Home » 9:29 am
Entries posted on “January, 2015”
Hargeysa Jan 24,2014(SDN/QJ)- Ciidamada qalabka sida ee Somaliland ayaa saaka la arkay iyaga oo boobaya qeybo ka mida xaafada Masalaha ee magaalada Hargeysa dhul ku yaal. Ciidamada ayaa la arkay iyaga oo dhismeyaal ka bilaabay dhul u dhaw Hotelka Amabasador ee magaalada Hargeysa oo hore u ahaa garoomo kubeda cagta ah. Dhulkan oo dad sharci […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, 24 January 2015(SDN/QJ)– Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; La dagaalanka Musuqmaasuqa, Saxiixa Heshiiska Caalamiga ee Xaquuqda Caruurta, Xuska Maalinta Warfaafinta Soomaaliya, Horumarka Dib u eegista Dastuurka Dalka, Horumarka Nidaamka Federaalka, Horumarka Isku dhafka […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Mogadishu, 24 January 2015 – The Minister of Information, H.E. Mustafa Duhulow, today addressed the media, providing an update on the progress of the Federal Government of Somalia (FGS) over the last week. The Minister discussed various issues: the continuing fight against corruption; the signing of the Convention of the Rights of Children; celebrations to […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Donets:Jan,24,2015(SDN/QJ)-Waxa markii ugu horraysay Dagaalyahanno muslimiin ah lagu arkay iyagoo ka barbar dagaallamaya Kooxa Rushku taageero ee bariga Ukrain dagaalka ka wada, waxana arrintaasi abuurtay shakib badan oo dalalka galbeedku ay qaadeen. Ragan hubeysan ayaa u dhashay Jamhuuriyada Jejniya waxeyna la safteen maleeshiyaadka la dagaalamaya dowlada Ukrain ee lagu magacaabo (Separatisten), waxana ay soo muuqdeen […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Nairobi:Jan,24,2015(SDN/QJ)-Qoddobadii dhawaan Maxakmadda Sare ee Dalka Kenya ka saartay Sharciga Ammaanka ee Dalkaasi, ayaa markale ku horfashilmay Maxkamadda Rafcaanka dalkaasi ooh ore loogu gudbiyey Racfaan ahaan. Garsoorka maxkamada rafcaanka, ayaa diiday codsiga uu xeer ilaaliyaha guud ee dalka Githu Muigai ku doonayay in dib loogu soo celiyo 8-da qodob ee laga saaray sharcigaasi, taasina waxay […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Djibouti:Jan,24,2015(SDN/QJ)-Magaalada Djibouti waxa xalay kasoo degay Wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayep Erdogan oo kasoo shiraacday Dalka Sucuudiga oo uu u joogay Aaska Boqorkii dalkaas oo shalay geeriyooday. Madaxweyne Erdogan ayaa safar ku maraya Dalalka Geeska Afrika, waxana la filayaa inuu safarkiisa ku tago Dalka Somalia ka hor intii aanu safarkaasi […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Borama:Jan,24,2015(SDN/QJ)-Kadib markii habeen hore xilliyadii dambe kooxo aan la aqoonsani weerar gaadmo ah ku qaadeen Saldhig ciidan oo u yaalla Badhtamaha Magaalada Borama, ayaa waxa soo baxaya jawaabo arrintaas lagag hortegayo oo halkaas laga dareemayo. Borama waxa ilaa shalay shirar hoose ku lahaa masuuliyiinta ammaanka iyo kuwa maamulka ee halkaas ku sugan, waxana si weyn […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Jan,24,2015(SDN/QJ)-Wararka laga helayo Caasimadda Muqdisho, ayaa sheegaya in Ra’isal wasaare Cumar Cabdirashiid Cali uu miiska keenay Shuruudo dhawr ah oo uu kaga hortegayo Xildhibaanada Safafka dhaadheer ugu jira inay kusoo biiraan Xukuumadda uu dhawaan soo dhisayo. Ra’isal wasaare Sharma’arke oo khaati ka taagan codsiyo uga imanaya Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka oo ay ku doonayaan inay kusoo […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Magacyadoodu waa Tomas Matenga iyo Abraham Mateta. Waxa ay ka kala yimaadeen Saambiya iyo Simbaabwi. Jaamacadda Leeds oo qudhaydu ba an haatan arday ka ahay, ayay iyaku na tacliin u yimaadeen, sharciga ayayna bartaan. Sida ay marka dambe ii sheegi doonaan, midkood (Tomus) wa Macalin jaamacadeed, midka kale na, (Mateta) waa Garyaqaan ama abukaate, waxa […]
Posted in Uncategorized | Read More »
Muqdisho:Jan,23,2015(SDN/QJ)-Shaki badan ayey madaxtooyada Somalia ka qaadday Weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Hutel SYL ee duleedka Aqalka Madaxtooyada, waxana la bilaabay baadhitaano arrintaas lagu hubinayo. Wararka aanu hayno, ayaa sheegaya in la xidhay dhammaan saraakiishii saacadihii qaraxu dhacayey iyo ka horba masuulka ka ahaa Ammaanka Hutelka, waxana sidoo kale socda Baadhitaanno lagu hayo […]
Posted in Uncategorized | Read More »