Home » 6:37 am Entries posted on “January, 2015”

Madaxweynihii Dalka Yemen Oo Iscasilay Iyo Khalkhal Siyaasadeed Oo Dalkaasi Foodda La Galay

Sanca:Jan,23,2015(SDN/QJ)-Cabdurabbah Mansur oo ahaa madaxweynihii dalka Yemen iyo xukuumaddiisii ayaa istiqaaladooda gudbiyey maalmo kadib markii ay Maleeshiyada Xuutiyiintu la wareegeen Madaxtooyada Dalkaasi iyo Goobo kale oo muhiim ahaa. Iscasilaada madaxweynaha iyo xukuumaddiisa, ayaa horseedi karta in Yemen ay gasho xaalad siyaasadeed oo khatar ah, waxana maalintii shalay uun la sheegay in labada dhinac  ay gaadheen […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Dibudhac Ku Yimi Safarkii Madaxweyne Erdogan Ee Maanta Muqdisho Uga Qorshaysnaa Iyo Madaxtooyada Soamlia Oo Sharraxaad Bixisay

Muqdisho:Jan,2015(SDN/QJ)-Waxa dib u dhac ku yimi safarkii madaxweynaha Turkigu maanta ku iman lahaa Magaalada Muqdisho oo si weyn loogu diyaar ahaa, iyadoo sababta keentayna ay madaxtooyada Somalia sharraxaad ka bixisay. Afhayeenka Madaxtooyada Somalia Da’ud Aweys oo la hadlay warbaahinta xukuumadda, ayaa caddeeyey inuu dub u dhac ku yimi safarkaas madaxweynaha, isla-markaana ay sababtu tahay Geerida […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo War-saxaafadeed Kasoo Saaray Tallaabooyinka Ilaa Haatan ay Qaadeen Iyo Halka Wax u Marayaan

Hargeysa:Jan,23,2015(SDN/QJ)-Xubnaha Guddida Doorashooyinka Somaliland, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Tallaabooyinka ay guddi ahaan qaadeen iyo Halka ay wax u marayaan, iyagoo sharraay Qorshayaashood haatan miiska u saaran. Qoraal saxaafadeedka gudida doorashooyinka oo uu ku saxeexan yahay guddoomiyaha Gudada Cabdiqaadir Iimaam Warsame oo Qurejoog.com soo gaadhay, ayaa waxa uu u dhignaa sidatan: “Tan iyo markii […]

Posted in Uncategorized | Read More »

War Deg Deg ah:Boqor Cabdilihii Sucuudiga Oo Geeriyooday Iyo Ku-xigeenkiisii Oo Xilka La Wareegay

Riyad:Jan,23,2015(SDN/QJ)-Waxa Xalay saqdii dhexe Geeriyooday Boqorkii Dalka Sucuudiga Boqor Cabdillah Binu Cabdulcasiis, waxana uu muddooyinkii ugu dambeeyye ku xanuunsanayey Cisbitaal ku yaalla Caasimadda Dalkaas ee Riyad. Warka Geerida Boqorka, ayaa waxa xaqiijiyey sarkaal katirsan Boqortooyada oo  sheegay in boqorku dhintay kadib toddobaad uu la jiifay Xanuunka oofwareenka oo haleelay. Boqor Cabdalla oo da’diisa aheyd 90-sano […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Hoyo’s Kitchen offers a friendly foray into Somali cuisine

Before graduating from Ohio State in the spring, Abdilahi Hassan made himself a promise: For the first time, he would visit Somalia, his family’s homeland, and when he came back, he would start his own business. The 26-year-old made good on both vows. Over the summer, he spent a little more than a month in […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Holding onto your heritage: Somali traditions keep family roots intact while chasing the American dream

My mother came to America for one reason and one reason only. The “American Dream.” What she didn’t know was the land we held onto might be sacrificed for that dream. She came from Somalia, which was going through a civil war at the time. My mom fled to Europe in 1992 while pregnant with […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Calgary police working to recruit more officers from city’s Somali community

The Calgary Police Service says recruiting officers from the city’s Somali-Canadian community is a high priority for the force. Since the beginning of 2015, two members of the Somali-Canadian community were killed by violence and religious leaders in the community say the sooner they have a larger representation on the force, the better. “It’s very […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Somali car bomb explodes outside Mogadishu hotel

A car bomb has exploded in the Somali capital outside the gates of a hotel where Turkish delegates were preparing for the visit of their president. Three people were killed in the attack, including two security officers and a hotel employee, police told the BBC. None of the Turkish contingent at the SYL Hotel, located […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Awlaadii uu Ka Tagay Fannaankii Weynaa ee Maxamed Axmed Kuluc oo Oohin la Aamusiin kari waayay DAAWO

London, 23 Jan 2015 (SDN/QJ)-Carruurtii  uu Ka  Geeriyooday  Fanaankii  Qaran  Maxamed  Axmed  Kuluc  ayaa  ooyin  la  aamusin wayay  xili  ay  ka  soo  qayb galeen Barnaamij  Tacsi  ah  oo  Fanaaniintii  Kooxdii  Hobalada Waabari ee  jooga  dalka  ingiriisku ugu  tala galeen. Marxuun Maxamed Axmed Kuluc oo ka Mid ahaa Foolaadkii Fanka Somalida ayaa Todobaadkii dhamaaday ku Geeriyooday […]

Posted in Uncategorized | Read More »

Gudoomiye Saleebaan Gaal oo Ka Hadlay Dareenkiisa ku aadan Socdaalkii Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolada Dalka qaarkood

Hargaysa 23.Jan 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa waxa uu ka hadlay safarka Madaxwaeynaha ee uu ku marayo Gobolada qaar, waxaanu sheegay in Madaxweynaha ay waajib ku tahay inuu soo ogaado,kana war qabo xaalada guud ee dalka iyo dadkaba, isla markaana uu ku amaanayo Safarkiisa. Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, […]

Posted in Uncategorized | Read More »