilkaas, isagoo sheegay inay ciidanku gacanta kusoo dhigeen raggii lagu tuhmayey dilkaas. Taliyaha ayaa sidoo kale soo saaray awaamiir cusub oo wax lagaga qabanayo dhallinyaro koox koox u socoto oo muddooyinkan dambe halis gelisay […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Akhri Magacyada Iyo Beelaha ay Kasoo Kala Jeedaan Golaha Wasiirrada Cusub Oo Dhammaantood ah Kuwo Ka Madax Bannaan Murankii Soo Jiitamayey

Muqdisho:Jan,28,2015(SDN/QJ)-Ra’isal wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa jiitan badan habeenkii xalay Oodda ka qaaday Gole Wasiirro ah oo kooban, kaas noqday mid ku cusub indhaha iyo dhegaha Bulshada oo kasoo daashay wasiirro marar badan soo noqnoqday. Ra’isal wasaare sharma’arke, ayaa xubnihiisa wasiirrada kusoo koobay labaatan wasiir, waxana uu dhimay tiradii badnayd ee hore looga […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dowladda Federaalka waxey soo dhoweyneysaa Zakariya diidmada uu iska diiday fikirka colaadaha ee Al-Shabaab iyo sida uu nabadda u qaatay

Mogadishu, Jan 28 2015(SDN/QJ)- Anigoo ku hadlaya magaca Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud, kan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke iyo kan Dowladda Soomaaliya, Wasaaradda Warfaafinta waxey soo dhoweyneysaa hadalka Zakariya oo uu ku cadeynayo inuu iska diiday fikirka qaldan ee colaadaha ee Al-Shabaab iyo sida uu nabadda u doorbiday una qaatay, tanoo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Wasiir Abdiraxmaan Du’aale Beyle Oo Ka Seexday QAXOOTIGA Soomaaliyeed Ee ‘South Africa’

Sida uu qoray ‘Radio Mogadisho’, siihayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga, ee Dowlada Federaalaka Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle , ayaa ka qaybgalay shir ay isugu yimaadeen Wasiirada Arrmaha Dibada ee Dowladaha Africa, oo lagu qabtey Dalka Ethiopia. Shirka oo guud ahaan looga hadli doono arimo Wadamada Africa quseeya, gaar ahaana lagu soo qaadi doono arimo xasaasi ah, oo […]

Posted in Uncategorized | Read More »

WAR DEG DEGA:Gollihii Wasiirada Soomaaliya oo lagu dhawaaqay

Muqdisho, 27, Jan, 2015(SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabidrashid Cali Sharmarke ayaa caawa ku dhawaaqay Golaha Wasiirada, kadib wadatashi uu la yeeshay madaxweynaha, gudoonka baarlamaanka, xildhiibanada iyo bulshada qaybaheeda kala duwan, Golahaan Wasiirada ayaa waxay ka kooban yihiin 20 wasiir, iyadoo si dib laga soo magacaabayo Wasiiro Ku-xigeenada iyo Wasiiro Dowlayaasha. Ra’iisul Wasaaraha ayaa […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Waxaa Jira Siyaasiyiin Gobolka ka soo jeeda oo aan Jeclayn in Wax laga qabto Gobolka” Wasiir Xaglo Toosiye DAAWO

Laascaanood 27.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Jamhuuriyada Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Maanta Magaalada Laascaanood waxa uu ka furay Shir Sannadeedkii Caafimaadka, kaas oo noqonaya kii u horeeyay ee noociisa ah ee wasaaradu ku qabato gobol ka baxsan caasimada. Shirkan Waxaa ka qayb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka,Agaasime Waaxeedyada […]

Posted in Uncategorized | Read More »

“Taliyihii Wuu i Maqlayaa Afarta Taayir Ka Toogta Cida Wadada Marta”Wasiirka Madaxtooyada DAAWO

Ceerigaabo 27.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Wefti uu Hogaaminayo oo dhawrkii cisho ee u danbeeyayba ku Sugnaa Xarunta Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo ayaa ka hadlay halka ay Marinayaan hawsha dhismaha wadada isku xidhi doonta Ceerigaabo iyo Burco. Wasiir Xirsi ayaaa dadweynaha Gobolka Sanaag Waxa uu u soo bandhigay Shan […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Qaybatii labaad ee Tariikhdii Fadhyahankii Muhammed Cali Qore M burale

London 26Jan15(SDN/QJ) Muhammed Cali waxa uu noqday 1954ilaa 1958 ninkii ugu ficnaa ciyaaraha feedhka magalada l\contaki isaga oo la gudoodnsiyey  ciyaartogii u ficnaa eee magaladaas, waxa qatay gudiga Olompicata los Anglos .1960 ayuu waxa ku guulaysatay Bilada Dahabka ee Isaga oo dadiisu tahay 18jir,marka u ku soo laabtay isaga oo sita bilaadii ayaa waxa uu […]

Posted in Uncategorized | Read More »