Home » 1:16 pm
Entries posted on “January, 2015”
Hargeisa 29/1/2015(SDN/QJ)Xisbiga ucid ayaa maanta shir jaraai,d oo qabtay waxa uu ka hadlay doorashada oo masuuliyinta inaan doorasho sanadkan dhacayn iyadoo masuuliyinta ucid u muuqda qaar ku lagu qanciyey in doorashada dib loo dhigo dhawaqan dheerna ismaqashii u muuqda Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 29.Jan 2015 (SDN/QJ):- Wax-garadka Cuqaasha Odayaasha xaafadda Masalaha iyo mulkiilaha dhul ku yaalla xaafadda Masalaha oo lagu muran san yahay ayaa sheegay in dhulkaasi aanu ahayn dhuil dan guud ah iyo meel ciidan leeyahay toona waxaanay soo ban dhigeen caddaymo ay u haystaan dhulka muranku ka taagan yahay qoyska iska leh iyadoo ay halkaa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Addis Ababa:Jan,29,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa saaka ka degay Magaalada Addis Ababa, iyagoo ka qaybgeli doono Shirmadaxeedka Dalalka midowga Afrika oo halkaas ka furmaya. Maadaxweynaha oo wafdigiisa ay ku wehelinayaan mas’uuliyiin sare oo dowladda ka tirsan ayaa shirka Midowga Afrika ka sokow la filayaa inuu kulamo la qaato madaxda Afrika […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mombassa:Jan,29,2015(SDN/QJ)-Magaalo xeebeedda Kenya ee Mombasa maxkamad ku taalla ayaa sii daysay Nin Ingiriis ahaa oo loo haystay Dembiyo tiro badan oo uu ka galay Dalka Kenya. Ninkan oo lagu magacaabo Nermaine Grant, ayaa lagu eedeeyey inuu galay ugu yaraan 9-dambi, waxana la filayey in xukun dheer lagu ridi doono dhawaanahan, balse haatan waa lasii daayey. […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Riyad:Jan,29,2015(SDN/QJ)-Inta badan Waxa Warbaahinta dunidu hadal haysaa Dhacdo shalay Madaxweynaha Dalka Maraykanka iyo Xaaskiisa ka qabsatay booqasho ay ugu tageen Boqorka Cusub ee dalka Sucuudiga Boqol Salmaan oo dhawaan uun xilkaas la wareegay. Faallooyinka warbaahinta ee maanta, ayaa waxa kasoo muuqday Sawirrada Madaxweynaha Maraykanka iyo Xaaskiisa oo Boqorkaasi kala kulmay arrimo aanay ka filaynin oo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Beirut:Jan,29,2015(SDN/QJ)-Dagaalyahannada Reer Lubnaan ee Xisbullah, ayaa qirtay Weerar gantaal loo adeegsaday oo lagu laayey Tiro ladayda Goland higts ee u dhaxaysa Yuhuudda iyo Suria. War ka soo baxay Xisbullah ayaa lagu sheegay in weerarkaas ay ugu aar-gudayeen duqeyn ay Israel todobaad ku hor ku dishay askar ka tirsanaa ciidankooda iyo Jeneraal u dhashay Iiraan gudaha […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa:Jan,29,2015(SDN/QJ)-Boqor Cismaan Aw Maxamud Buurmadow oo kamid ah madax-dhaqamedka Somaliland, ayaa ka Hadlay arrimo la xidhiidha Dhaliilo hantilunsi iyo musuqmusuq maasuq la xidhiidha oo dhawaan xubno Golaha Wasiirrada katirsani dusha ka saareen Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin. Boqor Cismaan oo la hadlay warbaahinta, ayaa sheegay inaan madaxweynahaasi ahayn nin arrimo noocaas oo kale […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa, 27 Jan 2015 (SDN/QJ)- Markabka hubka kootarabaanka ah sida Shakir MV oo laga rogay badeecadihii kale ee ganacsi ayaa weli ku xidhan haabada Berbera, isla markaana xukuumadda Somaliland ayaan laga haynin war dambe oo la xidhiidha hubka markabkaa saaran iyo waxa ka soo baxay baadhitaankii ay xukuumaddu sheegtay inay ku hayso markabkaa iyo shixnada […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeysa 28.Jan 2015 (SDN/QJ) Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-nacoo ka tirsan Mudaneyaasha Wakiilada Somaliland ayaa maanta warbaahinta u sheegay hadalo u muuqda inay Suuq gayn u yihiin Madaxweyne Siilaanyo,sidoo kalena Mucaaradka duray. Xildhibaan Nac-nac waxa uu sheegay inuu ku rajo weyn yahay in Madaxweyne Siilaanyo aanu xilkak ka dagi doonin isagoon dhamaystirin Jidka Isku xidha Togdheer […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Hargeisa 28/1/2015(SDN/QJ)wasiirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed warancade ayaa maanta ka hadlay caruurta habeenkii jidgooyada ku sameeya xafadaha magalada hageisa isagoo go,aamo waxii hada ka danbeya lagula dhaqmi doono Hargeisa SDN?QJ Concat@Somalidiasporanews.com
Posted in Uncategorized | Read More »