Home » 3:31 pm
Entries posted on “January, 2015”
Hargeisa 28/1/2015(SDN/QJ)maayarka caasimada hargeisa ayaa maanta ka sheegay inay dawlada hoose u diyarinayso garono lagu ciyaaro kubada cagta xili kuwii horeba ay dalda dhexe iibisay ay dawlada hoose dan guud u smaysay Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 28.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee wasaarada kaluumaysiga iyo khayraadka badda Somaliland Md:Cabdlaahi Cismaan (Cabdilaahi Geel-jire), ayaa si adag uga hadlay mucaawimada ay dawlada Turkigu siiso dalka Somaliya, waxaana uu sheegay in dawlada Turkigu aanay haba-yaraatee dhex dhexaad ka ahayn mucaawinadaasi. Md:Cabdilaahi Cismaan Geel-jire, waxaa uu hadalkan ka sheegay waraysi gaar ah oo uu […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargaysa 28.Jan 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan Dheere), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka hadlay safarka uu Madaxweynaha Turkigu uu ku tagay Somaliya iyo sida oo kale halka uu ka taagan yahay dhex dhexaadnimada wada hadalada Somaliland iyo Somaliya,waxaanu sheegay in aanu Turkigu daacad ka ahayn wada hadalada ee […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MOGADISHU, (Xinhua) — More than 150 Somali lawmakers have issued fresh threats to reject a cabinet list for the second time if the nominees included former ministers. The legislators warned Prime Minister Omar Sharmarke, saying they will not approve any new government which has the president’s key allies in the previous government. “We are hereby […]
Posted in Uncategorized | Read More »
MOGADISHU, Somalia (AP) — Somalia’s prime minister unveiled his new Cabinet Tuesday, weeks after he withdrew his initial line-up following opposition by the parliament. Omar Abdirashid Ali Sharmarke appointed a 20-member Cabinet, mostly political newcomers, downsizing the number from the 26-member body that was dissolved earlier this month. Somalia’s president appointed Sharmarke after the parliament […]
Posted in Uncategorized | Read More »
A Minnesota man accused of trying to travel to Syria to join the Islamic State group will be released to a halfway house while his case is pending, a federal judge ruled Tuesday. Abdullahi Yusuf, 18, will have limited hours outside the halfway house and will be monitored, Chief U.S. District Judge Michael Davis said. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
NACOGDOCHES COUNTY, TX (KTRE) – Nacogdoches, Center, and Lufkin are home to about 150 Somalis refugees. Some have lived here for over five years, learned English, and even obtained their US citizenships. Others are struggling to learn American ways. Somalis are seen in and around Nacogdoches. The women are recognized by their brightly colored native […]
Posted in Uncategorized | Read More »
The Minneapolis Police Department’s work forging deep ties among local Somali immigrants is gaining national recognition as officers help replicate their efforts in other cities. For the past few years, officer Abdiwahab Ali and Sgt. Mohamed Abdullahi have helped Toronto authorities work with Somalis and assist troubled youths. Only a few years ago, Ali says, […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Galdogob Jan 28,2015(SDN/QJ)-Mu’assasada Minhaaj ayaa samaysay booqasho dacwadeed oo ay ku tagtay degaano dhawr ah oo degmada hoos yimaada. Mu,assasada oo ay horkacayeen culumo waawayn ayaa booqatay Deegaanka Daarasalaam kulana kulantay hawlwadeenada Dacwada iyo Tacliinta, sidoo kale Culumada ayaa halkaa ka jeediyey muxaadarooyin. Isla socodkaas ayey usii gudubtay Mu’assasadu Magaalada Bursaalax oo ah Magaalada labaad […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Geneva:Jan,28,2015(SDN/QJ)-Kadib markii dhawaan Nin soomaaliyeed oo isku qarxiyey Hutel SYL ee Magaalada Muqdisho la sheegay inuu kasoo noqday dalka Switzerland, ayaa waxa arrintaas ka Hadlay Sirdoonka Dalkaas oo xaqiijiyey inuu ninkaasi dalkooda kasoo guryo noqday. Afhayeen u hadlay hayada sirdoonka Switzerland ayaa sheegay in ruuxaasi oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya uu tagay dalkaasi sanadkii […]
Posted in Uncategorized | Read More »